Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Muuqaal Mucjiso Mida Ugu Yaabka Badan Oo Ku Dhacday Gabadh Muslimad Ah Kadib markii iyadoo salaad ku jirta ay

Dalka Ciraaq dhawaan waxaa ka dhacday arin Mucjiso badan oo aad loola yaabay kadib markii gabar u dhalatay Dalkaasi xili ay Salaad dukaneysay uu soo galay Filim Musal sal ay si aad ah u jecleen uguna taxneed kaa oo keenay in ay uga baxdo Salaadii ay dukaneysay una ilowdo Salaadii ay dukaneysay.

Gabadhan ayaana Salaadii ka baxday xili aysan dhameestirin Salaada waxa ayna u deg degtay daawashada Filimka Musal salka ah soo galay ilowsiiyayna waajibaadkii alle iyo Salaadii ay xiligaasi u taagneed.

Rix Halkan si aad usii Akhriso Qoraalka

Ama Riix Halkan si aad Muuqaalka udaawato

29 Responses to Daawo Muuqaal Mucjiso Mida Ugu Yaabka Badan Oo Ku Dhacday Gabadh Muslimad Ah Kadib markii iyadoo salaad ku jirta ay

  1. yusuf.yare says:

    gaalo hadafkeda wa gaartay manta aduunku waxow ku mashquulay filimanta ey sosameyna muslimiinta xaqa allaha fahansiiyo

  2. shadiya says:

    SUBAXAANA LLAH ALLOW NAHADEE MUCJISADA WAA FAHMI WAAYEY MA SALIGIIBAA ALLAAH U SUJUUDAY OO TUKANAYA SIDAABAA KOLAY UFAHMAY.LAA ILLAAHA ILLA LAAH MUXAMADA RASUULULLAH ALLOW NAHADEE ALLOW NAHADEE

  3. Liban osman cape town says:

    Naarta alaha kufogeeyo

  4. Saabir says:

    waxas mucjiso miya hada! maba kala sOci kartan miya mucjiso waxa la yirahdO iyo falal ka anshax darada ah ??

  5. wadani says:

    subxana lah ilahayow gbdha so hanuni oniyadeda kamasax filinka oqayrka wa faji

  6. MOHAMUD Abdulahi Hassan says:

    Waa gabar dhunsan ale hasohanuniyo insha allaha

  7. boqo says:

    waxay ahayd qof qalbogeedu daxaleystay mida kale waxay k ahayd caado iyo walatukadaa ee kama eheen salaad waan kuwa uu allah subxaanah yiri faweylun lilmusalliin kuwa lashegaayo eesaahuma salaada ayeey kamid tahay iimaanka yaana kuyar ilaah ha hanuuniyo macna wexeysan garaneynin farqiga udhexeya salada iyo filinka musalsalka ah ee ey kutixneyd siwaliba waa arin intabadan dhacda mucjisan mahan ee waa arimaha ey caadeesteendadbadan kuwo ayaa iyagoo fiirsanaayo aflaanta tukada kuwana weyba boobsiiyana salaada iyagoonagararenin imisay tukadeen kuwana waa kuwa asalada uga baxaaya wallahul mustacaan

  8. Fanole says:

    Mucjiyso ma ahan waxas. Wa kabiirah

  9. mohamed deeq jeelle says:

    INAALI LAAHI WA INAA ILAHI RAJUCUU WAA NAXDIN LAYAAB LEH ALLAH U NAXARIISTO ALOO KUWAAS DADKA KAQAWO ../

  10. mohamed deeq jeelle says:

    DHAMAAN GABDHAHA WAXAN USHEEGAYAA INEY ALLAH KACABSADAAN TAN WAA TUSALE LAKIN MIDA DHIMAN AYAA KADARAN SAAS OGAADA WAR GABDHAYAHOW ALLAH HALAGA BAQO .>

  11. ciise abdi says:

    Waxan lee yahay alaha hanuuniyo danbigasna waxa wax kuleh dadka telifishanada leh ilaahna haka cabsadan

  12. Maxamuud cabdi says:

    Wlhi waa arin aad & aad mucjiso u leh lkn dhamaan somaaliyeey mel kasto wada joogno diinteed yaa la ilaawin

  13. Maxamuud cabdi says:

    We are still alife now everybod bilive that you deed

  14. omar says:

    waxaa mucajiso ka dhigtee sali dabayshu qaaday markii naagtu ka oroday waxaa arki ladahay quraanka mucjisadiisa

  15. C/qani Hire Dhiire says:

    Marka hore wxan leyahay SUBXANA ALLAH marka xigta wxan walasheyda muslimada ah u shegaya in ay Illahaygi samaystay ay cabsato inaguna wxan illahay oga baryayna in u Illahay niyadeda ka tiro wax kasta o salaada ka wadayo

  16. Sama don says:

    Subxana laah waa arin layab leh

  17. Suleiman Bukhari says:

    Subxaanallah Allow naga kori waxyabaha qarkod walaliyal cibadada ankudadalno aduunka inta lajooga waxkasto wa la arki Ebe wijikeysa moye ruxii adunya jooga maxaa arakti ku laban

  18. Osman says:

    Naagta ayadoo tukaneyso salaada oga baxday filinka waxan le yahay naarta alaha kufogeyo nacaladna haku dhacdo

    • Yubaale says:

      Cismaan sxb habaarka iyo nacalada aad sayrayso u kaadi waxan aad habaaraysaa waa qof muslim ah laakiin denbi weyn galay, towbad baa u furan inagana waano baa inakala gudboon, adigaba denbi waa kaa dhacaa laakiin ma jeclid in marka denbi kaa dhoco in lagu yiraahdo naarta ilaahay ha kugu fogeeyo mana lacnadi kugu dhacday. Waa khatar arrinta aad samaynayso ee diinto dib uga baar waxan aad sheegayso.

  19. Issack musa says:

    Mashaa Allah waa mucjiso Rabaani ah ee dadow ku waana qaata hadaad tihiin muslimin. Filim gaalo so jishey ha ku mashquulina ee waxaad raacdaan wadada Nabigena Moxamed (scw) uu noo jideyey. waad LIIBAANEYSANE.

  20. Suleiman Bukhari says:

    Asc wa suleiman ojoogo boystown umada somaliyeed waxaan uga digaya iney samiyaan wax yalahas ogale ineysan uga tagin salada filimo iyo wixii la halmalo

  21. Foosi says:

    Naag kacsatay baad mucjiso noga dhigaysan o shaydaan wato walee kuwo aan ogahay ba tabtaas ku socda Allow so haday

  22. Yooniska guricel says:

    Salaad filam lag jecelyahay tan kahr ma rag wa aaaa mucjiso
    ilaahow soo hanuuni gabarta

  23. Aljaabir Abu aed says:

    Ilaahoowma Cadillac Dennis Ayaan galnee

  24. Yubaale says:

    Ma fahmin waxa meesha sawirka laga qaadayo! ma gabadhii baa ku dhex jirtay oo si kale noqotay mise waa roogii keliya waxani ? naxtin baaba na dishay saan isu lahayn maxaad arki doontaa ……

  25. Enow issack says:

    waxaan leyahay gabartaas ka tanazul falal nocaasi filimku wuxuu ku anfacay maleh,hadii naartu ku dhoweyo moye

  26. Mohamed mira godey says:

    Asc halagu tusalaqato ninki saladaha ilahay iyo wajibadka ale ninki ku ciyara in sida iyo si kadaran ay kudhici waliba nar logudari hadaba arkeysa maqleysa

  27. Xoosh says:

    Ilahow gabadha sohanuni waxey noqon doonta mid kitabka ilahay difacda. Ilahay waxa uunoga dhigaya cibrad.mujahid yare.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII