Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Barnaamijka Nasashada Jimcaha Warqaad.com 28-09-2012

Barnaamijka Nasashada Jimcaha Shabkada Wararka Www.Warqaad.com waxa uu yahay mid macaamiisha adduunka aan ku leenahay fikradahooda isku weydaarsan doonaan.

Waxaa barnaamijka ku jiri doona kaalmo suugaan waxaana todobaadkaan idin ku heynaa barnaamij xiiso badan.

Xasan Cabdullaahi oo joogo muqdisho ayaa soo jeedinaya barnaamijkaan

Riix Halkaan si aad udhageysato Barnaamijkan

Waxaana Talo iyo Fikirba noogu soo gudbin kartaan Tell:+252616266372

Xafiiska Wararka
Www.Warqaad.com
Muqdisho-Somaliya
E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk
Xasann18@hotmail.com

3 Responses to Barnaamijka Nasashada Jimcaha Warqaad.com 28-09-2012

  1. Beerlula says:

    Masha alaha wilkan wajigesa lagu sana miya waa ka heley ma jirto

  2. Caliyare says:

    Roobab mahiigaan ah ayaa kucurtay dagmada baladxawo ayadoo maalmihii dambe ay jireen kuleyl aan hora loo arag hadaba roobabkaasi maxey yihiin?

  3. afmadow west says:

    waa beenaa leheena

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII