Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Faah Faahin kasoo baxaysa qarax ay ku waxyeeloobeen kooxdii aayseysa

Qaraxaan ayaa waxa  u ahaa mid geestay qasaaro kaladuwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac qaraxaan ayaa waxa uu kadhacay Magaalada gudaheeda gaar ahaan Suuqa Beledxaawo.

Qaraxaan kadib ayaa goobta uu qaraxa kadhacay waxaa soogaaray ciidamo katirsan kuwa dowlada oo halkaasi kasameeyay baaritaano hasayeeshee macadam cidda ey ku sooqabqabteen baaritaanadaaasi ciidamada. 

Riix Halkan Si Aad Udhagaysato Faah Faahinmta Dufle

Gaashaanle Dhexe Aadan Axmed Xirsi Rufle oo kamid ah saraakiisha Ciidamada dowlada ee Gobolka Gedo oo lahadlay warbaahinta Muqdisho ayaa waxa uu sheeegay in qaraxaan ey ku geeriyoodeen ilaa sadex ruux oo dhalinyaraa kuwaas oo uu ku sheegay in ey ahaayeen dhalinyaro aasayay miinda qaraxday sida uu sheegay.

Waxaana uu intaa raaciyay in wax yeelo eysan kasoogaarin dad shaacaab ah iyo sidoo kale ciidamada katirsan dowlada Soomaaliya.

Waxa uu tilmaamy qaraxa kadhacay Suuqa Beledxaawo in eysan halkaasi ka agdhaween saldhig ciidan sidaa darted waxa uu sheegay in qaraxaan loogu tala galay dadka shacabkaa sida uu sheegay oo halkaasi ka dukaameesta.

Waxaana uu ugu danbeentii sheegay in haatan ey socdaaan baaritaano ku adan qaraxaan.

15 Responses to DHAGAYSO: Faah Faahin kasoo baxaysa qarax ay ku waxyeeloobeen kooxdii aayseysa

  1. Muxumed says:

    Anigoo Ah Muwaadhin Somaliyed handana joga beledxawo nimanka dhintay waa run meydkodana wuxu yaalaa aargada thuma walaahi qaraxi ay wadeena ayagaa kudhintay badalki maskima kudhiman lahayen ayaga hadhintaan qawaarijta

  2. Waa cabdi oo kmd.shurie says:

    Arin murugaleh waye qarxinto lakin hasocoto koleyba xili aye ledha wayo waxkasto bilowleh damashane wu leye.mahadsanid

  3. muxyadiin says:

    HAMBALYO HAMBALYO wixii shar wada alaha ku koobo

  4. Jaamacsaney says:

    Wixii sharwado Allah ku gadiyo aamin aamin

  5. Kenken says:

    Wa arin murugo leh walayal mxa yelay waxay ku dhinten arrin folxun inad ku dhimato gcnahaga

  6. Caaqil says:

    Wixii shar wada illaahay ku cesho iyaga umada alle ha qabto aamiin aamin

  7. Mahad musa agoor says:

    Ayaguhaisku farxeen saa hadii dadkaylarabeen aykuqaraxdo waykufarxilahaayeene

  8. Ina musa agoor says:

    !!!!!!!!!!!! Aakharana maxaa udanbeya????

  9. Mahad muse jamac says:

    Kkkkkkkkk dhibkuuleeyahay hadhadhamiyeen

  10. Liban osman mohamed says:

    Waxan dhihilahaay meedkooda eeyaha halasiiyo k k k k

  11. Liban osman says:

    Waxan dhihilahaay kuwas islaan iyo gaal waxeyihiin lamayaqaney meedkooda eeyaha halasiiyo k k k k

  12. Qaylo dhaan joga b/xaawo says:

    Horaa loo yiri Qaldaa Maqalado haddii uu Qaldo ayidan Qaldayn marka illah ayaa umaddisa inta mudada ah soonayd ilaashanay

  13. Qaylo dhaan joga b/xaawo says:

    Horaa loo yiri( Qaldaa Maqalado) haddii uu Qaldo ayidan Qaldayn marka illah ayaa umaddisa inta mudada ah soonayd ilaashanay

  14. Maxamed sharif says:

    Mmmm hadii ay mujahdinta hal xabo ay ka khaldantay su aasha isweydiinta mudan waxey tahay imisaa aan khaldamin oo galo ku halagsantay waxan idin leenahay is ka daaya af lagadada oo ah lama yaqano muslim iyn galo wxey yihin hadii aan garab sin weynay ma af kena ayan ka celin la sanahay !!!!

  15. qadar sandhol says:

    xaqiq waxa ah qofki banaystay qof muslim dhigisa inusan dinta islamka bananka ka yahay ilahay aya mahada iskale ku gadiyay falki xuma e u watay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII