Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Deg Deg: Qarax Qasaaro gaystay oo Ciidamada Kenya lagula eegtay Magaaladda Garisa

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Garisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax gaystay qasaaro kala duwan.

Qaraxaas ayaa waxaa si gaar ah loola bartilmaameedsaday ciidamada GSU-da ee dalka Kenya xili ay kusugnaayeen xaafada Ngema ee gudaha Magaaladda Garisa.

Goob jooge ayaa usheegay Warqabadka Warqaad.com ee Magaaladda Nairobi in qaraxaas uu sababay dhaawaca ilaa sedex askari oo katirsan ciidamada Kenya.

Waxaa Ciidamadaas lagu dabgiibayaa isbitaal kuyaal gudaha magaaladaas Garisa oo ah halka qaraxa lagula eegtay ciidamada amaanka Kenya.

Howlgalo ayay ciidamada dowlada Kenya ka wadaan degmada Garisa, iyadoona la arkayo baaritaano si gaar ah looga samaynayo xaagfada Ngema oo ah halka qaraxa uu ka dhacay.

Marar badan ayaa qaraxyo ay ka dhaceen gudaha kenya kuwaas oo qaarkood lagu eedeeyay Shabaab, waxaana magaaladda Garisa ay kamid tahay goobaha ay ka dhaceen qaraxyada ugu badan.

Warqaad.com Kala soco Wararkii soo Kordha Insha Allah

29 Responses to Deg Deg: Qarax Qasaaro gaystay oo Ciidamada Kenya lagula eegtay Magaaladda Garisa

  1. Mujahid says:

    Allhu akbar islam ka ha guleysato galadan halalayo

  2. Mujahid says:

    Wasa waxad aragtan wad guleysaneysane

  3. Abdinajib says:

    Alahu akbar galada halalayo ayaaga ooo nabad ah maxeeey kadoneeeen wadan eey san laheeen

  4. Abdinajib says:

    Lkn waxaaa ficnaaan lahed in qaraax lalabegsado madaxda dowlada kenya

  5. Mame says:

    Wan filayey inay musliminta lajihatamayan galada melkasta aykusuganyihin hanaqato dalka iyo dibada

  6. Ripaz says:

    Waan.ku.farax.sanehey.in.lalaayo.kenya.

  7. Gabar marexan cabudwaq says:

    Alahu akbar insha alah musliminta guul galadana gugac gadal udhacay alahakadhigo

  8. Mohamud says:

    Lakin waxaba maydhimanin wan ka xumahay

  9. Salaxudin says:

    Mama,c/njb nd mujahid ben ayad wadashegeysan ciyal fikrad qalad lagadadaciye ayad tihin.nawiga waxu kudardami jire xiligad jihad kujirtin cadhowgaga dawarka haadinin,alshbb xey kismayo oga cararen hadey mjahid ey yihin midakale shacapka ayey lajihadhan ee dowladana waey kacabsadan.alshbb watugo lyk calidere,shangole nd daman tugadha kale ee dawasocdhan

  10. C.fatax says:

    War ka fikirin gakjada dhamanayso e ka fikira shacabka waxa lagu samayoayo

  11. messi_kisumu says:

    illahow umadena maslaxo u keen war waxan cml wali ma arag muslin muslin ku dhahaya janan ku raad sanaa mucjiso tuuur leh illahaa u maqan umada musliminta ah iyo somaaliyaba?

  12. Yasin ali says:

    Arka Wey hadlen carurta alshabab. K.k.k. Kenya ni amani alshabab iyo wax lamid ah wax kamaqadi karan amnigas.

  13. wadadi says:

    Kkkkkkk qawarij majecli lkn jabka gaalada wan ku faraxsanahay qaraxana wa run gurigeyga agtiisa waye warqaad wey dheereysaa

  14. Seful islam says:

    Allahu aku waa alle mahadiis waa ingaalada laladagaala maa ilaaa kalimatillaahi culyaa ay kanoqonayso insha allah jihad kanah halawada alle baanalajira allahu akbar allu akbar mansha allah asc

  15. somalian says:

    Kkkkkkk qawarij majecli lkn jabka gaalada wan ku faraxsanahay qaraxana wa run gurigeyga agtiisa waye warqaad wey dheereysaa
    Kaniisada iyo isbitalka agtisa ow kadhacay

  16. Beyte says:

    We! Shbb muslim haisku shegina, ilen muslim waxmaqarxiyo ismanaqarxiyo.

  17. North-eastanian says:

    Mujahid iyo abdinajib nacalada rabi iyo tii rasul hainku dacdho idhinka iyo khawarijta alshabab…e gobolkaina argagaxisnamadha kaday0

  18. Tay0 says:

    H0yadhin gadal gadal u wasa dheh…. Shayadinta shabab iy0 kuwa tagersanba….dadka shaley lagu layay muqdish0 magalaba ahayen….. Idhinka iy0 shabab nacalad haidhin ku dhacd0….. Runti diinta aya mel xun idhin ka gashay..

  19. Fantastic says:

    Allahu akbar falilahil xamdu. Weli la ismagarin walle wadkashekayneysin waxad karadisen somalia

  20. kuwu kudukadey says:

    dhilada nidhashey wasa tok batihin

  21. Yaab says:

    Dadka dhiga Muslimka iyo kuwa waxba an galabsan banestay we bateen ee Qawarijta ah

  22. Abu yaxyaa from south africa says:

    Allhu akbar mel kaste qarax yaa habilowday.barakallahu lee walakum,al shabaab.

  23. Hagan says:

    Madaxda ayan donaya maykoda

  24. Saabir says:

    Anbo dhamay qararke wa inad dhadhamisan. Kakakakakakakakaka

  25. Cirtoogte says:

    Aleylehe rag dheh maxaasaa idiindidey

  26. Jobless millionare says:

    Arde maxaaaaad shegeysaaaa ilm0o ,maskaxdina kashaqeye alshwp yey idin halagin jano wa idinka xaran ,mana aha san jihaaad ,

  27. Hassan sheik mujaahid says:

    allahu akbar alahu akbar wanka filaaye midaan okale ay dhaceso midan wa ayku yartahay mida u dhiman ayaa kadaran gaal iyo gaal lajirenbo ilaa kalimada illahey aykorkanaqato insha allah hajojinina walalaheyga mujahidinta melkastat joktan kudhufo kadhaqaqdan kale waxbo haka baqina illahey ayaa nalajira anaga bye bye

  28. Saif al adli says:

    Waaaaaaar war qaaad dadkaa beeenta ka daya intee sadex ka dhawac meen 10 adoonta kenya aa ku baqtisa qaraxa tiro intaa ka badana waa dhaa wac ku bishaaaraysta dadka islaaamka jecel kanaxa dadka murtadiinta ah qofkii gaal u doodaa asna waa gaaal warqaaad gaaalo ayaaaaaad tihiin murtadiin ah ka furtay xarigii alle ee alla ha idin soo hanuuniyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII