Shariif Xasan Sh Aadan waa gudoomiyihii hore ee barlamaanka Soomaaliya waxaana uu kamid ahaa Xildhibaanadii maanta dooranayay Gudoomiyaha Cusub ee barlamaanka.
Waa Musharax utaagan Xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaaan uu olole ugu jiray in Cali Khaliif Galeyr uu noqdo Gudoomiyaha barlamaanka si uu isaga nasiib ugu yeesho musharaxnimada madaxweynaha.
Markii ay soo dhamaatay doorashada ayaa Shariif Xasan waxaa uu sheegay in uu soo dhaweynayo gudoomiyaha Cusub ee barlamaanka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in isaga ahaan uu rabay in nin beel kale kasoo jeeda uu noqdo Gudoomiyaha Barlamaanka sidaas daraadeedna uu u ololeynayay Cali Khaliif.
Doorashada Pro Jawaari loo doortay Gudoomiyaha barlamaanka ayuu sheegay in ay saameyn doonto musraxnimadiisii xilka madaxweynaha maadaama ay isku beel yihiin.
Waxaa uu tilmaamay in uu donayay in beeshiisa aysan ku koobnaan gudoomiyaha barlamaanka hase ahaatee uu meel kasareeyo gaarsiiyo, dhawaana uu soo saari doono waxa uu ka yeelayo musharaxnimadiisa.
Warqaad.com— Muqdisho Office
Sharif sakin haka raja qaben madax wayne maxkamad aya kusugyeso tuuk qaa in ah
Kakakaka Tuug tuug tuug tuug war bax igana Tag
Ninka diinta & musliminta duleyo ilahey isagana wu duleynaya.sharif sakinow Kac yahuuda wax hakuu tarto.
Oday xaarka is katir way ku dhamataye
Tuug.tuug tuug kha in ah
Shariif istakiin tuug qaa.ina weye maxa yelay kuxumadi farmaja kasocon weysay farmaja xaqisi aya kasobaxay tug yah0w qaa’inka?
Sharif sakiin qainiwadan tug xaaran ayey katahay madaxwayno
asc waxan hambalyo udirayaaya pro maxamed shi cusman jawari hada nahay shacabka somaliyed
Away borsadi lacagta ahayd ee manta la shagayay inuu la waregayay mesha ay dorashada ka socoto war waa laga gudbay xili dad lacag lagu lalusho tuuugyahow dad aqoon leh ayaa la raba lama rabo shahadada cabdule shidiye k.k.k.k.k.k.k.
Kkk allaaha nagarebay sakiin kha,in cabdiwali iyo farmajona wa nagarebikaraa k k k k k
Somalia hagulaysato
Hayaaaaaaaaay sharifow ha murugon kan kalena wu kugu daba jogaa darishadad kabaxden inta dhibka wadana dadka haraaceen
Tug ala iyo rasul ka furtay shaar sakin
Alaah naga kaa qabatay
Kkkkkkkk sharif sakin waa qiyaa noole ree qiyano marba laqban
Asc.dhaman musliminta inta kadib waxan hambalyo udiraya masul sare pro maxamed cisman pro jawaari iyo dhaman shacabka somaliyed waxana leyahay jawaari allaha kula garab galo xilka ad qaday Runti Qabiil kuguma tageerin e nin astaahilo xilka ayad tahay
Sakiin wuxuu yiri “waxaan donayay in beeshayda aysan ku koobnaan gudoomiyaha barlamaanka hase ahaatee aan meel kasareeyo gaarsiiyo” Waa yaabe intii uu sakiin kufadhiyay kursiga gudoomiyaha baarlamaanka muxuu uqabtay beeshiisa?
Waryada somali idinkabo tug nimat kudhalatene maxat karabtan odeyga maba jiro hada rux somali oho an dhig qabin tuga hadey wadanka gacanta ugashay
Dulli baatahay sharif xasan dalka ayad qayantay iyo dadka dulli foowqul dulli
Asc labodar mid wuqustey mikalana kamafogo sakin wuqustey bijale baharey
Asc dhaman walahayga somali wa ilahay mahadi in an ka baxno ku melgar adnana dimuqurati dowlad an xur u nahy mida gale sakin ya la caynin wa hugri ton marka za lala yabin sakin
Kkkk in badan sakin wad ku qashay dadka dalka iyo siyasada somalia lkn manta ayey ku qashay markadii sakiin aad 8 year nagu qalesay ee lagalbo by by shariif sakiin sakiin
K.k.k.k.k.k. Naga daa mataga iyo xarka kaa socda duliyahaw nabsigi farmajo aya ku haya sakinow uraye yahud ayad ka soo jeda somali mahid bastar uf uf uf
Sakiin bax sakiintada beeraha bardheera tuwakada ugu gura waad na dhibtaye gaas adigana kama fogid boorsadaada xirxira aabaha faroole ugu shakay sida ay wax udhaceen
Kkk war wayaabe midkan calasow iskushegayo ma doqona mise haduu sokabaday mise farmajo waxqabadkisibad xaqiraysa runti way cadahay inkursigan u farmajo kufadhisan dono e ader ha isqaldin
War shariif xasan kaadida ayuu idinku celshey diida ama ogolaada siyaasadiisa unbaa dalka kashaqeyn doonto
war shariif sakiin naga harye waxaanu sugnaaba waa shiikh shariif oo isagana daadku qaado qori xun iyo qiiqisaba waa la tuura laba xaaraami xaqii umaday cuneen guul iyo hambalyo prof.jawaari hanoolaato soomaaliya.
bisinkoow war ninka mucaarad badannaa inuusan fiicneyn uu tuug yahey waxaad ka arkeysaa sida umaddii soomaaliyeed u nacdey meel daran ilaahey kaa bixi sakiinooow
Lol sh. Istakin
Ninki alle duleyo sasu udulobayaye ogada alow ya ogada cawa wu yaban yahay farmajo xukumadi benata ahayd o ad kuridayba kasodul baxday kaxaaxabi hee sharif istakinow waa adiga lagumodo ey rabiyo qabe cil uu igudile
Sharif sakiin doonimeyno ee waxan siina niic s’africa ha igu yimado
Asc sxb yaal salaan kadib sida hadalkiina kamuuqata waad kasoohorjeedaan sikin
waxaan dhihikaraa wadar iyo
waaxid yaa gardaran
waxaa gardaran waa xidka waxaan leenahay
sakiin carar by byby
Shariif sakiin waa baxye shariif biijo alaha ku daro waa 2 tuug wadanka u tashte qaa imiinta allaha naga qabto
Kulaha beeshayda qabiilada horay kuu neceen hadana digil iyo mirifla kunacay sababto ah((xaabsade)iyo aadan saransoor ayad isku dayday inad barlamaanka kareebto lakn boorteeri sh.sharif ayaa kaaqabtay waliba rigoore maxkamada sare ogolasho kakeenay cml Awalba waxow ahaa jaad wali kaganacsada daroogada kenya nagu qaribtay kaba siidarane waa nin kasaaqiday waxbarashada oo kaga tagay dugsiga hoose fasalka afraad lakin kucaanbaxay labadiblaynta iyo dhabar katoogasho siyaasadeed hadow shahado la.an xildhiban kuyahay tuugu bax dheh
sharif xasan waa nin dhalinyaro ah oo mustaqbal leh naca ama jeclaada idinkay idinkay idin jirtaa lkn waxaa balan ah inaad aragtan asaga oo madaxwayne ah
Laangaab sakiin waa laga adkaaday asharaaf awalba waxaa ka wakiil ahaa leysaan xaabsade oo ah hogaamiyihii leysaan sakiin wuxuu ku reebay banaanka ninkaan wax baranoow iyo ninkii dhulkiisa qayaanoow sida sakiin baa idiindabaysa
sharif sakiin haduu daaqada kabaxay insha alaah waxaa kuxigi doona sharif biijoole oo ay wada ahaaayeen tuugo dalka iyo dadkaba qiyantay sidoo kale waxaa kuxigi doona wiilka faroole ee gaas meeshana waxaa kuharidoona ninka daacada ah ee farmaajo guuuuuuul
waaaaaaaaaw masha alaah somali wax badan khayaano walagu dayay lkn qof waliba qayanadi asaga ayey ku labatay alxm alahi sakiin naga qabtay aya mahad leh duliga kofida ku saliida badan leh beydhabo masago ku abuur dheh waxa ka daran bastarkan kale e camaha wey sida dhocil koris ah c.wali adna mel daran ku dambeyse qadir wa ilaah somalia guul insha alaah bye
lalbruiz on August 27, 2009 What a ridiculous thing they did. That car would had been btteer in the hands of a car enthusiast. I surely bet it would be in btteer condition than this heap of rust and junk. My respect to those who are trying to restore it, but for the looks of it btteer go and buy any used Belvedere, LOL.
Hanbalyo umada somaliyed mel kasta o ay joogto xaata kuwii taagersanaa SH.SAKIIN.SAKIIN na WAXAAN UGU HANBALyEYNAYA MAXKAMADA HEEG E WALI JANIS BAD HAYSATAYE e NOO SHEEG HANTIDÍ UMADA SOMAlI INTA AAD MAHIGA LAALUSH U SIISAY
tuug khaain in ah waaye shariif sakiin ilaah dhulka kulajar waa ninki kaliya ee muslim ah ee baarlamaanka yahuuda kutaageeray inaan falastiin lasiinin xurnimo isxaan daranaa war maxay kahalaysaysay falastiin shariif sakiin misa yahauud haku taageertaaas is dhahaysaysay waaaba yaabe cudurka kuhaaya badanaaa musa muslim neceen ayaad ku gaartay waaba yeebee
sharifow taqaqasuskaaga waa tuuganimo iyo isku dirka ayad shahado ka sidataa mida 2 aad adoo shaqsi ah ayd la kulanty safaarada israail ay ku leedahay taliyaniga wax bad meel dhigaten hadaba faido ad ledahay mlahan ilahay xolo ayu ku siyay xran bad ku dartay
Aniga siyaasad ahaan waxaan taageersanahay sakiin waayo wadamo bdn o afrika ah ayaan tagay mid walba wuxuu jecelyahay nin siyaasadda wax bdn kusoo dhex jiray dowladdana dhacay in madaxweyne laga dhigo waayo ninkaas wuu dhargay lkn kan hada kow lasoo dooranaayo goormuu dhargaayaa? Sida farmaajo, cadow, baadiyow, ina c/shakuur, iyo kuwa kale.
Kaka war kan wa tagaye iska dhaafa manta waxn oran lahaa mr sakiin sakiinta iska laq ilaa xal kale kuma yaalee sido kale prof jawari waxn leyahay sumaacd xumdi sakiin dul dhigay digil&mirifle wa in aad dhaqadaa hadii kale wa dameer iyo dhaghiisa
asc hadii aan kahadlo wixii shalay kadhacay muqdisho waxaa ay ahaayeen wax taariikh ah waayo shariif oo nagahadhahy waa guul inoosoohoyatay waxaan kaloo rabaa in uuhadho gaas waaayo waa nin qabyaaladu lacag uthay
waa tuuug islaamka duleeyey illaah baa asni duleeyey illaah haidinka qabti muslimiinta dhamaantiina
Yah sanad kan wa madax da qaran ka 2 bada beel ewalala ha ah an kala dhecen isku iskuna moqifka kana midesan wadani nimada marexan madaxwene h.gedir reizul wasare ama h.gidir madax weyn rezulwazare marexan faroole iyo gaas ha iska qatan la cagta bur cad badeda k.k.k.k. Viva somaliya sharif sxb xogay binje gal ana bdl kugu kena
Beautiful pictures, how gorg is that model’s hair!? YUM.Happy Easter & have fun in Vegas- we’re uber jeoauls!!We’re now following you- please follow us back!
T & JXoX
Shariif sakiin xitaa intuu noolyahay minashiibiya lagaqoraayo soomaaliya.waa gun gun dhashay
Sharif sakin tuug tuug dhalay rajo xumida mawaxad rabta madax weyne in ad noqodid ado qori aqanin magaceyga nacas nacas tuug
Shariif xassan waa nin rag ah oo hami wayn leh ninka raga ahna waxaa lagu gartaa hami waynida waa nin caqli badan wuxuuna rabay inuu wax ka badalo jagadaan Raizul baarlamaan nimo ee joogtada u noqotay beeshiisa wayse la fahmi waayeen ninka mucaaradka ku ah shariif xasan ogoow waxaan kuu arkaa inaad tahay xaasidka digil iyo mirifle ee ma kaa aha shariif nacayb
Marka hore waxaan leeyahay somaliya waa ay tashatay, danaheedana waa ay katashatay, Tuug, Jaahil, Xasad, Argagixiso iyo Qabqable intabo meesha waa ay kabaxeen intii fiyoobeed ayaa isu sooo hartay. Waqtigii lacagta iyo laaluushka la isku dooran jirey waa uu dhamaaday…… Wabillahi towfiiq
Asc aniga waxan leyahay inta galo wadanka jogta iyo galo racyadaba iyo munafiqinta alle wuxu ku kulmin dona narta jahanama wana hoygoda waxyarna adunka ha iskaga raxestano shacabkase waxan leyahay islamnida ma ahan wax afka un laga shego ficil iyo ku dhaqan ayey u bahantahay inti alle wax fahansiyay wa wada ogyihin dadka dinta anan aqonina waxan leyahay waxad ogatan waxa la didanyahay wa in kitabka alle u dhulka ka taliyo iyo towxidki alle u laha xaqiqda walalayal wa intas waxba yanan dinta leydinka sarin rabina halaga baqo. Adun yusan idin qadin.
Asc, waa mahad alle mar hadu baqtiyay zanawi, shariif sakiina quustay rajana laheyn,kenyana dhexdeda u dagal ka bilaban dono malmaha sosocdo insha allah, SOMALIYEY ILLAHEY NIMCADISA KU SHUKRIYA
asc horta sharif xasan maxa ugu heysan ma idinku wax idin ka xaday gaara nh herkisa qaraar ba idinka haaye mida kale ogaada every person has his own fate one day one time he will be the president of somalia.
asc dhamaat umada somaliyed melwelba ay jogaan wan salaa meya shariif sakin hadii dhaci shariif ben jalena Allah mesha kabihiyo dad daka iyo Diinta dalka wax utaraya Alah noo keno
kooxda hollaan ayaa waxey salaan udireyaa dadka ushageya umuda somaliyed ee kunol melkasta halaiska dayo caytintoda nacala indindhaley eyi eyi dhaley ayaadtihin
wariyaa meqa sanadod ayaad dhici jirteen dadka meqa sanadood ayaad cuni jirteen xaqeena markaad shariif hassan wax ka shegeysdaaan somaliyey cayda sidedaba ninkii caytamaaa caylex idinkane marbadan waad cunteen xaqeena meqaa shariif hassan ka tuugsan ayaa idin ku jirta marba shati noo so xiraneysiin wariyaada hada anagaa waxa doraneyno idinka la idin mabahano waad na arkeysaan hadiba somali hada xabadeda bilaaban weyso tihoraad u shileyneysiin siyaasad ma idinkaa wax ka garanaayo dimeraad xamar ku raci hirtenee kuligeena anagaa magc i din yelnee wax hla arko mideda kale nin walboow qorigiisa xaqaato markii horaba waxaad jeceleydeen in aad xolaha muslim ka ah cuntiine xawiye jago madaxweyni xaran ayey kaa tahay shariif hassan haduu qaadi wayey hawiyene maqadaayo korsigaan waxa is kalex darood waadna arkeysiin
war iska daaya waa shaqsi xune isagay dhibaysaa malin aan malikan ahayn waayo wixii dhabato wadanka iyo dadka kagala waa helay midkale yaa dooranay waba la ogyahay waxaba ka daran taas marku yuuhuud la shaqeeyay war waa wax ilahay laga galo waxuu samayahayo waxaan leenahay ilahay ha soo hanuniyo
Dhamantin wad qaldan tihin maxa yelay gabi ahanba tani dowlad manoqan karto sababto ah waxay katalabsatay “KITABKA QURANKA KARIIMKA” oy diday inay kudhaqanto qadatayna dastur gacan kusameys ah. Alaha duleyo iskuna diro kuwo kudagalayo jagoyinka o noguna dhibo “shabaabul mujahidin” dowladnima
Aw shariif may la,aray ” man sharafa nafsahu fahu shariif ” ilaaha ko’obsoy reewin wali fitnaayten intunlay sin haatoy ee madax weynime oo gaal lin shaqeeyaw inki qal qaalidoy
Shariifki ay li aayney rahaween ya hormariyi fadayey wali hori usku hilmama mahadsinti shariifow
War ninkan wax kudhacay ega naceeb beniadam loooma dhinto,inaay somalia is racday sidan kugarta inta qoof oo raigoda dhibaneysay wa isku mowqif nikan maxkamad aya lasotagaya waxana lagu xukumayaa ,,,,,,cimrigesa oo wasmo ah yaa dood ka qaba?
Wariya jahilin baa tihin Sharif keliya ma tug ah?
Farmajo wa burcad burcad ah o wax fcn bd modan.!!
Sharif sh Axmedna?!
Hadda ayn fahmey Somali nimo ma idinka ahan waxad shegeysan!
Nacas ba wada tihin!
Dhamaan inta caayeysa shariifka waa wecello xaaraan ah dalkana burburiyey ciil baa idin hayee calooshiina xirta shariika waa nin siyaasi ah dalkana wax u qabtey. Sinjigiina wasa ee shariifka daaya dulli ha’idin ku dhaca dhamaan inta shariif xassan u geftey.