Xildhibaan C/Wali Maxamed Cali ‘Dr Gaas” ayaa sheegay in mid kamid ah ilaaladiisa uu ku dhintay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay banaanka Hotelka Jaziira ee magaaladda Muqdisho.
Waxaa uu sheegay inuu kamid ahaa xubnihii ku wehliyay madaxweynaha cusub kulankii ay la yeelanayeen Wafdi ka socda Dowlada Kenya ee uu hogaaminayay wasiirka Arimaha dibadda Sam Ongeri.
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay waxyaabaha ay isla soo hadal qaadeen labada masuul isagoo tilmaamay in shirka oo soconaya ay qaraxyadaas dhaceen.
Waxaa uu ka sheekeeyay sida uu ahaa jawiga Hotelka Jaziira markii qaraxyada ay dhaceen iyadoona uu sidoo kale faah faahiyay qasaaraha qaraxyadaas.
Gaas maxa meesha geyay waxan dolad jirta ma ahan codka shicibka ma tixgalineysa wa dowlad ku sheg away farmajo
Weer shahaan faroole dhalay madaxweynaha qaranka muxuu udawa socdaa ileen waa ninkii dhahay garoowe ayaa caasimad ka dhigaa shartiisa illah baa namootiyay hadana kii xmr ku baqtiya allaha ka dhigo
Prof.c/wali gas maxa ka rabtiin xukumadisa waxey qabtay waalo jedaa .tankale c/wali gas wa aqoon yahan aan ka qeyb galin dagaladii sookeye marka habar gidirey waxa ogaataan dowlad an majerten wax ka ahayn inaan somaliya ka hana qadeynin .
Puntland wa sidax melood meel marka lo dhigo somalia .
qabiil idinkama dhamaado hadaa soomali tihiin ee inta qabiilka maskaxda uukaga jiro sida idinka oo kale alaha ciribtiro
Farole somaliya maxu ka yahay lama yaqano anaga waxan rabna qof wax qabadleh qabil an aqon,saafi ah, wadani,guusha iyo guul darada yaqano ,umada mideyo,marwalbana danaha umada tixgaliyo wana farmajo umada dartooda ayu isu casilay maku daneystaha diido ka diday farmajo allaha kula jiro
Afkina uraya ka lexiya DR.GAAS.tan kale farmajo hadu shaqsi umad wax dher yahay maxa lo doran waxay ama u cod fican ula iman wayay?gaas iyo isaga xita isuma dhawayn waliba isago xulafo samaystay. Inta maku qanci wayden?lasocdka madaxwaynahana sharaftisa ayu ku mutaystay iyo kartidisa ee wax isku fala. Qof wuxusan ahayn ama usan mudnayn ma noqdo taana ogaada
farmajo muxu yahay gaas wa prof dal iyo dibadba lagayaqane midakale inad dad dun adtihin cidad dontanba jeclada lkn tixgaliya sharafta qofka farmajo iswaydiya muxuyahay xage waxkayahay hadadse lajeclaten inu madax noqdo xagebu dawlada gaynaya ma gado mise buulo xawo gaasna hoyadin hawaso abihin waa gaas wacalo cuqdad jiifto iyo majerten nacayb Macaulay naga qadayan hoyadin ana wasa idinka iyo farmajo
waligin majerten aya idin xukumaya nimcada ama jeclada ilma Shiloh island oya idinka iyo shinbirta farmajo ah melahay gaas maxad yeelikartan ama farole ayaga idinleh Alle kasokow ilma dhilo dawlada dhulba loyesha iyo dad ninkan ad wadatan midna maleh