Waxaa Dhamaan lagu Wargalinayaa Shacabka Soomaaliyeed ee jecel inay la socdaan Wararka dhinaca Online ka ah inuu Hawada soo galay Website Cusub oo Magaciisa aad ka fahmi doonto Waxyaabaha uu faafiyo.
Hadaba Magacu waa Faafin.com Waxyaabaha uu Akhristayaashiisa uso Bandhigi Doono Waxaa kamid ah Wararkii ugu danbeeyay ee Somaliya iyo Caalamka Dhinaca kale wuxuu dher yahay Websiteyada Kale Wararka Hoose ee ka qarsoon shacabka Somalida ayuu soo tabin Doonaa Haduu alle idmo.
Faafin.com Waxaa ka howl gala Wariya yaal Caan ah oo laga Yaqaan Gayiga Somalida kuwaasoo Idiin soo tabin doona Warar Miisaaman oo Xaqiiqda ku salaysan.
Dhanka kale Wuxuu soo dhawaynayaa Akhristaaya Jecel inay Fikirkooda ku aadan Xiliga Kala Guurka uu usoo bandhigaan Shacabka.
Balanteenu waa Faafin.com Iyo War la huboo la faafiyo
Asc dhamaan bahda maamulka iyo shaqaalaha faafin intaas kadib baahi weyn baan uqabnaa inaa helno wararka sirta ah taasna waa shaqadiina shacabka ayaadna ushaqeysaan welcome faafin.com
Wow sodhawada ayan idin lenahay
ma xumo
this i will defintely go long time back my pop in law took me to this kaoren place that had those depressed seating on the floor ..the food was pretty neat also it was a kinda mom and pop shop dont know the name.
Please be neuteral. Don.t askew one side aganst other party as other web are doing—-advice
waan soo dhaweeynayaa hadii ay warar xaqiiqo keenayaan oo aay tawinayaan waxa saxda ah
Sodhawada wa hadi adan dad qaas ah ushaqaynaynin
Wel came.to open hands
Marshall you write so beautifully where this can be such a befenit to another who is facing the challenges that you have met. The Cartoons are so amazing with each part I had read snippets & thought you had a series of books coming out.. Just read all 5 parts to catch up . The thing that impresses me the most is the emphasis on humor. I do think it releases defenses against the demons in our bodies that trigger cancer. The main reason you are so famous is your humor to go with your Toons. With the stress of today’s world..we need to tune in to Marshall daily get our dose of defenses and stay healthy. You are doing a miraculous thing & saving lives. Have you ever known anyone who died of the Squamous Cell Carcinoma? The most frightened I have ever been was when the Dr. came in ‘You have skin cancer.’ I hope he got it all. Scars do not bother me Dr. just get the dragons out. You mean so much to so many people that has to feel good.
Waa ku faraxsanaxay websitka cusub ee faafin com waa soodhaweynenaa insha allaah
The rusted canihs of prison moonsAre shattered by the sun.I walk a road, horizons changeThe tournament’s begun.The purple piper plays his tune,The choir softly sing;Three lullabies in an ancient tongue,For the court of the crimson king.The keeper of the city keysPut shutters on the dreams.I wait outside the pilgrim’s doorWith insufficient schemes.The black queen chantsthe funeral march,The cracked brass bells will ring;To summon back the fire witchTo the court of the crimson king.The gardener plants an evergreenWhilst trampling on a flower.I chase the wind of a prism shipTo taste the sweet and sour.The pattern juggler lifts his hand;The orchestra begin.As slowly turns the grinding wheelIn the court of the crimson king.On soft grey mornings widows cry,The wise men share a joke;I run to grasp divining signsTo satisfy the hoax.The yellow jester does not playBut gently pulls the stringsAnd smiles as the puppets danceIn the court of the crimson king.
Welcome
With lots of love , this message comes 2 say u’re wished the joys u so deserve especially today … and may the days that lie ahead be extra-nice 1, 2o filled with all the happiness thoug 2 come 2 u, ! ! ! ! Welcome with open hands , Faafin.com !!!
welcome new website
Asa bahda saxaafada faafin
aniga oo magacayaga layiraahdo cumar abshir cali oo kunool dagmada cabudwaaq waxa aan kahad layaa xaalada soomaliya sida ay tahay markii lafiiriyo waagiihore sida ay ahay iyo hada sida ay tahay waxa u dhexeeya farqi wayn lkn waxa aan leeyahay madax wayn naha sidaan wax haka badalo maxaa yeelay waxa aad moodaa in uu hurdo ok
WALAL NINKA LA YIHAAHDO GACLA WAAN U HANBALYANAY MAXAA DHACAY WAAN NIN SOO MALAIYAD WAAN NIN CULUS MAXAA DHACAY WAA NIN AAN AAD IYO AAD ISKU DHAQAANO WAA SXBKE WAAN SALAMAY AAD IYO AAN U SALAAMAYU
SXB MARKALE WAAN KU SALAMAY SXBKEYOW KHAR AYAAN KUU RAYANAY SXB SHAQADAAN WAAMID KU WEN UMAD SOOMALID WAXAAN KU LII YAHAY SHAQADAAN ISKA XAJI HADE KALE WAA LSGAAL DHOQANAY SXBOW BBBBBBBYYYYYYYY
Marka hore salaan qaliya iga gudoon sxb marka xigta waxaan kuu shegayaa inaad howl muhiima aad uhaysaan dhamaan shacabwaynaha soomaaliyeed meel walba ooy joogaan idinkana ay war idhinka sugayaan waadna kumahad santihiin shaqadan aad qabateen aalaha idinka ajar siiyo walaalayaal dhaman tiin waryiyaasha warka sootabinaya iyo kuwa qoraya iyo dhamaan maamulka faafin.com
byyyyyyy