Wararka inaga soogaaraya Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay magaaladaasi ka geesteen kufsi ay kula dhaqaaqeen qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed. Ee halkaasi kudhaqan

Sheekh C/raxmaan Sheekh Cabdulle oo kamid ah dadka Degaanka oo la hadlay qaar kamid ah warbaahinta Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya xalay oo kaliya ay kufsadeen sida uu sheegay ilaa saddex haween ah kuwaasi oo ku sugnaa xero ay ku noolyihiin dad barakacayaal ah oo ku taala dhanka galbeed ee Magaalada Beladwayne.
Wuxuu tilmaamay in ciidamada Itoobiya ay dhibaato kala duwan ey ku hayaan dadka Shacabka ah ee kulool Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan taasina ay usii dheer tahay sida uu sheegay kufsi bareer ah oo ay ugeestaan haweenka ku sugan Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan.
Sidoo kale Axmed Xasan Cali oo isna kamid ah waxgaradka Magaalada Beladweyne ayaa sidoo kale sheegay inay ka codsanayaan dowladda Soomaaliya inay wax ka qabato dhibaatada ciidamada Itoobiya oo ey kula kacaan haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Beladweyne.
Wuxuu carabaabay in ciidamada Itoobiya ay dhibaato aan horay loo arag ey ku hayaan shacabka Beladweyne islamarkaana wadooyinka ay xiraan waqtiyada qaar taasina ay ku baaqayaan in si dhaqsa ah Dowladda ey wax uga qabato arimahaan isa sootaraya .
Labadaan masuul ayaa sheegay in Magaalada Beladweyne nolosha haatan kajirta ey tahay mid aan wanaagsaneen sida uu sheegay uu sheegay dhibaato ey kataagan tahay magaalada maadaama ciidamada Itoobiya ay guryaha toos ugu galayaan haweenka ay kufasadaan.
Waxaaana ugu danbeentii ey sheegeen in hadii arintaan wax laga qabwaayo ey kacdoon dadweyne sameen doonaan eyna kadhiidhin doonaan
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beladweyne ayaa lasheegaa in dhibaatooyin kala duwan ay ugeestaan shacabka ku nool Magaaladaasi
alle hanaga qabto itobiyaanka iyo amisom dad wadaninimo ka muuqato umajedo kuwa madaxda isku shegaayo waa naago laqabo dhuntodaa udaran kuwaas illaah nabad iyo barwaaqo hanasiiyo
Amxaara amisom iyo inta u adeegta allah shacabka haka qabta aaamiiin aaamiin aaamiin yaa rabbi alloow adiga na uumaye gaal iyo gaal kalkaalba Hooooji,
Asc ramadan karim waxan ushegaya wlalaha reer balad weyne ladagalama galada ama shahada heleysan ama nasri walahi
AAWAY CUNAGII XAWADLE Ee GADOOMIYANIMADA KUWALANAYAY MUU ARINTAAN WAX KAQABTO
Ninka dhahaya dowladu wax ha kaqabato xolaha miyu ka caqli yaryahay amxaradu madaxda ridada qar kamid ah ayey horay ukufsaden ee Naftina uhura carurtina & xasaskina inta lakufsan laha carurtina adinka oo ujeda geri kadorta Noloshas
Dadka reer baladwayne dagaala Dhibka oo dhan waa shacabka mar bad dhimaynaysan ee hubka qaata oo galada la dirira ama iska fadhiya marna dil marna kufsi gabdhihiina
asc aqyarta salan kadib waxan kaxumahay dhacdada fosha xun okudhacday walahey waxan leyahay waxgaradka kunol magalada baladweyne ineyla dagalaman cadawga itobiya iskana saaran hana iskuhaleynina dowlada xuno caada qaatayasha waayo madaxda dowlada maahan kuwa waxtar leh wadad laadegsado
Waxa nadilay ceel aan awod laheen allaw naga qabo axmarada
Asalaamu calaykum dhaman umada so maliyed iyo islaamka oodhan mel kasta ay jogan . Sharif abdi wali sharif xasan maxa uga hadili la dihin waxa balad wayne ka dhaca mase nagta idin dhanta la kufsaday sana rabtin in la idin ku dorto wasone ilahay calamo ha idika so ifiyo dhunta ad dhafsaten walalhi allaha idinku itixamo mida kale waxan halkan wax uga shegaya warqaad maxad warka usoo tabineysan hadadna madaxda horgayneyn midkas iyo adinka waxbo isma dhantan huguri aya idin rebaya hadalka ama ra yiga dadku dhibanayan hordhiga tugada wadanka heysata
madax weyne shariif aadhahay kufsada dadkaan iyo dhulkaan gaalaa qabsatay waxeyna kuqabsadeen niman culumo loo heystay haatana kamida mareykanka
Shacabka somali waxad dhihi jirten alshaab wayna dhiben itobiyan ayaa noo roon manta gabdha walalahena ayey kufsaden marka amxaro hadi an is raacno wan iska dhicin karna
Wlhi waa arin laga naxo
War umada somaliyedey cadowgena soo jirenka ah ha la iska qabto itoobay marka xitaa ragey koree yaa ka celinay dadkii dhanba fara ku cilaanle iyo midey dishay ka dhigtee
Itobiyan inusan asxan ugalayn cidna reer baladweynow wad ogtihin, maxaa yelay cadawad ayaa nadhex tal,sikalana nagudayn mayan inaan maar maskaxada kaladhacano mahane, dadkii idanka horayn jirayna tagero umahaysan,dabageed kii ad tageraysena wakaas gabdhaha kufsanaya,e ima dabaged gabdhinina itoobiyan hakula saxiibo o ids ha iniiqadeen, ama duliga dad iska dhiga o iska dulqaada. 2daas idinkaa dorleh.
Wan kaxumahay kufsiga& tacadigaeegestaan gestaan kirishtaanka amxaarta war fadhiga halaga gaco
Runtii manta ma fiicno niyadayda wayo hablahayni ayaa lagu kufsaday wadankodi ayagojo miyanan ahayn dad dhigleh
Hawiye gabdhaha kaceshada galada adinka dowladi ridaye hanolato ethoipia thanks
Waxaa idin haysta inkaartii caydiid iyo boqolkii badaneyday aaway halgankiinii farjano
Waxa dhibkaaso dhan masuuliyadeeda qaadaayo wixi cadowgoda saaxiib ka dhigtay
dowlada somaliya aya maalin walbo lagu hayaa aawal dowladnimada xabashadi afrikanka ah ayaa inte gurigaada kensatay ayey waxay rbaan kaa sameysanaayaa ilaahayow dadka dowlada hogaamiyo dhamaantood halmar dhulka jar wax walbo wada awoodaahe
yaaarabi dhibkaan waa danbi aan gaysanay ee nooo danbi dhaaf tankale soomaalida dhibkan haysto wuxuu ku dhacay markay khilaaftay mujaahidiintii ka soo bilaaw axmad guray ilaa sayidkiii illaaaa maaanta oon joogno
gaalada adinka uyeertee gabdhaha soomaliyeed haiska fuulaani faraha kaqaada!
Meeye dadkii maskaxda yaraa ee Ethiopianka u ducayn jirey iyo jareerta amison ee Shabaabka cayda iyo afxumada u soo qori jirey. Maxaa idinku dhacay amaantii Ethiopianka sii wada. Shabaab wax kale looma haysto waa dadka keliya ee fahansan in gaalada la iska celiyona aaminsan gaalo oo dhami waxay ku nacday waa intaas dhalinyaro somali ah oo dalkooda iyo gabdhohooda difaaci kara inay arkaan ma jecla. Ethiopianka Ahlusuna kuwa laleeyahay ee xerta ah baa keenay iyagaa nagu dhaha maalin walba Ethiopia waa walaalahayo. Shiikh Umalkii qaylin jirey hadii Shabaab qof si khalada u dhaawacdo muu ka hadlo gaalada gabdhihii guryaha ugu soo gelaysa ee ilmadu sidaa iga da’ayso …. ilaahay diintiisa ninkii diida waa duloobaa ilaahay waa duleeyey dadkii diintoodii gaalo ka doortay.
Hawiye idinka diiday inan dawlad dhisano e kaceshta gabdhihiina ethoipia wan ku raacsanahay inay kufsadaan waliba hakaxaystan oo caruur hakasoo dhalaan
Lee ya amxaarada
Itobiya iyo wixii lascda waa jaahilin magaranayan cadawada nagadhaxaysa anaga iyo etopia waxan leyahay ilaayah dhulka halgoyo munafiqinta u ogolada wadanken kufarta nacalad hagudhacdo ku wa hoyooyinka somliyed farxumeyey
dadbadan otagerijiy aya didian maxa isbedelay
caawo wxaa dab qabsaday suuqa wayn ee ifo ee xerada qaxootiga e knya hadaba wax u tagi kro malahan bolis kali aya jogo ila hada dowladana wax gurmad laguma hayo
Jahil jahil dhalay waxa ah midkan xun o darood kuso qortay war anaga darood ah e magaca no dhig kolba hadad darod tahay waxad tahay majerten ayaga ethopianku gabdhahoda ku casima o ugeya hawiye wa dad somaliyed o islam ah o walalahen ah wa adiga ethopianka ku faraxsan gabdhaha somaliyed kufsadaye ay xun o majerten ah bdtahay ayaga ethopianka jecele magaca darood ah no dhig wana kaxumahay gabdhaha somaliyed o la kufsaday galadana an ladagalamno wa bilahi towfiq
Jahil jahil dhalay waxa ah midkan xun o darood kuso qortay war anaga darood ah e magaca no dhig kolba hadad darod tahay waxad tahay majerten ayaga ethopianku gabdhahoda ku casima o ugeya hawiye wa dad somaliyed o islam ah o walalahen ah wa adiga ethopianka ku faraxsan gabdhaha somaliyed kufsadaye ay xun o majerten ah bdtahay ayaga ethopianka jecele magaca darood ah no dhig wana kaxumahay gabdhaha somaliyed o la kufsaday galadana an ladagalamno wa bilahi towfiq
Waa ka xumahy dhibatda o gaystaty walalahyga ree beledweyne mida kale waxaa dhihi lahaaa war iska dhiciya dowlad mesha ma ka jirtee oo hubka qata
lacnatullahi ethiopia iyo wixi wato galada galada dhashay waxa kaxun wixi u ogaladay iney wadanka sogalan sharifka iyo dowladisa islamka marabn e qof walbo muslim ah wa inad galada habartan iyo wax alla wixi shacabka somaliyed wax udhimo ilahow galada halag dagdag ah uken waxa din daro ah inad tirahda waxan kufaraxsanahay ethiopia kufsiga e kuheyso hawenka somaliyed wa jahilnimo alkufru millaa waaxidah.
Asc all of you allah naga qabto dhaman inta caqabad ku ah hor umarka bulshada iyo gobalka gaar ahan allah naga qabto gaalda amxarada cadaab korkooda ha ahaado