Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Aabe Gabadhiisa uu Jeclaa u Dilay in ay ka dhuumatay kadibna Guur Qudbo Siro ah ay gashay(Dhacdo Xanuun Badan)

Gabar Da’da yar oo Magaceeda lagu Soo gaabiyay Faaduma una Dhalatay Dalka Masar ayaa la sheegay in nafteeda ay u weysay nin ay sir qarsoodi ah ku guursatay Awgiis kadib markii aabaheed uu rasaas xabadka kaga dhiftay.

Gabadhaan oo aheyd ardayad wax ka baran jirtay mid kamida jaamacada magaaalada Inhaaziya ee gobolka Suweys isla markaana da’deeda lagu qiyaaasay 25 jir , ayaa la shegay inay guur qarsoodi ah la gashay wiil ay isku xaafad ahaayeen isla makraana jaceyl baaxad weyn uu ka dhaxeeyay.

Faadumo ayaa la sheegay in wiilkii ay hoos iska mahersadeen ama waxa soomaalidu u taqaano Khudbo Sirada , hase ahaatee waxaa la tilmaamay in gurigooda ay ka maqneed mudo dhan 3 bilood waxaana laga war helay inay la carartay wiilka ay guurka qarsoodida ah la gashay.

Saddex Bil kadib ayey Faaduma dib ugu soo laabatay gurigooduu , laakiin aabaheed oo aad ugu xumaaday guurka qarsoodida ah ay gabadhiisa gashay ayaa markii uu arkay si deg deg ah ula soo booday qoray wuxuuna rasaas kaga dhuftay xabadka, isla markiina waxaa loola cararay isbitaalka laakin nasiib xumo intii loo sii waday ay wadada ku naf baxday.

Booliiska magaalada ayaa baaritaano ay sameeyeen waxey ku ogaadeen in aabaha dhalay gabdha uu xabada ku dhiftyay maadaama uu aad uga xumaaday guurka Khudba sirada ah ay gabdhiisa la gashay wiil ay isku xaafad ahaayeen.

Booliska ayaa durbaba waxey gacanta kusoo dhigeen aabaha dhalay gabadhaan u geeriyootay guurka Khudba sirada ah, waxeyna dhigeen xabsiga laakiin lix maalin kadib ayaa la sii daayay.

32 Responses to Aabe Gabadhiisa uu Jeclaa u Dilay in ay ka dhuumatay kadibna Guur Qudbo Siro ah ay gashay(Dhacdo Xanuun Badan)

  1. suudi says:

    sorry waan ka xumahay duqa wow xanaaqay

  2. Xiirey says:

    Marka hore alaah u naxariisto faadumo,dhanka kale gabadha waa laga qaldan yahay waayo dookheeda ayaa kukalifey iney la baxsato sxbkeed!

  3. Maxamuud oo ku mgc dheer salahey moohaa says:

    Kkkkkkkk horta allaha u naxariisto gabadhaasi lkn kaasi wuxuu ahaa aabe arxan laawy ah so ma jiraa ruux ubadkiisa u quuro dil wuu cabsanaa kani ama maba miir qabin

  4. dalmar says:

    walahi wa mucjiso lkin qaladka waxa iskaleh gawada waayo waa qalad in sadax bil nin lasexato ay raaxo ku sexato lkin familka raaxo kuma jiifa waayo walaga maqan.yahay marka aa baha xanaaga aya tan banshay wa sax

  5. Ducaysane says:

    Its sad story but the father should not have murdered his daughter for such light crime. He ought to reconcile and educate her about the ugly fornication. Its nor halal marriage unless her parents refuted her to marry the Guy. But the way why would he not bunch the Guy who stole his daughter? How could a father murder his daughter for having fun with her own private part? It doesn’t make sense but honor killings must stop in the Muslim world!

  6. Sharaf says:

    K k k k Haduu Qori Ama Rasaas kudilay Maxaad Noogusoo Sawirteen Torayda Ama Mindida

  7. Wadani says:

    Asc dhaman musliminta ah mel walbo ad jogtan qasatan umada somaliyed salan kadib alaha unaxaristo gbadha amin ugu horeyn qudbo sirada diinta ma ogoshahahy? Gbdha wey qaldantahy walow arinka hada noqday dil ama naf lagoyo ugu dambeyn waxan lafikir ahay sxbkey sharaf midkaso ah mesha waxad kusawirten mindi ama toorey waxadna shegten in qori lagu dilay gabadha .

  8. Let'us save somalia says:

    Ala ha u naxaristo
    midakale waxa macqul ah iney bashali jirtay meherka
    ka hor sida$ dartet ayu udilay lkn abaha loma bahnen inu gacmaha iska haleyo
    sorry

  9. sudees says:

    Ala ha unaxariisto way dhacdaa masiinbadaas ilahay ha inaga badbadiyo

  10. qasab says:

    allow hanugu sababin caruurtena iyo kuwa kalaba

  11. Moge says:

    In this world,lets expect every thing.incase some thng strange hapens,lets try 2 react positively & mind u,if u kil some 1 2 death,is de worst crime ever u do it.tnxs

  12. koronto says:

    Wow duqu waa xanaaqaye lakiin waa wax ilaah laga hoosgalo arintaasi isagana shaydan ayaa waalay

  13. cigrama-qeys says:

    ASC.Allah unaxariisto inta dhimatay_gawadhu weey qaldantahay odagana wuu qaldan yahay gawadhu waxaa laga raway ineey sheegato wiilka iney mustaqbal ka rabto. An u imaado aabuhu asagana wuxuu ku qaldan yahay inuu nafteyda gooyo)wixi iga qaldan adiga inaad saxdo isku day by qeys

    • Ivan says:

      rob: hey! Congrats! This is a fantastic tiaeimontsl of the true value of the WAA Certification – and the nice thing is it come from someone who is not a WAA director :) Again: CONGRATS!

  14. Indhacade says:

    Waa qalad lakin angu lamayaabin waayo cidna umadiidin gabadha inay wiilka guursato saan warka ufahmay saasdarteed sheekhu wuu dambaabay waana cadho darteed

  15. Ba'ol says:

    Nagta xabad kumu dhubten ul aya nafta luga goon laha nagta (stuped).

  16. Buxi melaha banan says:

    K.k.k.k.k.k.k. Walayab duni wayo.waa qalad qalad kusax duqio gabadhu haday cartay muiska dhafo gbdha iya duna maxay uqarsan abahed bajoge.intuba waxa dhafiyay kacsi waw

  17. Ilyas says:

    Allaha unaxaristo gabadhas lakini duqa waxu aha duq arxan laway ah wuna walna hada akhiro intu ada wa yape

  18. Abda says:

    K.k. Aaway qoriga lagu dilay gabadha warqad benta daaya

  19. ^~^~ m.hassan jacelka wadnaha ^~^~ says:

    Asc walalyal horta gabadha qalad weyn ayey sameysa oo anan dinta islamka melna kaga jirin abaha gabadha dhalayna asagana qalad ayu galay wayo dinta islamka kumana arag arintan oo kale gabdhaha halo dilo hada arintan aniga waxba kama garanayo ee somaliyey maxay nila tahay arintan mise ruun miya mise waa ben ee maxa turida ama mindida loguso sawiray xabad ama risas ayaba lagu dilaye

  20. Xasan kafi cabdi sheekh says:

    Marka hore a s c walaalaha musliminta ahow wlh ninkii gabar dhalay dhibaa heysta

  21. Gomey says:

    Duqu wu saxanyahay

  22. ali dooy says:

    Alle ha u naxariisto jahil aana garaneyn walidnimo ayaa dilay aabena lama oran karo qayamahana asagoo gacan ku dhiglaa lakenayaa oo caruurtiisa qar kamid ah dilay fadlan caruurta aad dhashay waxaa yaan lagula kacin

  23. Cismaan says:

    Alla ha unaxiista gabadha lkn mawanaajinin waalidkeed siduu usobarbaariyay waalidka waxan kudardaarmaniyaa inuusan cadaadanin ilmaha waayo waxaan umaleyniyaa inaykukaliftay arintaangabadha inay kabaqday inloodiido ninka ayjeceshahay hori ayaalooyiri ninkii jacel dartii udhinta waa shahiid

  24. Mr sheene says:

    Alaha unaxristo gawadha iyo inti muslim ahoo kala oo dhimaty blse odayga wuu qaldanaay alana sabab ugu dhigay oo lama oran karo muxuu udilay blse inuu ku dag dago ma ahayn gawadhuna wey fududaaty oo waxey ku fcned inay abahed la tashato kadib hduu u diido waa gar oo wey mahersan kartaa waliwa qolka ku dhagan dhalan yaradana waxan leyahay iska ilaliyo gawar aysan walidkeda usan idin la ogeyn inaad la baxsataan wayo wax yabo badan ayaa ka iman karo xataa hduu walidka dib kaga ogalado lkn cih ka qabo mana fcna waxaa fcn in walidka laga duceysto

  25. Meal says:

    Marka hore allah u naxariisto ayan leenahay guurka qudbo sirada ah waa xaaraan lkin gaadhaha waa iney waalidoda u shegan

  26. Baidoa says:

    Duqa wuu qaldanaa gabadhana alle ha u naxristo inkasto wax diinta ka baxsan ay ku kacday

  27. SHuceyb says:

    Wanka xumahay gerida teedad aya dhamatay lkn odayga waxa ficneyd inuu wax hubsada

  28. Ibrahim says:

    Is the spose the mamdred the the guy becse he is the one who stol the doughtr

  29. aweys yare says:

    gabadha qalad ayeegashay laakiin ciqaabteeda ma eesan aheen dil waxay aheed in lawaaniyo teeda kale guurka waa calaf koley kuma faraxsano qof jirkiisa gooye

  30. Muha abdi jama says:

    Asc dhamaan, shareecada islaamka ma qabto wax la dhoho qudbo siro labadi isku qaba qudbo siro waxay isku qabaan xarig xaraan ah marka walalayaal iska ilaaliya waxaas oo kale

  31. Issack musa says:

    Gabadha qalad ayey gashey waa danbi mana fiicneyn lkinse. Aabe Naf ayuu diley Asagaaba ka danbi weyn gabadha. Mana aheyn inu dilo naf uu ilahey xarimey in ladilo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII