Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Maxuu Madaxweynaha cusub ka yiri weerarkii uu ka bad baaday

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud ayaa faah faahin ka bixiyay sida uu arko qaraxii xooganaa ee ka dhacay mid kamid ah Hoteladda uu ka deganaa magaaladda Muqdisho.

Xasan Sh Maxamuud oo xalay ku hoyday aqalka madaxtooyada ayaa sheegay in qaraxaas uu ahaa mid fulaynimo ah isagoo uga tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraabadooda.

Riix Halkan si aad udhagaystao hadalka madaxweynaha cusub

Madaxweynaha cusub ee Soomaliya ayaa sheegay in qorshaha uu yahay in howsha horey loo wado oo aan loo dul qaadan falalka ay gaysanayaan Shabaab sida uu hadalka udhigay.

“Waxii dhacay iyo wax kale oo ka weyn oo dhaca nagama leexin doonaan nidaamka cusub ee aan qaadnay’ayuu sheegay Xasan Sh Maxamuud oo ku dheraaday kahadalka sidii loo wajihi lahaa xaalada amaan iyo la dagaalanka SHABAAB.

Warqaad.com— Muqdisho Office

35 Responses to DHAGAYSO: Maxuu Madaxweynaha cusub ka yiri weerarkii uu ka bad baaday

  1. Nabad doone says:

    Guul ayan ku rajeynaya prof. Hassan sheikh mohamud iyo dadka jecel iney somalia nabad noqotaba

  2. A cadde says:

    Wad kumahadsantahay madaxwayne horay uwad sugida amanka mana lo hakinayo qaraxyada alshabab

  3. Nabad doon Abidi says:

    Allahayow naga qabo kuwan dalka nabadisa ogolen Adiga aya abood badane “AAAMIIIN”

  4. Korneyl muscab form muqidsho says:

    Asc/ bismilah.wabacdu. Madaxwey naha waxan lehay ku soo dhawoow libaax 2disa dhagood, hadad saa u hadashana tigidka aakharo kama fogo. Mel dagal kasocdo sed oga talin! Walee mel xun bad talaaa.

  5. maxamed says:

    Booto badne xasan sh hortaa ayaa kuwii kaa horeyay dhihi jiren hoosha aan wadno ma nin taangi gaalo ku dhax jiro maaba wax la socdo hada waa sigatay lakin uun waxad ku dhimanee gacanta mujahidinta alle naftooda ka gadatay aqwani waxan la hadlaa 3 wiil iga horeysay oo ku qanac san wax ay gaalada caalamka ay soo dajiyen oo ah dawlad war maba rabno dowlad aan ku xakumeyna kitabak alle iyo sunad waxan la hadlaa umadan muslimka ah ee somaliyed ha ku riyonina wax aya soo distay beesh gaalada caalamka in ay soomaliay ka hir gasho waa cirko soo duma anag toowxidka ayan ku dhaqmenaa gaalo iyo gaal kal kaal marabno

  6. C/raxman dalab 0616350629 says:

    Shabab ayan nacay

  7. Axmed maxamed axmed ilkacase says:

    Asc dhaman bahda warqaada.com ale haso hanoniyo alshabab waxana ugu baqaya dhalin yarada kujirta alshabab inay dal kuda iyo dad kuda udaneya iskanadhiga qoriga una sojesta nabada iyo xasilonida dalkuda hooyo udaneyan jilka hada sokacaya si ay dalka iyo dadka wax ugu qabta

  8. Ikraan maxamed xasan says:

    Madax weyne amaanka adkeyso ama ha adken adey fuli nima ku heysa mexey amisom kuu ilaaline mad bnaanka is kentid mujaahidiinta gcntoda sad ugu halaagsantid dhuumasho iyo fuleynimo adaa sxb u ah.

  9. Madowa says:

    Ha wad garneysa dadka somaliyed ee waxan ku leyahay adadeg muji inshallah way hagagaysa

  10. Kulmiye says:

    Dhamantiin beyn baad kuhadasheeyn

  11. G/gakgaduud says:

    waxaan ubaqay naah madaxway naha xasan shiq maxamuud hadaan nahay shacabka gobalada galgaduud inuu udoorto ra isulwasaare farmaaje hadii kale waxaad ogataah inadan sodhafin doonin muqdisho waa ogay siis

  12. Ant-Alshabab terrorist says:

    War Allah hadaad garaneesan alshababey maxaad uxalaaltesaten dhiiga musliminta meel cidla ah.WAX MATARAYAAL FULEEYIN AH DHEH!Madahweyn nabada kii noohorseeda Allah kaa dhigo.GUUL WALIGAA

  13. Gaaldiid says:

    Tani waa fariin cusub kuna socota madaxweynaha cusub hasa-yeeshee xalka somali waa in ay qadataa kitaabka quranka iyo sunnada. Cadaalad ma ahan 4.5 dimukhraadiyada waa afkaar gaalo hadda ayuuna wadanka gumeysi galaayaa!!!

  14. Masulsare says:

    Asc.waan ka xumahay qaraxi shalay lala begsaday madaxweynaha cusub waxaana leeyahay somalia 100% waa dad muslimin ah dinta islamkuna ma ogola in dadka muslinta ah layska laayo waxa odhanlahaa wada hadal ha lagu dhameyo wax kasta oo dhex yaala dadka somaliyed hana layska daayo urur jecleysiga

  15. Abu yaxyaa from south africa says:

    Xarakatul mujahidinu shabbaab, antum A’cizaaa, walaaa tacbuu,acmalakum, wasayarallahu cacmalakum,wasa ta kuunul caqibatu somal llil mutaqiin, walkufaru tad,hunu.min qaruratil fariqah.wa.AM.dahabu. fayadh’habu.jufaaaa. Wa’amaa maa mayan facu naas fayamkuthu filradil mubarkah.wa,sa.yah zamul jamcu wayuwaluna dubur.bali sacatu maciduhum wasaacatul fajir narownal qariib,wal qaali korneyl muscab.haadal maskiin inahu yuqaribu udunayn Al asad.wasanulcin taratan ukhraa al_jihaad.xataa yatuuna’naas bimaa in’ maciin.by abu yax yaaa.

