Dhalinyarada xafada towfiiq oo kala ah
Wariye Maxamed Xuseen Yuusuf (xaaji Tahriib),
C/Raxmaan Muumin (Codeey)
Cabdirizaaq yuusuf kampala
Maxamuud Xuseen Maxamed (Ina Fara Fara),
C/Qaadir Sh. Xasan Maxamuud,
Cismaan Cali Maxamuud (Xuubey),
Suleymaan Nuur Axmed (Barafow),
Fartuun Cismaan Xaaji,
Rooda Cali Sagaar,
Ismaaciil Kuulow
Siciid C/Laahi Jabriil (Saciid Yaqiiney)
ismaciil ahmed jiifyare
mohamed osman engish
mowliid ducaale (seefta banaanka)
cabduqaadir qandac
cali jaar
ayuub ibrahim hassan (difaa)
axmaed ali da uud
cabdulahi cali dauud (ajaay)
cilmi cabdi rahmaan maasimo (dhijital)
cabdi ladhiif fara cadde
cabdi shakuur faarax cigale (washiton)
abuukar cali xuseen (faqa buraale )
cabdirahmaan carab cali baso
cabdi kariin axmed jiifyare
mahamed deeq muumin (amiinka)
ismail cali xuseen
nasro cabduqadir osmaan ahmed
cabdi cali xuseen
Mohamed cali xuseen (jiire)
Saciid cali xuseen
Yariisay cali
Hani buuboow
Nuurta Mohamed cali
Dhamaan Dhaalinyarada Xaafada Towfiiq Waxa ay Tacsi Tiiraanya leh u Dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii ee Ka Geeriyootay Qaali maxamuud ukun , oo goor dhow ku geeriyooTay isbitaalka soos ee Magaalada Muqdisho, Waxaanu leenahay Ilaah Ha U Naxariisto Janadi fardoowsana allaha ka Waraabiya Marxuumada , Amiin Amiin Amiin.
xafiiska warqabadka warqaad.com ee k/africa
Inaaalilaahi wa’inaa ilaahay raajicuunaa
Alah unaxristo qarabadey kadhimatana samir iyo iman alah kasiiyo lakin sifiigeda maxaa uso qori wayaden maxey ahayd qofakasata loma duceyee badigee ahayd
Allow unaxariiso marxumada dhimatay janadiifardawso allaha ugu bishaareeyo aamiin
إنا لله وإنا إليه راجعون anigo ka mid ah dhalin yarada xafada towfiq lkn hada ku nol wadanka kenya waxan tacsi tas la mid ah garsinaya dhaman qarabada iyo ehelada iyo adhalinyarada rer towfiq waxan leyahay wa geri ad u naxdin badan dhamanten ilahay hanaga samir siyo
Alle ha u naxaristo inti dhimatay amiin amiin amiin
Amin amin walalayal janada alle haka warabiyo marxumada
yey udirayaan Tacsida reer Towfiq
asc illahay naxarista hasiiyo qarabada ay katagtayna samar hakasiiyo insha allah tariiq nololedkeda no sheega
انا لله وانا اليه راجعون
كل نفس ذا إقة الموت
اللهم اغفر لها وأرحمها
inaalilaahi wa inaa ilaahi rajucun qali maxamud waxeey katagtay dhamanten sabar iyo imaan allaah hangasiyo ayadana janatol fardoowso allaah hakawarabiyo amin amiin yarabi
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi ‘i raajicun sabar iyo iimaan allaha idinka siiyo Eheladeedi haddaad tihin iyana eebe janada ha geeyo aamin aamin aamin
Asc inaalilaah waa inaa ileehi raajicuun ilaah ha unaxariirto janada fardowsa allah ka waraabiyo qaraabadi ay ka tagtay samar iyo iimaan allah ka siiyo
aaamin intii muslim ahna alle hau naxariisto miskiinta taxsi ayaan u dira ani &inta muslim ah oo malin kaste dhinto
Amin amin amin allow unaxariso allow somali mide o dhibka kasaar
انا لله وانا الیه راجعون alaha unaxaristo marxumada janadana alaha kawarabiyo qarabadana samir iyo imana alaha kasiyo walalyal ana waxan idin leyahay barasha wanagsan will iyo gabarba barasha wanagsan
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi rajicuun geeridu wa xaq cidkasta na wey dhadhamindoonta alle ha u naxariisto janatul firdoos alle haka waraabiyo wey naga wada baxday dhaman reer max,mud samir alle ha idin ka siiyo
inaalillaahi wa inaa illeyhi rajicuun allaha u naxariisto qaali maxamuud ukun samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo dhaman janatul fardoowso allaha ka waraabiyo