Gudomiyihi hore ee Barlamanka Somalia hadana ah Musharax u tagaan qabashada xilka ugu sareya ee Somalia ayaa waxaa uu xiriir dhow la leeyahay yuhuuda Calamka.

Xiriirka Shariif Xasan iyoYuhuuda Calamka waxaa uu so bilowday sanadki 2006 kadib marki wadanka taliyaaniga oo ay u nool yihiin 35kun oo yuhuud ah Shariif Xasan lagu casumay si uu kulan ula qaato Ururka ay ku mideysanyihiin Yuhuuda Calamka.Gudomiye Shariif Xasan ayaa waxaa uu la qatay Ururkaas kulan mudo sacado ah socday waxaana laga wada hadlay xaalka somalia iyo qadiyada Falastiin oo markaas kacsanayd.
Ururka ayaa Shariif Xasan ka codsaday in asago matalaya Dowlada Somalia uu ka qayb gali shir loga tashanayo bal in ay dhici karto Mustqabalka in la helo Dowlad Falastiin ay yeelato .Shirkaas oo ay ka soo qaybgaleen wadamo badan oo calamka ah ayaa waxaa sido kale shirkaasi ka dhex muqday dhowr wadan oo carab ah islamarkana Xariir dhow la lahaa Israil wadamada carabta ah ee ka qayb galayay shirkaas ayaa waxaa ka mid aha Masar iyo Maroco iyo Somalia oo ayadana ku jogta Wadan carbeed madama ay ku jirto jamacada carabta.
Dood dheer iyo falanqayn waxaa la isku racay in wadamada ka soo qaybgalay shirkaasi ay u codeyaan in falisteen xornimo la siiyo iyo in aan la siinin.
Shariif Xasan oo asagu shirkaasi u matalayay Somalia ayaa waxaa uu u codeyay in aan la aqoonsan Dowlad ka dhalata Falastiin waxaa sido kale jiray wadamo carab iyo africaan ah oo ayagana sido kale u codeyay in aan Falistiin la siin xornimo.
Ugu danbeyn Kulanki ayaa waxaa uu ku soo idladay in aan Falastin la siin Xornimo oo ay sideedi ugu hoos jirto Dowlada Israil.
Kulankaasi marka uu soo dhamaday waxaa shir goni ah wada yeeshay Wakiilo ka socda Yuhuuda Calamka iyo Gudomiyaha Barlamanka Somalia Shariif Xasan sida aan xogta ku helay waxaa lagala hadlay xaalada Somalia waxaa sido kale lagu wargaliyay in uu yahay Hogaamiye dacaad ah islamarkana yuhuda calamka ay ka shaqayn doonto sidi Madaxweynaha Mustaqbalka Somalia loga dhigi laha ayado gabagabadi heshiisyo lagau kala saxiixday in yuhuuda calamka ay maalgalin la garab istaagto Siyaasada Shariif Xasan ee Somalia.
Kulanki labaad ee ay yeeshaan Ururka Yuhuuda calamka iyo Shariif Xasan ee ka dhaca wadanka taliyaaniga waxaa casumay Shariif Xasan Nagta la yirahdo Nirenstein oo ah guddoomiyaha baarlamaanka adduunka ee Yuhuudda oo fadhigiisu yahay Bruxels Baarlamaanka Yuhuudda Adunka wuxuu xiriir la leeyahay Baarlamaanka Israel waxaayna ahayd 2011 waxaana halkasi si toos ah loogu soo bandhigay qorshaha isaga laga leeyahay oo ah in Israel ay raad (influence) xooggan ku yeelato geeska Afrikada Badweynta Hindiya, Badda Cas Baab al Mandab, gacanka cadmeed iyo weliba dhanka Mediterranean-ka.
Waxaa, sidoo kale qorshaha yuhuuda calamka ku jira in la kala jaro xiriirka Shariif Xasan iyo Wadamada carabta si yuhuda ay siday rabto ugu adeegsato Gudomiyaha Barlamanka Somalia Shariif Xasan waxaa kale oo laga wada hadlay sidi Madaxweyne Shariif Axmed Meesha loga sari laha amaba uu si dadban u hoos imaan laha Shariiif Xasan.
Qodobada rasmiga ah ee kulankaan danbe la isla meel dhigay ayaan wali cadeyn balse kulankaas ka dib shariif Xasan waxaa u soo labtay asagoo leh hami madaxweynenimo waxaa una qas iyo mijaxaabin ku bilabay hay,adihi Dowlada kmg ah sida asago dagaal toos ah la galay R/wasaarihi hore ee Somalia Farmaajo.
Shariif Xasan waxaa uu ku gulaystay dagaalki uu ka dhex bilabay Dowlada kmg ah kadib marki banaanka Dowlada loga saaray R/wasaarihi hore ee Somalia Farmaajo waxaana uu markaasi kalmo diplomaasi oo calami ah iyo mid dhaqaaleba ka helayay Ururka yuhuuda calamka oo ayagu sameyn weyn ku leh siyaasada calamka.
Shariif Xasan Sanad ka dib kulankaasi wa musharax u tagaan Xilka Madaxweynenimada Somalia waxaa uu wada dadaalo uu ku musuqmasuqaayo barlamanka cusub ee Somalia waxana uu barlamanka kuraas badan ugu ibiyay dad uu aminsanyahay in ay u codeyn doonan xiliga dorashada madaxweynenimo ee Somalia.
Shariif Xasan waxaa uu sido kale wada canpein culus oo ay ku baxayso malayiin dollarka maraeykanka ah kaas oo u ku doonayo in uu mar un ku soo baxo hogaanka ugu sareya Wadanka Somalia asago garab buuxa ka helaya Barlamanka yuhuuda calamka.
Dhamaan qarashaadkaas baxaya waxaa balanqaday oo bixinaya Ururka Yuhuuda Calamka iyo Barlamanka yuhuuda Calamka ee Fadhigoodu yahay Magaalada Bruxels ee Wadanka Beljamka.
Ururkaasi Shariif Xasan kama dhiso un dhanka dhaqaalaha ee waxaa uu ka dhisaa dhanka xiriirada Dowladaha Afrika ee dariska la ah Somalia sida Itobiya oo ayadu xiriir soo jireen ah la leh Israil waxaana markasta oo siyaasada Somali ay isku qabtaan Shariif Xasan iyo Siyaasiyiinta kale ee Somalida Itobiya la safata Shariif Xasan waxaana Xiriirkaas abuuray yuhuuda calamka.
Itobiya kaliya ma ahan Dowladaha uu ururkaasi uu ku xiray Shariif Xasan waxaa kalo ka mid ah wadanka Ereteria oo uu shariif Xasan ku noola mudo kuna haystay Magangaliyo buuxda .
Ugu danbeyn xogtaan muhiimka ah waxaan bulashada Somaliyeed ugu soo bandhigay xiligaan xasaasiga ah in Somalia aan waqti ka badan 22 sano laga dhumin oo ay xubnaha barlamanka cusub ka fejignaadan dorashada Masuul Aqonsi u diiday walaaleheena dhabataysan ee Falastiin masuul gatay sirta qaranka Somaliyeed masul aan aqoon uu wadan ku hogaamiyo lahayn.
Talo soo jeedin.
Xubnaha Barlamanka Cusub ee Somalia hadi ay rabaan in dhabaatada Somali ay ku jirta 22ki sano ee la soo dhafay ka baxdo waxaan dhihi lahaa u dorta Gudomiyaha Barlamanka Somali Aqonyahan Prof Mahamed Jawaari oo ah Aqoonyahan mudo 40 sano ah Maamul Dowlo ku soo dhex jiray Sido kale u doorta Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo oo ah nin dhalinyaro ah islamarkana hogaan wanagsan tusiyay Shacabka Somaliyeed mudadi 6 bilood ahayd ee uu hayay Xilka R/wasaarenimada Somalia waxaan huba in labadaasi Shaqsi ay mudan yihiin Hogaanka Wadanka Somalia islamarkana ay horseedi karaan Somalia oo dib cagaheedi iskugu taagta.
Filo qaybta labaad ee ee Xogtaan ku saabsan xiriirka ka dhexeya Yuhuuda Calamka iyo Shariif Xasan oo mudo sanado ah la daba socday.
By : Hon. Adv. AHMED IBRAHIM
FOMER CHAIRMAN OF SOMALI PARLIAMENTARY
COMMISSION OF THE CONSTITUTION &
FEDERAL AFFAIRES.
KKKKKK adeer taas waan ogeynee amaad wax kale noo haaysaa,mideeda kale arrintaada waxa ay ku soo biyo shubatay hala doorto cilmaaniyiin kale sida farmaajo iyo kan aad rabtid inaad ka dhigtid guddoomiye baarlamaan,wallahi haddaan sharciga alle loo soo noqon in dulligaan laga bixi doonin.
Wariye inta aadan falin kafiirso wariye ayaa tahay hadii aad wax u codeyneysid qofki aad rabtid u codeey hebel dorta iyo hebel hadoraninta aad ladahay iska dhaaf other wise hortaadaa kaheli doontaa
kkkkkkkkk wax waa la mucaaradaa laakiin tani wiilkeyga oo 13 jir ah ayaa aqriyay asagaaba igu yiri aabe tani iima cuntameyso marka wax kale la imaada waa run in uu shariif xasan yahay nin musuq maasuq badan laakiin taasi waxa uu kala siman yahay hseeq shariif iyo cabdwali gaas bahasha waad ka bad badiseen naga kala yareeya hade
asc horta sxbyaaal sakiin waa balayo ku soo wajahan umada somaaliyeey blse amaaaana alaaaaah waxana leeyahay dadkeena feero gaar ha u lahaaadeen shariif xasan waa duli fool madoow waaana ka suurta gashaa ????????????
shariif xasan long live waa rageedii
aqoonyahan,profeser, armajo,prof.abdiweli,
prof ismail samater, dhammaan waxba maha waa
buug buug sita ,malaha aqoonta dabiicaga ah
waa maskax dadkale,oo bowsi ah aan waxba uga hoosayn,cilmi laayanfac, mahiiga may hoos fadhiisteen .shariif xasan alle haku guuleyo ,he wilbe future presidant of somalia , we support book book sita iyo aqoon baadi ah midna looma baahna waa faaruq ,aqoontoodu waa mid qarbi,dalkana waxba kama yaqaaniin ,dadkana waxba kama yaqaanin,mahiigaa leh
Wan kugu racsanahay wlh ani shaqsi ahantayda labadas qof aya ku habon waxan sa id u tagersanahay mudane farmajo wa nin karti leh oo daacad ah
Hadii xogta dhabtahay Allah(SW) ayan kamagan galnay cidi sharwadata.Waxa Allah kabaryaya inan Imam cadalad ah helno.YAHUUD Iyo Cidi xirir la leh Allah naga badbaadsho
Anna Waters – Tanya, Once again you’ve outdone youslerf! I didn’t even cry at her graduation ceremony but I did as I read this and looked again at these photos. You are an amazing artist/photographer/writer as you seek to capture the whole person, and who they are. WOW! God has certainly blessed you with many gifts. Grateful for you sharing your talents with us.
Allow farmaajo iyo bijoole ka magan galnay inta kale ha tartamaan
Wlhi ku wan wariyaal ma ahan waa tuugo is baxeysatey shariif xasan waa nin mudan in uu madax weene noqdo lkn hawiya ayaa u diidan mana ka yeeli doono nacalatulaahi hawiye iyo armaajo
Wallahi waxan kuraacsanahey arinta uu so jediyey. Farmajo unba uqalmo madaxweynaha dalka. Sh. Sharif,Sharif Hasan oo san u edeysan iyo Dr. Gaas Ilahi naguma soo celiya amen
Shariif sakiin waxawalba uu lacag ku helaayo waa uu sameeynaa maraka waxaa ka daran haddii madaxweyne loo doorto waxaan dhihi lahaa ninkaas halayska qabto inta uusan gaarin heerka uu doonaayo waayo midka hada taageersan iyo kan mucaaradka ku ah waa isugu hal waayo diintiisa waa lacag
zara’s mamaHehe..don’t know why babies like car rides so much lehh.hui siaI relaly hope Brae will kick out this habit. If not, die lor everytime poo during mealtimes.mom2ashleyYahh time flies so fast when we have baby around.
Ina li lahi waina ilahi rajicun ilahaw hanogu dhibin sharif xasan xil maxayelay waxalagu edeyay musuq masuq iyo xirir in uulaieyahay yuhuda aqon yahana ma aha marki lagu xiray shaha dadi sakan dhariga marki laguxirayna wuuwayay somaliya manta waxay ubahantahay aqon yahan asna aqonyahan ma ahan waxan dhihi laha ilahay nogu maka dhibo xil
Ciid Mubaarak, ka dib, ninkan halkan Avocato, hebel, waxaan odhan lahaa anigoo nimanka aad u kala hiilinaysid midna garasho gaar ah u lahayn, haddana markaan akhriyey maqaalkaaga, iska daa qof sidaada aqoon sheegaynayee, caruurta yaryar ayaan ku hadasheen waxaad la shir timi, waxaana kugu haboon ciradaada ku khasaar, kolay waad leedahay malahaygee. waar ma waxaad garan kari weyday hadaad been sheegasid mid run u eg sheeg, ama talo badso, intaanad qorin. ogow WALAAHI, Ilaahay baan ku dhaartee, inaan lagaaga tegayn beentan, maalin aad ka tamar yartahayna lagu weydiin doono, haddaba maanta ayaad fursad haysataaye, intaan hunguri, iyo shilimaad haadaan kaa ridin, waar talanaan ku siinayaaye Ilaahay u towbad keen, qofka aad u geftayna deni-dhaaf weydiiso, waa intood ka heshaaye. Waar miyaad ilowday xadiiskii nabigeena NNKH kaga hadlay xanta iyo been abuurka, maantaad fursad haysataa, hadaad talo qaadanaysid. Ilaahow waa taada.
Beentada hore Runtaada danbe ayey udarantahay maka warqad naga daya bentiina haku gada nina akharadiina lacag qofkii been shega waa gaal koley wadba galowdeene utowba keena allah cafisna weydiista ninka ad beenta ka shegteen waxana noo cadadtey iney warkiina oo dhan aybeen yihiin mana rumesaneyno been tiina hada kadib kana daaya madaxwenaha mustaqbaka somaliya aflagadada shariif xasan guuuuuuuuuuul noolow waligaaa siiiiii codkaga shariif xasan waa nin mas ul aheeeeeeee wana ninka hada u qalma xilkan
Qofyahow wax sooqoray kafirso qabyalad ayad wada ee joog otherwise u will get ur reward
kkk ader aragoo ashqaraar weeye waxaad soo QODEENA fadlan dib haloogu noqdo qormaad nin dhiilaysan baa soo qoraye
aniga waxan leyahay dhamantod waa cilmani kan mareykanka xiriir laleh iyo kan yahuudaba waa isku mid aniga ilaa iyo hada mahaya nin daacad ah waxan taagersanahayna majirto kan ugu dhow oo laraaci karo waa farmaja asigana waxaa wadata gaala nin man kitabka ilahay an wax kuxukumi doonin taageramaya alla hanaga qabta mahiga iyo waxii ka amar qata amiin
Walh dhabtu ka hadlay wariyaha prf ka iyo farmajo ayaa uqalma hogaanka weymuuqata inta diidan wali waxay lajiranyihn cudurka { qabyaalad } allah haidin caafiyo
Somali meel walboo ay takto ma helayso shariif xasan nin ugu fcn marka waan ogahay dhamaantiina waxaa kuleelka idinka keenaya waa qabyaalad waxaad rabtaan wiligiina in aad ku fadhiisaana madaxweene macquulna ma ahan ilaahey waxuu yiri watilkal ayaamu nudaawiluhaa beena naasi kuwan wariyaasha isku sheegaya wAxaan leeyahay ilaah ka cabsada qabyaalad ayaa qalbiga idinka gashayee shariif beenjoole miyaa lacak idin soosiyeyna mise armaajo
Shariif Xasan Ma Yahuudbaa? Illaahow Naga Badbaadi Yahuudkaan Sakiinta Wato Soomaaliyeey Ka Feer Jignaada Doolarka Sakiin Uu Bixinaayo Yaan La Dooran Sakiin Soomaaliyeey
Marka hore waxaan salaamaya ummada somaliyeed sln kadib walaaliyaal yeysan hukun idin qaban marixaan waayo waa duli weeyane haska dooran marixaan waa kuwi dhahay rag iyo dumarba wa a ay siman yihiin talow waa iga so.aale alle masimine ma ayagaa simaaya subxaana laah allaahayow xukun hanoogu dhiibin waa qof kaa soo horjeeda
Waxan halkaan ka salaamayaa umada somaliyeed inta fiyow .waxaan ujawaabahayaa doqonkan dibjirka ah.ee qabyaalada dhextaagan lataagan qalfooftii qaranki dumay .ALLA KUMA CAAFIYO UDHIMO cuqdada.BEESHA AAD CAYDAYNA dalki ay horay udhiseen oon taako laga dumiyo ma.ogiyo taako lagu darin ayaa raali galinayo.ayla inaad tahayna dhaqankada ayan kagartay.NACALAD HAKU DHACDO YUHUD IYO WAXAY WADATO.aamiin
I have really made more of an efrfot of the past few years to speak very plainly to my non-insurance friends.a0 Sometimes I am talking with an insurance underwriter on the phone and a minute later I am talking with a new prospect.a0 This requires some quick transitioning from insurance nerd to insurance teacher.a0
haahey sharif xasan waa lagaranayaa o diinta wax makagaranaayo
Weriye xogtaada wad ku mahadsantahay lkn aniga baaqa an u dirayo xildhibanada cusub adeer waxa weeye sheekh shariif hala doorto ewelba xildhiban kasto musharaxa beeshisa kaliya ayu codkiisa siinaya taa wa la wada ogyahay ma garatay
kkkkkkkk marka hore soo yeelo fikrada wariyanaimo ee ha yelan fikrat qabaail shariif xasana waa shaqsi somaliyeed ee ha u rogin midadaada oo kale
Anigon warkaga rumaysanayn ayan ognahay arin iska cad oo ah in hoganka kumeelgadhku uu dhamantod yahay dad gaalada ushaqeeya dalkana galo ay kensaden kuhaysta
Shariif xasan xafidahulaah,, mdxwene iskadaaye waxoo istaahilaa inoo aduunka xukumo hadow yahuuda calaaqaat laleeyahay waxaa laga ogaan lahaa dadkiisa ayaa u safri lahaayen israel, marka sheeko raqiis ah waaye shekadiina e yaanla xaqirin ninkaas, kummanaan shahaado BHD wataan ayoo dhaamaa illaaheygii raisul baarlamaan kadhigay waa awoodaa inoo kadhigo mdxweyne, almuhim inta meesha joogto asagaa ugu alla cabsi badan
shariif sakiin uma alla hadhaafiyo.
Waw war baa ymid wan kafilayey in hada wixi kadambeya laga helayo somali sheganyda angaa yahuud somali ah.soomali lakala daf Allow bad badi
Waa warbixin loobaahnaa marhore laakiin soodaahday waxaa dhiman cabdi wali gas iyo sharif shekh axmed hadii kale waad qabyaaladaynaysaa takale jooji raga aad tilmaamayso waayo waxay wax udhimin xogta aad soo gudbinaysid
Warqaad horta kafiirso intaadan falin waxan ku leeyahay haku qadanina aakhiridiina lacag waxaana tihiin yahuud yahuud dhashey ninkii been sheega waa gal mana jirto danbi ka weyn been ee iska daaya shakh siga aad been ka shegeysan ee koley waaba galowdeene illah weydiista danbi dhaaf iyo qofka aad dambi ka gasheen waana beentiina waxa aad shegeysan ilama aha inuu qof rumeysanayo warkan waayo weyba iska cadahay been tiina waxana ladhahaa beentaada hore runtada danbe u daran tahay
shariifka maalintii caydiid baydhabo soon bililiqaystay wuxuu gurigiisa ka soon qaatay kartoomo Bible. ah yaa lahaa isagaa lahaa
Somaliyey talo maantay nalajirtaa.horta ragaan madaxda noo ah maanta nin kiristanka xaquuqbey dalka kuleeyihiin udootay nin yuhuud heshiis lasoo galey iyo mid dalkoodhan iyo dadkiisa beec geeya o gatay,taas badal keedana madaxweynaan kadhigeyna ninwalba loogu sheegay gaar wey muuqata arintan. Waana qorshayaal badan oo ladamaca sanyahey si dalka loga fushado iney helaan dad’ damiirkooda iyo dareenkooda wadani nimo hooseeyo,marka walaalayal Aalle mooye kuwaan rajo male.
Doqan si danban ayaa dad lagu weeraraa ma ogi sidan waa nin jecelaysi iyo qabyaaladnimo shariif hassan yahuud xariir lama laha waa na dad ka un bu kala mid yahay musaqa bye
Marka xore ciid mubarak dhaman musliminta qaas ahan somali weyn mida xiqta wariyaha ayan ulajedaa e adiqa ma wariye maa matahay ama siyaasi bes wat imean tht u cn undsdand wa billahi towfic
War yaa ninka labaxey hanad ibnu omaroow waxaad tahey waxn dhiman aanan nooleyn.mareexaan wa dad somaaliyed qabiil somaaliyed ay colad kala dhexeysana majiro.mahamed siyaadna waa marxuun allaaha unaxariste,e fadlan sxbow alle utobad keen qurunka qabayalada iska dhaaf.
War yahuuda sharif xasan yahuuda shabaab ka ah baa iigadaran o ku beeray dadkan cawanka ah o tageersan caqida oraneyso qofki waxyaqaano waa cilmani, kii diinta yaqanay waa mushrikinti qaburaha cabudo, dadka wadaniyinta isku shego ama askarta so ahaan jirayna waa yahuud e intabo ku jahaada o laya ayagana cilmi madi iyo diin ay wax ka aqoon e ilahow naga qabo kuwaan
A
Ina lilahi wa inaa ilahi rajicun! Ilaahow mimkas xil hanogu dhibin wayo wa gal ilaahi kafurtay islamkana khiyanay wana gud war kacararaaay wa sumaysanyahay
Waxaa iga dagnen ah in aan la doran FARMAJO maxaa yeelay waa la so badalay ninkas ma ahan kii na ka tagay 1sano hor waa maskay cusub o laga so soray wixii ahaa shaqo wanaag
Wariyaa hooyadiina wasee wariyaal matihinee waxaa tihiin qabiilo meeshan iskugu yimid hooyadiina wasa ee ka daaya dadka sharaftale caayda
Warqaadow benta xad ayey ledahay waan idin kukalsonahaye yan idin aminbixin plz dhax dhaxad noqda
Ina lilah kani wa mid cirka lagu so ridey sharif ma ahane wa sheydan xilna ma mudne alle ha dhafiyo umada somaliye allow kubixi gcnta hawiye mp dorta dadka mudan madax tinimada sida farmajo iyo pro.samatar iyo dadka so raca asc
Iyaaaaaaah yuhuud aaaaa! Haday somalia godki madoba ku noqonaysa hadu sharif sakin iyo yuhuudi madax noo noqoto ALLOW NA BADBAADI barlamaanow barta wanagsan garoooo geediga horay u wad.
Wan ka xumahay dadka somaliyed waxay ku dhaqamayna wayo sharif hassan iyo cid kasta masuuliyihiinta yaan loo gafin tan kale haduu sharifka qaldamay kan caayayna wa khaldanyahay marka masuuliyihiinta ha la xushmeeya Alna ha laga cabsado walalyaal
Asc dhaman tin umada somaliyed melwalbo jogan inta kadib.waxan dhihilaha somaliyey isdaba qabta midka somalida sheganayo sakinka ladhahayo Umada Allaha kaqabto insha Allah mantana waxey sosocotawa Yahud mafaraha lagashay,ALLOW MAGANTA AMIN AMIN AMIN,MID CADALAD AH ALLOW KEN amin midkan labaxa magaca Asxabti ben hakashegin Calehi hakugu dhacde bastar Xalal Ankudhalan bad tahay waxa madaxa kagalay m/siyad iyo marexan kadib lamahayo dolad dhab ah haxumata ama hasamate Afkaga qashinka urayo kasar
warqaad afar qabilka iska dayaa shariif sakin mahan ee wa sh. Shariif qofka la shirey duli warqa aniga idin waso
Asc dhaman tin umada somaliyed melwalbo jogan inta kadib.waxan dhihilaha somaliyey isdaba qabta midka somalida sheganayo sakinka ladhahayo Umada Allaha kaqabto insha Allah mantana waxey sosocotawa Yahud mafaraha lagashay,ALLOW MAGANTA AMIN AMIN AMIN,MID CADALAD AH ALLOW KEN amin midkan labaxa magaca Asxabti ben hakashegin Calehi hakugu dhacde bastar Xalal Ankudhalan bad tahay waxa madaxa kagalay m/siyad iyo marexan kadib lamahayo dolad dhab ah haxumata ama hasamate Afkaga qashinka urayo kasar }tankale hoyada bad caysen hoyadin wasa waxey lamid tahay hoyadey ban wasaya War isku xishoda Kadaya Aflagadada wariyasha Dacada ah wasaq Rayi Gaban bad tihin inta Caytameysa
abuur waanaa kahoraysay:shacabka iyo baarlamaanka cusub waxaan oranayaa indho gaara u yeesha…markii wax laguu sheego ayaad wax garataa…
waxa wax laga xishoda ah hodaa was iyo marexan ayaa sas ah ninka simay nin iyo nag waa hal shaqsi ma ahan marexan oo dhan lakin dadka shegaya in uu sharifka lashiray yahuda makuba kaleba way lashiran haben iyo malin maxa laga shegaya shariif xasan sow ma ogid miyaa in mahiga wakil kayahay besha caalamka yaa waya besha caalam sow ma ahan miyaa yahud nasaari isku jira marka waa lala shira mahiga wax kahadla wan la’nahay sitoos haloo hadle yeysan xaalada kubiyo shubinin qori qori ku mud musharrax majira ilaa waxa wata yahuud ama nasaari ama waxad moodan inay tahay besha caalamka muslim ogaad hal boli nirig xalaal madasha
Mansha allah.walalayal asc.bacda salam fadlan aflagadadu wa thambi.marka xigta idinka o boqol ku dhaw ayad hal wariye war ushegay iskunacaysan.fadlan ha laycafiyo.firi gar ah QABIIL QABRI KULATAGI MAYO.
waxaas waxaad usheege cawaanta adi oo kale ah shariif xasan haku waso dameer xun ayaad tahay
Ninka layiraahdo wadani xadii aad diiday shariif xasan in ladoorto ma waxaa ladooranayaa hooyadaa marabno hooyadaa waa dhilo ee waxaan rabnaa mudane sharif xasan shekh aadan
Asc dhamaan dadka somaliyed mel walba ay ku suganyihin aniga waxan waxyar ka odhan laha dadka fekereda so bandhigahayo misena cayda ay ku lifaaqantahay fekerkoda walal waxa kula gudbon hadi ad arin kacadhooto adiga oo an mujin cadhadhaada in aad tilmaamto mesha ay arinta ka gurracantahay wayo cadhada oo an laxakameyn waxay ku seejisa gartaada
Iga raali noqda madoneyn in an wax ka shego feker qof leeyahay lakin xoga waxa i dhibtay aflagaada waalidka loogeysanhayo
Sharif sakin shartisa uma somaliyed ilahey dhinac haka mariyo
Sharif sakin inu yahud yahe way cadahe hala dhafo wariyaha wu saxanyahe mida kale midkan hanad ladhahayo aderow qabil mad mesha u imada inad qabil dhan ceso adi ayay ku daran tahe afkaga subso qurunka calosha kugu jirana iska rag operation aya rabtaye cuqdad.com
War eleygan yahudka oo walalihis her falastin ugu codeya inay madax bananan anaga wax manoso wade Allah hanaga qabto
War eleygan yahudka oo walalihis her falastin ugu codeya inaysan madax bananan anaga wax manoso wade Allah hanaga qabto
warqaad waa laga ogaa beenta u bara baganda ee u kala heelaneyo murashaxiinta dalka fadlan hadii aad tihin wariyaal dhexdhexaad ah ee i laaliya mabda saxaafaadda iyo qowaaniinta u degsan. tan kale shariif xasan waan sharaf badan oo ah oowliyadda ilahey,nasabkiisa gedaal u eega, waxaa abow u ah NABDI MOHAMED NNK ha ahaatee. waa qofka kaliye ee fahamsani wadaniga dalka iyo sharciga waaye.
Kkk allow dalka diinta dadka mid wax utaro nogudhib midakale somaliyey allah aan utowbadkeno
Kkk allow dalka diinta dadka mid wax utaro nogudhib.mr farmajo midakale somaliyey allah aan utowbadkeno
Asc dhaman musliminta gar ahan walaleheyga somaliyed Inte kadib wlh wan kuracsanahay wariyahan so qoran arimahan saxda ah xilka somaliya waxa mudan m.A.M.FARMAJO ninkan xirirka la yesha yahuuda Allaw naga qabo wa nin duli ah rabana inu keno yahuuda wadanka Islam ku daganyahay Allaw dhaman inta rabto inan wax udhiban umadada si dag dag noga Qabo kana dhex bixi umadada islamka dhaman cidi wax uqabaneysana kuguley Allaw kuguley madxweynaha saxda ah e M.A.M.FARMAJO Aamin
Fisrt and foremost, I would want to that my Somali brothers for understanding between the reality and false. We ever know that Warqaas never reported on the reality. Sharif Hassab is powerful and strong politician who has right to lead Somalia.If you want to support your candidate that is up to you.It is very unfortunate that you interfere with politics instead reporting or writing o situation and events in the country. Sharif Hassan is from a good back ground who has also been in Somali politics. I can write hundred of pages of report on WARQAAD to say that it is funded by YAHUUD and also pentacostal churches and post the information in hundred of newspapers and website.I can also open new facebook page and twitter to write false and allegation report to share with thousands around the world then you will know if you right to make such allegation against Sharif Hassan.I want a good president who is elected by the members of parliament.
For more information we are ready to battle with WATQAAD .
See me on hassanhassan641@yahoo.com
Wlh duliyaal ayaa tihin hadaaba sakiin o wecel taagereysan wax wadaniyad ahna idinkuma jurto in wadankeena la dhaco ayad rali ka nqoten lkn wlhu caliimun bimaa tacmaluun alle ayana idinka abaal marin dono hadaba yuhud tagersantihin
War waad waalan tihiin ee yuhuud iyo nasaara maxey is dhaamaan kuwii hore ee shariif iyo cabdulaahi yuusuf iyo kuwa hada la soo wado sow yuhuud iyo nasaaro hada hadalkooda ku shaqeyn maayaan waa maxay waxaad layaabeysaan shariif xasanaa yahuud gacan saar laleh ooshariif koofi iyo inta lashaqeysa oow la mid maaha oo hada mawaxaad moodaan in wadanka cid kale ka taliso mahayo moog ayaan ogeyn arinkaas
Warkaa u hubno balse ninkii laga shakiiye banaanka halaga maro walaalayoow. Tankale waxaad ogaadtani nimaan gaalo wadanin majiro ragga dhamaansa, Allah swc umada haka badda badiye hadafkooda.
asc dhaman umada somaliyeed ciid wanagsan intaa kadib wariyaha warkiisu waan aragnay mesha uu kubiyo shubtay kuna fashilmay lkn talo waxaan soojeedinayaa hadii larabo in somalia horay loowada si loogaaro dowlad dhab in loodaayo ninka hada hayo sh shariif sh ahmed ah lana taageera qabiil qabiilkana liska dhaafo walba qoflee qaban lahaa nin hada kadib lasoo doortay iyo dib udhac kale yaana lookeenin umada somaliyeed diintana haloo noqdo , soomalia waxey ubaahantahay qof diinta fahansan kuna dhaqa dalka dhibkana haliska dhafo iyo ninjecleysiga ku aadan qabiil iyo xumaantiisa asc wr wbr
ASC ANIGA WAXAN DHIHI LAHAA FARMAAJO GAAS SH.SAKIIN DHAMAANTODA WAA DAD GAALO U ADEEGA MARKA ALLAAH HANAGA QABTO HADAN YARA MILICSADO TR FARMAAJO RUN AHAANTII FARMAAJO WAA NINKII YIRI WAXAN SOMALIYA KADIFACEYNAYAA WASHINTON IYO NEWRYOUR MARKA WAA NIN MARAYKANKA DIFACAYA SIDOO KALE C/WALI GAAS ASAGANA MAR SHIR MARAYKANKA KADHACAY QAYIDADA FALISTIINA LOOGA HADLAYAY AYA LESKU QILAFAY MARAYKANKA SHIRKA WUU KAXANAQAY ASNA WUU RAACAY SIDO KALE GAAS TALNIGA MAR UU TAGAY WUXUU SHEGAY IN HADII LADORTO DIIMAHA KALE IN UU TIXGALIN DOONO SH.LASO GAMAYNA WAA NIN LAYAQANE KAHADLID UMA BAHNA MARKA YAN LADALIN
ASC dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, ma jiro Madaxwayne ama mas’uul dowlada ka tirsan oo aan danaha reer galbeedka iyo Mareykankaba ka marnayn, Ilaahow shaqsi daacad ah, diinta yaqaano, ummada wax tar u leh ilaahow noo door adaan arimaheena ku dhiibanay. tan kale waxaan codsan lahaa in la soo muujiyo dhammaan dhaliilahooda iyo ceebtooda bahasha yaan lagu koobin hal shaqsi. mahadsanidiin
Tani waa kambeyn ku aadan farmajo maxayelay farmajo wuxuu kadhashay qabiil uqalma madaxweyne sharif xasanna qabiilkiisa umaqalmo maxa yeelay waa asharaaf wax madilaan waxna madhacaan sidaas darteda farmajo aan doorano asaga ayaa qabiil gacan kudhiile ah kadhashaye dhanka kale asharafta uu kadhashay sharif xasan in ay habaaraan ninka webka iskaleh ama ninka qoray aflagaada loo geystay wiil kooda oo ah aalubeytu (rasuulilaahi salalahu calehi wasalim