  16. Raaxeyya says:

    Asc waxaleyahay muslinta meel kasda jogta allaha koryela Aamiin

  17. Let'us save somalia says:

    Kitabka quran xagey uga qorantahay in qof ashahadayo lagowraco oo qorta laga jaro
    war dadka yan lalu goynin ilah halaga baqo hadi kale wa la halagsami

  18. qalinle,tuka'salaada intadan dhiman illaah kacabsada says:

    Mudane madaxwena shabab ninka kaliya aykabaqayan oo marki musharaxa wuu Uhabartamay ali,dhere,sida habar wayel ah farmajo somaga caw dagdag Raizal wasare qadka ayey kabaxayan markey maqlan farmajo Tankale ikran midan laleyahay wadan qacinta naa nag walan bad tahaye waxba kama qadayan madaxwenaha shabab wax lamid ah

  19. Mukhtaq says:

    Madax weynaha waxan leyahay intad iskatuurto dastuurka quraanka xukun markas wad guuleysan hadii kale ?

  20. Nuur ali.maxamed says:

    Asc madax wayne hadi adan ku xukumayn kitabka iyo sunada rasulka csw.kursiga isaga deg

  21. Somaliwayn says:

    Horta dadka aaminsan in alshabab diin udagalamayso waa kuwe

  22. Xasan sh. Fucking says:

    ALLAH U NAXARISTO MUJAHIDINTI MESHAS KU SHAHIDAY WAXA BALAN AH IN AN MARNE AN LAGU DEYNIN INSHA ALLAH WAN KAGULEYSANEYNA ALSHABAB KOR ALLAH KADHIGO AMIIIIIN,

  23. Jamac says:

    Ilaahey wuxuu yiri ” Ruuxii u Dila Mu’min si Kas ah, Abaalkiisu waa Jahannamo oos ku Waari dhexdeeda, wuuna u Cadhoon Eebe wuuna Laenadi wuxuu u darbi Cadaab wayn”.

    kuwa fududeeysanaaya dilka waxaan leeyahay ilaahey ka baqa oo u tawba keena umaddana dhibaatada ka joojiya.

  24. Xal doon says:

    Anaga wa diidnay wexey gaalo wadato marka labaad murtadyahaw ma badbaadeysid

  25. Kulmiye says:

    Madaxweynaha hanolado Shabab hala waso fuck of shabab

  26. Nabadoon says:

    gaaldiid haboteyn e tag maqdisho waxa lagu marsiina wa jibadkada ad mudantahay in sha alah waxatay nabadiidka dalka iyo diinta

  27. peace seeker says:

    the new president of somalia i wish u best insha Allah and u will succeed ur gols and make sure we are living the worst place which we call refugee.

  28. Anigaa says:

    su,aal ? Nin dhuumaya dal maxukumi karaa?. Al-shababab caqli keena fadlan . sida ( muslim brothes in Egypty ) walaalaha masar waxay keeneen caqli. Waxa larabaa nin lamacaamili kara Gaal & islaamba. Marka haddaan idiin dhiibno xukunkaba suurtagal matahay inaad samaysaan maamul la arko. Gaalo qof muslim ah oo rabo majiro, lkn waa inaan diyaarsanno waxay heystaan wax lamid ah marka hore. sidaa darteed waxan idinka codsanaynaa inaad wax ha dhismee sugtaan oo sabirtaan,siday usabreen walaalaha masar. Hadaad taas diidaan waqtigan lajoogo way adagtahay inaad talisaan, dadkiina wuu idin eersandoonaa. waa fikirkayga

  29. hassankafi says:

    shabab wakuwee kuwii dhiiga umada banaystaybaa?jano aaa ilahay ha idinka dhafo wixi ad gashen

  30. mr: wiseman says:

    fikrad kale oo aan dagaal ka ahayn ma haysaan hadaad tihiin Al-shabaab? . Bal xal keena . Dagaalka ka dhiga waxa ugu dambeeya.

  31. mr: wiseman says:

    hadaad rabtaan xukun waa idiindiyaare keena Madaxwayne aan isqarinaynin, oo aan afka duubanaynin, haddii kale fulayo xukundoon ah ayaa tihiin Diina ma waddaane dadka hawaalina.

  32. Xudhaifa says:

    Ikraan naag igadeh! Nin taangi gaala leedhahay kudhexjira baa wax fuley uguyeeri. Ikraan mmmac!

  33. Aisha Said Mohamed says:

    waxn leyahay hambalyo madax waynaha jamhuuriyada waxana ilaha uga baryayaa in uu ka dhigo kii nabad iyo warwaqo iyo israca somaaliyed ka talin lahaa aaaaaaaaaaaaaaamin aaaaaaaamin

  34. Zakariya says:

    Ader ama xudeyfa labax ama waxkale labax magaca asxaabta hakaga ciyaarina nimankiina dhiiga muslimka Qaba Hada wakhtigiinii wu dhamaday wadankana wxa lagu maamuli diinta islaamka diinta haku Gabanina

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII