Ciidamadii maamulka Somaliland ee in dhowaalle joogay deegaanada Maygaagle iyo Sooljoogto ee gobolka Cayn ayaa si guud isaga baxay deegaanadaasi oo ay joogeen tan iyo markii uu biloowday dagaalkii dhexmaray ciidamada Somaliland iyo shacabka magaalada Buuhoodle.
Talaabadan waxaa ay ka dambaysay kadib markii heshiis uu dhexmaray hogaamiyihii hore ee SSC Dr Saleebaan Axmed Ciise Xaglatoosiye iyo masuuliyiinta maamulka Somaliland.
Heshiiska dhexmaray labada dhinac ayaa waxaa ka mid ahaa ka bixitaanka deegaanada ay ciidamada Somaliland xoogga ku joogeen ee dhulalka u dhow magaalada Buuhoodle iyo siidaynta maxaabiis dagaal oo ay Somaliland ka qabsatay shacabkii ay la dagaashay ee reer Buuhoodle.
Waxgaradka Buuhoodle oo shalay siweyn ugu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle saleebaan Axmed Ciise Xaglatoosiye iyo maxaabiista Somaliland ay haysay oo soo gaaray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.
Dr xaglatoosiye ayaa saxaafadda ugu sheegay Buuhoodle in loo baahanyahay nabadda in laga shaqeeyo, islamarkaana laga fogaado waxkastoo dhibaato ku keeni kara nabadgalyada ka jirta gobolka Cayn.
asc dhaman umada smlyd war nabad
Dhulbahantow inkar aya itin ku dhacdaye saan isu dhaama hatii suuqa la itingeyo hata wa la itinku qasaari kadahana magashan qalashana makashaan waxaat ku haboondihiin majirto makaca daarodna meel ayaat oka dhacdeen naf isuyeela oo somalida kale kudayda marna somaliland aya shital itinku shubata marna pundland aya itinku shubata
Siinaayo waxan leeyahay sida ugu dhaqsa badan ufasax dhulmahante NP ogoow dhulmahante wa dad walaalahay ah ciidamada fadnoga ogaadiinka ithobiya aya kugu filan
Good news nabaddu waa nolol waxaana aad u wanaagsan iney nabad ku wada noolaadaan insha Allah
Asc salankadib aad baan usoo dhawanayaa kabixitanka cidamada smland deganada cyan
hunguri midka uxuni waa kii dhulbahante galay maalin waa harti daarood iyo faroole maalin waa soomaalid iyo siilaanyo maalin waa qaatumo iyo galeeydh warmeel ku adkeesta meeshaad ku qoydo waa lagu qalalsadaae war meel ku adkeesta oo hada xagee laaydin ku ogaadaa