shariif xasan oo aad caaysay waxay kadhigantahay in aad rasuulka csw caaysay ninkii rasuulka caayana diin maleh nin diin la aan ahna waa gaal marka walaalayaal asharaafta halaga dambeeyo in la caaya iskaba daaye
haday arintasi run tahay ilaahay ayaa arka kan waxa uu ku kacay waa arin aad iyo aad u xun oo munaafuqnimo kadaran alle anaga qabto wax walba oo soomaali burburinaaya
AAMIIN AAMIN AAMIN
ILOVE MY COUNTRY
GOOD LUCKY RAKO RAAXO,COM
haaheey sida warka aad usoo wadeen maantana waxd leedihiin kanaa yahuud ah gtry shariif =xasan haduu yahuud yahay farmaaje iyo biijoole maxay yihiin? qabiilka iska daaya somaliyeey wa wixii idin burburiyey dhamaantooda waa dabadhilif mid diidi doono amarka yuhuudana majiro magaraty yuhuudana maanta dunida ayadaa ka taliso qaar idin kamid ah wariyaashiina waxa laga yaabaa inay yuhuud yihiin marka beenta iyo ka qabyaalada joojiya hadii kale 20 kale ayaa idin dhiman sidii yahuudii ookale bye inta qabiilka neceb maasooniyiinta kaliya afrika ma maamulaano waxay maamulaan dhamaan wadamada carabta kuwa dunida ugu caansan waa maasooniyiin dhamaaan madaxdii somaliya ee siyaad bare kadibna waa sidookale hadaa jeceshahyna falastiin taariikhdeed ayd ka sheekeyn lahayd ind qof ku caaysid inuu falastiin diidey taasina waa arin qabiil ku dheexan
War yaya kalaya ninka maqla wuxu ku hadlayo ma tuga dhiga yacabka ah ayad ledahay warasuul wad gafte ale u towbadken sharif xasanka ad shegeyso iyo adigaba waxa tihin duli inta kadib waxa aniga oran lahaa dadka somaliyed maslaxadooda ala garanaya inagu wan iska mala awaley alah subxana watacla aya arini u dhan tahay waxan ale kabar yaayaa in uu inoo doorto midki ku xukumi laha kitabkiisa munazalka ah waayo alah wuxu kitab kisa quranka kuyiri inaa anzalna ileykal kitaba bil xaq li tax kuma beyna naas bimaa araka laha walaa takun lil khaa imiina kha siima sadaqalahul cadim@marka sharif xasan iyo kha imul wadan alaha naga najeyo sharkoda iyo dhagar toda
ASC bulsha weynta soomaaliyeed waad ujeedaan warkani meesha uu kudilmay marka akhyaarey shabakada waxa kashaqeeyaa waa banii aadam ibnu aadamna wuu gefaa magafana waa ALLAH ma,ahan marka in lacaayo ama la,aflagaadeeyo saxufiyiinta akhyaarey soomaali waa mid waa ul iyo meyrax mataano weeyoo meelbey kawada timid marka ma,ahan in lacaayo qabiil ama la,aflagaadeyo waalid mana in laxanto madax hore oon hada aan nooleyn akhyaarey hadda waxa noogu dhaw waa geeri qof walbana waxaa garbaha usaaran labadi malag ee RAQIIB iyo CATIID waxaa nalooga baahanyahay ALLE kacabsi ee looma baahno qabiil habel aa saas ah iyo madaxweyne hebel ayaa saas ah hooyadaa was Iwm marka akhyaarey intaan nala xisaabin aan is xisaabino aanna kuduceysano madaxweyne diin leh dad jecel dalkana daacad u,ah in uu ILAAH hogaanka dalka noogu dhiibo Aamiin Aamiin Aamiin
Asc dhaman inti muslim ah salan ka bacdi hala daayo aflagaadada loo geysanayo wariyaasha waalidka qabiilka iyo madax daba adiga le ha ku dan baabin cayda aad meela la maqaraarufeyso waa qalad walal ku duceyso kaliya nin lamid ah amiru mu,munin cumar binu khadab radhiyalaahu canhu alaha no sahlo madxweyne cadaalad ah masaakin qudinaya wax barashada ka dhiibaya biyaha ka dhibaya goobaha caafimadka ka dhibaya diinta islamka ku xuku maya markanka diidaya warkiisa dhisaya dalka alloooooow madax noga dhig aamiin aamiin aamiin.. Kuwa wargeyska leh waxan ushegaya wargey qorayan iney kafiirsadan { CAANAN FUUQSI LOO CABIN IYO HADALAN FIIRSI LOO DHIHI FERAHEY WAX YELEEYAN } wariyoow kafirso hadlkaaka kuna dara wargeyska jornalada ku soo qo hadala ad dheheydan waxa jiro dadan awodin intenedka xita fikradah ku soo dar … Ok BY
Asc dhaman inti muslim ah salan ka bacdi hala daayo aflagaadada loo geysanayo wariyaasha waalidka qabiilka iyo madax daba adiga le ha ku dan baabin cayda aad meela la maqaraarufeyso waa qalad walal ku duceyso kaliya nin lamid ah amiru mu,munin cumar binu khadab radhiyalaahu canhu alaha no sahlo madxweyne cadaalad ah masaakin qudinaya wax barashada ka dhiibaya biyaha ka dhibaya goobaha caafimadka ka dhibaya diinta islamka ku xuku maya markanka diidaya warkiisa dhisaya dalka alloooooow madax noga dhig aamiin aamiin aamiin.. Kuwa wargeyska leh waxan ushegaya wargey qorayan iney kafiirsadan { CAANAN FUUQSI LOO CABIN IYO HADALAN FIIRSI LOO DHIHI FERAHEY WAX YELEEYAN } wariyoow kafirso hadlkaaka kuna dara wargeyska jornalada ku soo qo hadala ad dheheydan waxa jiro dadan awodin intenedka xita fikradah ku soo dar … Ok BY.
viv.mudane.sharif.xasan.iyo.dhaam.shacabka.somaliyeed.ee.jecel.nabada.iyo.miidnimada.iyo.cadalada.?
Asc walalaha musliminta AH GAAR AHAAN UMADA SOMALIYED .FIKIRKEYGA SHARIIF WARBIXINTAAN KA HOR AYAA UU DHIB KU HAYEY UMADA SOMALIYED MANA ASTAAHILO XITAA GUDOOMIYE XAAFADEED MARKA BARLAMANKA CUSUB AYAGA AYEY U TALAA HADAY DALKA & DADKA BADBAADINAYAAN .WAXAA KALE YAAN LA IS CAAYIN AMA QABIIL LOO GAFIN ANIGU HADA EELAY WAAN CAAYIN KARAA LKN MA FIICNA BYE.
OurBabyKlatt on September 4, 2011 I love that the towels are made with bboamo ??!! I am a knitter and use a lot of bboamo fiber in my knitting, so a towel made with it for my sweet soon to be baby sounds extra awesome
Illahay aya jogo haka cabsanina walalayal
there is nothing likeness of allah
Allah immortal
He does what he want
facalun lima yurint
shariif xasan iyo yahuuda
laakiin maahan somaaliya iyo
yahuuda advocate
Shariif waa yuhuud sida lasheegay iskajira somaliyed
Asc wllyal ka dib waxan idin shegaa ninki qof muslim ah afkisa ku gaaleysiiya asna waa gaalo tan kale warayaal isku sheegow beenta ad soo qortay iyo qof walba akhsista dembi ayad ka ledahay inta qof isku cayseyna ada denbigooda lagu qoraa waayo waxad tahay ninka so qorey fikirada qaldan.tan kale waxa wanagsan inad aakhiradad ka fikirto ee aadan ka fikirin lacag waxa sido kale aan lahadlaya dadka dhahay eelaay. Eelay ma ahan maanta tii aad ogeyd balse waxa ka cabsi qabtan in guryaasha masakinta lag xoogey in la idin ka bixiyo ama la idin ciliyo cadaado. Marka sharifna waa ahlu diin waana nin garad leh marka waa guuleysaneysaa guuuul cadawgaga ka guuleyso
Asc bismilah somaali wexey dhihi jireen wariyaa la dilay, soo sax ma ahan micnaha loo dili jiray hada, waxii loo dili jiray wariyeyaashana wexey aheyd kaliya in umadaan 100% islaamka ah in niyadooda laga tirtiro qabyaalada oo eey ayaga horseed u ahaayeen,
[...] Halkan ka daalaco Tala soo jeedinti Avv.Axmed Ibrahiim intan la doran Afhayenka Barlamanka. [...]
[...] Halkan ka daalaco Tala soo jeedinti Avv.Axmed Ibrahiim intan la doran Afhayenka Barlamanka. [...]
kkkkk cadi mahan bul shada lkin wariyaha hala iska dhaafo soomali badan waxey arki weysay ayuu arkay waxii qalad ah waa in la tusaa umada soomaliyeed mel kaste oo ay joogaaan
Ala hanaga najeyo shaydanka nasowajahay e rabo sharafta wadankis inu ibsado.sharif sakin ala kabaq muslinimad sheganaysa e kada dulmiga ad kuwada wadankada iyo yuhudad garabsanayso
kamarusso on September 4, 2011 I love that Wimsyboo Baby was founded by a WAHM, Jenny. It’s so nice to see a qutliay product made by real people like us. Proceeds benefit real people like us, instead of big corporation.
war he he dhaha dan la anba idin heyso madax sare sharif xasan alla ha dhowre wa nin jira wayo waxa cadeyneya mucaradnimada aad u qabtan masulka sharafta leh qofka marku cadow leyahay wa ninjira sas aya lagu yaqana rer surwal dhere ma waxad iska dhigeysan malaig laba godle wa la idin fahmey ee dabelaha kala barta gawarida yey idin jirin sharif xasan madax weyna ayu noqon mustaqbalka dhow ama ka calol xumow amaba ku calol samow did ama ha didin wa lagu fadsin ha idinku tagnato wa baydhabistabalaad wa ina marodi ku dhele cana baroha ciyar umaley sharif xasan ha jiro ha nolado .