Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarado kuwa dagaalka ah ay duqeyn ku wadaan deegaano Xarakada ay maamusho.
Duqeynta ayaa waxa ay ku dhaceeysaa deegaanka Birta Dheer oo dad kalena ay u yaqaanaan Siinka Dheer oo masaafo 70 KM ah u jirta magaalada Kismaayo, islamarkaana 50 KM xaga dambe u jirta degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose.
Sida wararka ay nagu soo gaarayaan Diyaarad dowlada Kenya ay leedahay ayaa duqeyn xoogan ku wada Deegaanka Birta Dheer gaar ahaan fariisimihii Ciidamada xarakada AL Shabaab ku lahaayeen deegaankaas.
Dhoor Gantaal ayaa lagu dhuftay Goob ay isugu yimaadaan Askarta AL Shabaab, iyadoo gantaalo kalena ay ku dhacayaan bartamaha deegaanka Bira Dheer, waxaana jira qasaaro xoogan oo Duqeynta ka dhalatay.
Afhayeenka Raaskambooni C/naasir Seeraar oo VOA la hadlay ayaa sheegay in duqeynta galabta lagu wado Birta Dheer ay sahleeyso in xarakada AL Shabaab ay ka baxaan magaalada Kismaayo ee xarunta G/J/Hoose.
Birta Dheer ama Siinka Dheer ayaa waxa ay Kismaayo u jirtaa 70 Kilo Mitir, waana deegaanka ay Xoogaga AL Shabaab ka difaacanayaan magaalada Kismaayo.
Afhayeenka AMISOM Colonel Xaamud ayaa sheegay in Kismaayo ay waqtiyada soo socda gudaha u gali doonaan, hadii ay ka talaabsadaan deegaanka Birta Dheer ee haatan duqeynta lagu wado.
Wararkeena dambe la soco, Hadii Alle idmo waxaan kusoo qaadaneynaa Faah Faahinta duqeynta dhaceeysa.
Warqaad.com-Muqdisho Office
Kismayo gudaha marle ugala
Mansha alah kuwada duqeynta ila iyo hal khawarij lagawayo wadanka
Inta jilicsan ee Dagaalka ku lug laheen allaha ka badbaadsho wax yeelada Dagaalka?
Dadka.Masakinta. warwaleba maxad.uduqeymeysan raga.Hortina.Fadhiyo maxad.Agabaqesan
Wan kaxumahay gumadaka shacabaka anoo shaqsi joaga dagamada cadado wayo shacab ayaa joga sinaka dher maxaa talah
Wanka xumahay in laiga duqeyo magalada wayo wa mesha ay xudunteyda ku dugantahy lkn wan rawa alshawab ha laga saro
ilahoow galada jabi ada awod lahe
Shacabka halafiriyo
Hala layo falagatha rer shabab..,duqeyntana halawatho ila ay kadawa dhamathan…tnx
Dakalka nakadaya bur bur iyo borash marabne
Cadaada kan joga iyo kan kale waxba kama taqaanaanan dhulkan wax shacab ah ku nool malahan halkaa birta dheer mar hore ayay ka cararen inti hartena shabab aya sidey maalin walba xoolahoda neef uqalaneyen aya lagu kala carare marka kuwa alah hana dhaafiyo wax dan ah uma hayaan waxaan rabnaa dowlad cadaalad ah kismaayo muqdisho kama ficna dadka dowlada ma cuneyso wataa muqdishaba nabada ah baydhaba iyo beledweyne lamid marka yaan been la idin sheegin xasan yacquub ufuroow iyo diinsoor ha difaacdo
Hala laayo galada al shabab mar hare ayey dinta ka baxene murtadinta laya in sha alah wey dabar go aayan alahayow wadanka dhaafi
birte dhere waxey caan kutahay o loyaqana xaga magaca janaa.cabdale
ragga ku faraxsanow idinka ayeey idinku imaan doontaan haddii aad umaleysid gaal dooro weyn inuu ku badbaadinayo,soomaalida waxey ku maahmaahdaa “Ninkii Geyrkiis loo xiirow adigane soo qoyso”
Asc mujaahidinta waxaan leeyahay guul ayaan idin rajeyneyna qofkii ku haminiyo in uu islaamka guul dareysanayo waxaa idinku dhacaysa nacalad gaaloy iyo murtidiin lasocotoy iska daayee in aad Kismaayo hataa arki meysan waxaanu leenahay Allaahu Akbar
Kk kk kk cadaado weeykaxuntahay gumaadka shabaab
Gurey wad ridowday hadad musliminta lagumadayo aad kufarxeysid malinta qiyamaha waxad geleysa safka sheydank adigo kudaba feyshan moy kibak
Ninbaa yiri cadawgeeyga ilaahoow cadaw ubixi alshabaab waxii jibihaa waan soodhaweeyneynaa hadaan nahay shacabka somaliyeed kuwada duqeeynta cidwalbaada tihii hadaad tihiin mareeynkin ama faransiis
Wan kaxumahay anuu joga kismaayo ale hanaqabto galada iyo kuwa lasucda
war kuwa gaala raacyada warka ka qaata gaar ahaan kuwa lamagac baxay warqaadcunayaasha.com birta dheer anaa joogee maxaad dadka beenta ugu sheegeysaan meeshaasna duqeyn kama dhicin allaah ayaa horey u yiri .والله يشهد إن المنافقين لكاذبون.marka walaalyaal ka fogaada wararka ay kuwaan tawinayaan ileen wapkan caadi ayaan moodee waa calooshiis u shageesta afka islaamka kula dagaalama maa iska ilaaliya beenaaliyaashaan gaalo u adeega ah w.b.t.f.q faahfaahin 5497980 by ali
war kuwa gaala raacyada warka ka qaata gaar ahaan kuwa lamagac baxay warqaadcunayaasha.com birta dheer anaa joogee maxaad dadka beenta ugu sheegeysaan meeshaasna duqeyn kama dhicin allaah ayaa horey u yiri .والله يشهد إن المنافقين لكاذبون.marka walaalyaal ka fogaada wararka ay kuwaan tawinayaan ileen wapkan caadi ayaan moodee waa calooshiis u shageesta afka islaamka kula dagaalama maa iska ilaaliya beenaaliyaashaan gaalo u adeega ah w.b.t.f.q faahfaahin 5497980 by ali
Naga soo boobsiya duqenta qawarijta madaxa katoogta si bidhantooda lo wayo.
Birta dher ama janaa cabdale iyo kismayo waxaay ujirtaa lixdan km 60 laamiga waxaay ujirta ama buulagadud oo lamiga ah 30
In sha allah manii sortagli donto inaad magalada qabsadin
Wa wax laga xumado in logu farxo dad islaam ah o u tagan diinta islamka iney difacaan
Haa waa laga yaa baa in dadweyne joogaan hakafagaadaan meesha dagaalka ka soconaya
Allahu akbar insha allah wanu kagulaysaneynaa galada & galo raca kufarax ama haku farxin tastur in dalka lagu xukuma wa habenki xalay ah o tagay xagebay usosocdan wa kismayo wale nabad kuma jogtan
Injiray madax daqsiya leh mad shabab sohor istagi karto shacadka ayay bilesh kuduqeynayan dofarta
Islamka kor gaalada hoos inshalah ila qiyamaha kadhacaa ogdeen dabadhilifnimo yaan ku ogahay
Asc dhaman umada muslimka ah hada ron rabtan wa dankena wa la qabsaday ha umaley nin inla la dagalamayo alshabab a waxa la raba in la bililiqasto wadan kena kenyo ha umalen inay shabab xoreneyso somaliya lalama rabo nin wadani ah a waxa laraba lalosh qato sida rag an ogahayo ka le
Adga ilaa iyo dhoobley ilaa birta dheer maxaad usóo carareeyse war dadka yaan been loo sheegin jïhaad uma jeedaane xaarxaarka dhobley agteeda iyo janaa cabdala oo hada da.gaalku ka socdo waxey isu jiraan 225km Waxa harte 60km ila kismayo laga gaaro dagaalka ku dhiman maxay tahay? Ee aad leedahay mujahidinta lama hor istaagi karo. Nin shahiid raba ma carara ee joogso! War umadey yaan la idin qaldin
Bas weeye hadii laga qabsdo birta dheer alshabaabna way udhamaatay khawaarijtana waa lalaynayaa
Waxan idin shegaya hadi kismayo laqabsado nagihina ama walashina waa lafulaya idinkana waa laydinku daraya waxa la idinka cabsanayo waa alshabab hadaba ogow dadka kufaraxsan galada waa iga dignin dadow galada hataagerina hana uhiilinina war how war how waa dignin
asc marka hore waxa nila sheeeka qawrijta al shawab hadaa nikala qabsado kismayo in aa ni layndoono maxa yelay waxa naka dhigteen qurba joog waa ni sheekay in aa nilandoono hada halmar ni qabto waxa dhaka nalayseen shacabkeeni somaliyeed iyo wali diinteeni lkn ilahay aya hortin nika sidoono in sha allah