Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Shabaab Oo Sheegay Ciidamada Kenya iyo Shacabkoodaba in ay Iskumid Uyihiin

Xoogaga Al-Shabaab ayaa waxa ay wacad kumareen in ay siiwadayaan Dagaalada Kasocda Gobalada Jubooyinka kuwaas oo ay kula jiraan Ciidamadaan iskaashana ee Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa kasocda Dalka Kenya.

Sarkaal dhanka dacwada u qaabilsan Xoogaga Al-Shabaab ee Gobolka Gado kaas oo lahadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Al-Shabaab aysan marnaba joojindoonin Dagaalka ay kula jiraan Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Waxaana uu hoosta ka xariiqay in ay u simanyihiin Ciidamada Kenya iyo Shacabkoodaba Sida uu sheegay ay dhulka dhigi doonaan Magaalooyinka waaweyn ee Dalkaasi Kenya.

“Ilaa aan dhulka dhigno daaraha waaweyn ee shacabkooda dagan yihiin oo aan dacas uxirno joojin meyno dagaalka wuuna soconayaa”

waxaana uu ugu danbeentii sheegay in dagaalkaan ay kul;a jiraan Ciidamada Kenya ay siiwadi doonaan islamarkaana sida uu sheegay ay dhibaato badan gaarsiindoonaan.

Xoogag Al-Shabaab ayaa waxa uu haatan dagaal xoogan kula jiraa Ciidamadaan iskaashana ee kadagaalama Gobolada Jubooyinka kuwaas oo doonaya in ay qabsadaab Magaalada Kismaayo halka Al-Shabaabna uu Difaac ugu jiro sidii ay u difaaci lahaayeen Magaaladaasi.

Hadalka Sarkaalkaan ayaa waxa uu imaanayaa xilli uu dhawaan sheegay Fu.aad Shongole in laga doonayo dadka shacabkaa eek u dhaqan Gobolada Jubooyinka laga doonaayo in ay dagaalamaa oo ay Xoogaga Al-Shabaab garab siiyaan sida uu sheegay.

22 Responses to Shabaab Oo Sheegay Ciidamada Kenya iyo Shacabkoodaba in ay Iskumid Uyihiin

  1. C/raxman dalab 0616350629 says:

    Shangalow kuma sineyno garab e wan kula dagalameyna sidan shacab unahay wana ka xoroyneyna dalka somalia gar ahan jubboyinka

  2. Abu yaxyaa from south africa says:

    Doqonta kenyaay maxad isugu dar dartay dadkan go’ankaleh,axmed madobe waxba ma,oho aysabadtu tahay mayaqano xelad dagaal,qadiyad moyee,doqonta dhul in lagu qab sado larabaay,iska ilali weega sosocada, qarax yada nbi.

  3. Haanalashekesan says:

    Quf alshabb ah macafin dono hadanu nahay shacbka islamka rer kenya xita quf tagerayo macafin dono insha allah mardhowna somalia waa la inka cirib tira

  4. Abdiqani says:

    Orad ciribtir habar yahay

  5. Abdiqani says:

    Basal miyaa mooday somaliya wa jiraysa galana waa jabay illahay idinkee

  6. abdi hussein says:

    wanu lagalami donb hadi anahay shacabka kenya wayna siwadi donaa dowladanada kenya si ay u cirib tirto al.shabab iyo wixi so raca

  7. Shacabka muslimiinta says:

    C/raxmaan dalab gaalyow madow shacabka garabka laga rabo ma ahan shacabka murtadiinta ama gaalada waxa laga hadlaayo waa shacabka muslimiinta anagoo kale waxaan diyaar unahay gaalada iyo murtadiinta inaan ladagaalano cayda mujaahidiinta si aad lacag ugu hesho ayaad lambarkaaga meesha ugu soo qortay war hadii aad lacag rabtid guriga khanisiinta aad oo muqdisho laga furay dabadaada ka ganacso mahiiga hakugu rakibo biyaajadii kun doolar qaado xaquuqdaada waxaa udooday baanki muun gaal madow baad tahay

  8. Jaabir says:

    Murtadinta kenya raacsan waxan lenahay kudhinta caradina mida kale waxan balan qaadnay inanan cafi doonin shacabka kenya e galada ah melkaso 5qof o kenyan gaalo ah tagan yihin wan ku qarxidonaa insha alh

  9. Bukaari cade says:

    Asc markore alle ayey mahado dhan usugnatay allhoso naga dhigay dad muslimin ah nagusugay xaqa naga weciyay dhariqa qaldan ee galada nala damacsanayen all xamdulilah marka labad kenya daba dhilifyada waxay garwaq saden xalada kajirta juboyinka way adagtahay insi fudud looga gudbo difacyada adag ee musliminta hordhigen galada calamka waxad ogatan hadi uu marenkanka idin dhahay aniga ayaa idin lajira ee gala gudaha kismayo oo bur buriya kudhaqanka sharecada islamka iyo dajinta rayada towxidka insha alah kenya inta lajirto oo daba dhilifyada waxan lenahay farintii uu udiray walalkey anjeclahay shiiq cali maxamud waxanka xigna dhig iyo lafahena oo ku dhamada juboyinka insha alah {alahu mowlana wala mowla lahum} {wa cizatu lilahi wali rasulihi walil mu,minin walikinal munafiqina la yaclamuun} dadka ra,yiga kadhibanayo ilah ugu baqa hadalad adku raligalineysan galada adku naceysan musliminta wayo wqatar dhanka dinka bax ah wlhi cadim ninkii qalbiga kajecel galada ama tagero ufidiya sharciga wuxu qaba inuu kabaxay dinta akhri ayadan wana xiligi nabi muxamad scw uu nolay adiga xage jogta iswedi{wala insa altahum layaquluna inamaa nkhudu wanal cab qul abilahi wa ayatihi warasulihi kuntum tastah zi uun la tactadiruu qad kafartu bacda iimanikum} haku cibraqato ninki jecel galada ok mahad sanidi asc

  10. Shacabka reer kismaayo says:

    C/raxmaan dalab gaal waxaa lagaa sugayaa guriga khaniisiinta soo dhaqso hadii aad sidaas lacag u rabtid adigaa xaarka ceshani waayi doontaa lambarka aab mesha kuso qorotay evcplus wuu ka buuxsami dooota blse waxaa ka horeeyo dabadaada ayaa maruuwi donto

  11. Jaabir says:

    Anaga hadaanahay alshabb qaasatan raga losotaba baray ladagalanka kenya waxa naga go ay in meshi anku aragno 6 qof o kenyan galo ah inan 2 f1 ama 1anti taangi ah kula dhufano> 2di mel tagana inan madaxa kajabino balan ankuqadnay arinkas wadna arki dontan insha ah mardhow wixi dhaca

  12. Abdul dhobley says:

    Jahilka abu yahya cinwaankisa yahay ee south africa inu joga sheganayo ahmed madowe hoyadaa miyuu wasaa haduu taatika garaneyn ma adgaa wada hada meqaa degma ayuu shabab ka cayriye ma taqaana dhobley,kulbiyow,badhadhe,kiyamboni,hosingow,buurgaabo,kudhaa,afmadow,qoqaani taabdo,ugu dambey janaa cabdala. Hadeysan cidan deegaanka u dhashe la socon miya intaa shabaab la ceyrsan lahaa hadaad qabiil tahay qori soo qaado hadaad dowladnimo rabto sug dowlada dhulka wey qabate wax yar umbaa u dhimane.anga dowlad baan rabnaa shabaab ma dooneyno ilaah ha naga qabto wax yar umba u hare.

  13. Istamar says:

    Maamulka allaah ayaa iskaleh ee ninkii deb kacanta gishto asagoon kalabax ladhihin ayuu kalabaxaa

  14. Mohaa says:

    Waa wasaq alshabaab iyo waxa dagyerayo hadanu nahay shacabka rer juboyinka leh waan ladagaleyna inshlh ilaa aan kahoreyneyno gabolkena

  15. Aseyr says:

    Alshb hadad naceybtahay islam matihid.alshb & galada kenyanka ahba inagadayo dowlada dhanka xamar kasosocoto halatagero

  16. Warqaad says:

    Dowlada kenya waa kutakereyna shaqada ay qawaneyso Gul ayaan idin rajey neyna sidan unahay shacabka kenya i l0ve kenya i heat alshawab 4ever

  17. somali says:

    macid somali udhalatay baa shabaab taagyerysa wa dhurwaa waag kaberyey dhurwa cunayasha.

  18. North-eastanian says:

    Hahahaha o kuwan alshabab tagerayo maxayihin-waryadha ‘qilatu al diin’ aya inhayso e alshabab wa khawarij iyo takfirin dilkodhana wubananyahai….wayo waxay kahor imanen madaxweyna somalia 99.9% shacbigu tagersanyahai…xadithka nabiga S.A.W wuxu yiri ‘mabanan0 in madaxweynaha lago hor iman0 walaw ba ha xumadha e’ layab malaha e hadana alshab mabilabeyso dilka masuliyinta iyo dadka rayadka o ladameyo…wayo sayidina Ali R.A ki dilay mujahid ayo iskugu yeray…jana ayana kugu radsana ayu dahay….i.allah wa bidhni allah…wax kala madahayo ilahey wadadha tosan hatusiyo alshabab iyo kuwi tagersan-alow adha weyn shacabka somaliyed kabadbathi khawarijta o cirib tir

  19. abdi hussein says:

    hadi anahay shacbka kenya waxan lenahay wanu cirib tirayna al.shabab iyo wixi so raca wana ka xoren dona umada somaliyed e ku nol juboyinka gul ayanu lenahay kenya

  20. Jecelowiiyow says:

    Allahu akbar insha allah inti shacabka somalia neceb yihin khasatan 1.shabab 2.tugada 3.xasidinta 4.takthirka iyo inti la hilmanto wa laga xoreyn kadibna ayaga ayaa gacanta logelini oo sharecada isku mamuli lkn nin afka xirtay ma lodaynayo wayo hadu xaq rabo sas ula madhaqmi lahayn umada

  21. Suleman.mohamed says:

    Shangalow wax garab ah kumasineyno malahan hadan nahay shacabka ku daqan wadanka marka wan idin kaso hor jedna wan idin ladagalameyna ebar noqda ilahey ban idin barine

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII