Idaacadaha Muqdisho ayaa manta oo ah 1 bisha October 2012 laga dareemayaa is badal dhinaca shaqaalahooda taasi oo ka dambeysay markii wariyeyaal badan ay ka fadhiisteen shaqadooda.
Sida Rasmiga ah ayaa sheegaya inay Saxafiyiintaasi cabsi dhinaca amaankooda ah iyo culeys waalidkood ah ku dhawaaqeen inay shaqada ka tanaasuleen.
Idaacado ay ka mid yihiin Shabelle,Kulmiye,Risaala iyo Kuwa Kale ayaa waxa ka tagay Wariyeyaal ka howlgalayey,waxaana qaarkood maalmaha soo socda ay doonayaan inay dalka iskaga tagaan.
Meelaha ugu badan ee saxafiyiintaasi ku wajahan yihiin ayaa ah magaalada Nairobi iyo Dalka Sudan waxaana badi ay yihiin kuwa waxbarasho ahaan utagaya sida la sheegay waddamadaasi.
Wariyeyaal shaqada ka tagay oo la hadlay Warqabadka Www.Warqaad.com ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in cabsi awgeed iyo waalidkood oo amray inay saxaafada iska dhaafaan shaqada iskaga dhaafeen.
25-Warbaahin ka badan ayaa ka shaqeysa magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia waxaana hadda la isku baryayaa ma noo shaqeyneysaa hadii awal la isku diidi jiray shaqo idaacadeed.
Idaacadaha la iska maqlo marka laga soot ago waxa kaloo jira tv-yo la iska arko oo iyana wariyeyaal ka howlgalayey muqdisho iyana shaqo joojin ku dhawaaqay.
W/D:Xasan Cabdullaahi
Xafiiska Wararka
Muqdisho-Somalia
E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk
Way fican yihin hadi aya ka tagen idacadah sabab too ah shabell gaalo ayay u shaqesaa
Asc waxad ogatan hadad katagtan ama hadan katagina wlhi cadim malaga hari dono dadki aflagadad ugestay dinta islaamka kuna tilmayay mujahidinta ine yihin qawarij ama dad shisheya ah ha umalenina xisab la an melkasto oo ad tagtan wan jogna insha alah hadan katowbad kenina
ASC SU AAL DAT WEYNOOW WARIYAASHA YADILO ANAANA QAWIIL MA LODILAA MISE SIYAASAT MISE ARIMAKALE ILAA HADA WAALAYABANAHAY
Anaga way naga amaan helayaan haday isaga tanaasulaan la shaqayntaa gaaalada dalka ku so dushay kkkkkkk carara aanu idin oranaynaaa lkn ogaaada hadad aflagadadi islamka ad ku hayseen markaad nairobi tagtaaan hadad bilowdaan n la idin kaga horeeyo ogaaada
Asc wa suleiman ojoogo mandera waxaan dhelaha suxufiyenta muqdisho iney tahay magaladoda hadey isaga tagan yey uga tagayan hadey takan halki ay aadayan walahi shashiya inay timado umashaqey neyso shacbika somaliyed walaliyal udul qata wayo wa dalkeyna
Haa saas maxaa udiiday owal dhaaman idaacadahaas waxay ushaqeyaan gaalada o waxe lamidyihin askarta yugaandha xitaa qaarkood wakadaranyihin sida shabelle okale marka weyficanyihin hadii ay tobadkenayaan ilaahow so hanuni qofkii ad hanun uqortay amiin