Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Al-Shabaab-ka Jubooyinka oo xalaaleeyay Hilibka Waraabaha, iyadoo Kiilada Hilibka uu gaaray 5 Dollar “Top News”

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in magaaladu ay la ciir ciirayso hilibka Waraabaha ama dhurwaaga kadib markii ay maamulka magaalada ka arimiya ee Al-Shabaab ay shaaca ka qaadeen in uu hilibku xalaalyahay.

Goob jooge ku sugan degmada kismaayo oo aannu khadka taleefanka kula xariirnay ayaa sheegay in magaalada laga sameeyay kawaanno lagu iibiyo hilbka Waraabaha ama dhurwaaga.

” waxaa jiro kawaanno laga doonti hilibka waraabaha, dad badan ayaana ka gata kawaannadaas hilibka”

Arrintii ugu darnayd ayaa maanta magaalada ka dhacday kadib markii uu cirka isku shareeray qiimihii lagu kala iibsan jiray hilibka waraabaha waxaana uu maanta ka marayay kiilihii hilbka waraabaha magaalada kismaayo qiimo dhan $5/= doollar oo u dhiganta ku dhawaad 100,000 Shilin Somali ah.

Dad badan oo ku dhaqan magaalada kismaayo ayaa markii ay maqleen in waraabuhu xalaal yahay ay duurka ku faafeen si ay u soo diloodaan waraabahaas oo ay u soo beec geeyaan suuqa hilibka Waraabaha ee magaalada kismaayo.

Dad badan ayaa iswaydiinaya sababta keenya in hilib waraabe uu xalaaloobay iyo sida ay dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladu u xalaalaysteen, waxaase ka sii daran maamulka ka arrimiya degmada kismaayo oo dadka u sheegay in hilibka waraabuhu banaan yahay oo la cuni karo taana ay sababtay in kawaanno gooni u ah loo sameeyo.

Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

81 Responses to Al-Shabaab-ka Jubooyinka oo xalaaleeyay Hilibka Waraabaha, iyadoo Kiilada Hilibka uu gaaray 5 Dollar “Top News”

  1. Raage Omaar says:

    Subxanallah waryaya hilib dhurwa miyan niyada siinkaraa war nimanka dadka kaqabto

  2. Deeq b/weyn says:

    Abow abow

  3. wadani says:

    subxanallah wargaal ben badana war allah ka baqa war hilib allah xaran ka dhigay cid cune oo xalal ka dhigane ma jirte

  4. gobanimo doon says:

    Daadka lasumeeynaayo culimada waa in aay ugu digaan oo aay umariyaan idaacadaha . Waaa yaab.

  5. Kismaayo says:

    Benlow ayad tahay warqaad anaga ma ahen dadka qurbo ku dhaqan usheg waxas lkn anaga waxan ku dhaqan magalada kismayo

  6. wadani says:

    awahhhawghaaaaaaaaahhhhhhhh

  7. Afka says:

    Maxaa dhib ah hadii cadeynba lo helay in lacuni karo hilibka warabaha.it’s ok if religiously aproved.

  8. dadaab(kenya) says:

    yaaahuuuuu marki horaba ayagaa dad cun ahaa Alshabab hadana dugagti ayay cunayaan

  9. Aamiin says:

    Hadii ey sidaa ey shegayaan ey qabto diinta islaamka qofkii cuni lahaa iyo qofkii kalaba ayadey qusesaa
    hadii aan nahay somali waxaan lenahay dhaqan waxaa jira waxyaaba ey xalaaleyneeso diinta islaamka oo eynaan cunin sida
    {abesada}
    marka yaan waxba lala yaabin ee fiirsha diinta ma xalaaleynesa wa bilaahi tofiiq ramadaan kariin afura afur wanaagsan

    • Abdile m says:

      Asc dhan. waxan ahay muwadin kasojeda kismayo kuna nol s.africa wawax lalayabo dadka warabaha cunaya iyo dadka uxalaleyay labadaba dadka somaliyed al-shabab kahor ayay muslim ahayen lamana shegin cid waraba cuntay dinta way shegeysa inwarabaha xalalyahay balse wa after shurud wa in usan dili karin warabaha xolaha waweyn sida gela iyo loda culumad islamka waxay isku racen in warabaha carbed e wagas jogay iyo midkan kada in farqi udhaxeyo wayo kan hada jogo wax kista wudilaya marka kan wagas malaheyn mici awod leh sida kan hada marka dad yanan lacunsinin xaranta nafta& damirka& dintuba dideyso wabilahi towfiq

    • abdile m says:

      Markale waalayabe al-shabab ma besadiyaa kuyaratay madama wadanki intisa badan gacantoda lagabixiyay oo markas ayay warabaha macinbidayan si wax un uga sogalo ileyn ayagu xaran iyo xalal ukalama ahee kakakakakkaka

  10. Dj says:

    Alla nimankan yaa umada somaliyed kaqabtaa ilahayow naga qapo

  11. Mr sheene says:

    Wlh waa yaab waraaba maa hdana xlaal noqday hilibkisa ma wax uu ala xarimay miyey shabab xalaalen karaa waa yaabe hdana dadka xola miyaa oo shababaa xalaaleyay hilibka waraabaha iska cunaayo shabab sababaha uu u xalaalaytay hilibka waraabaha clashan duurka ayuu gali rawaa war culumada xataa sfcn uweydiiyo shabab wax uu xalaalen karo ama uu xaraamen karo majirto ee dadweynaha ku dhaqan kismayo ala ka baqo oo dib iskugu noqdo

  12. Ibrahim says:

    waxaa igu daranbo dadka hilibka warabaha niyada siinayo walayaab war alshabaab dadka qabta. midakale alshabaab waxey jogta xiligi tanasuli lahed sidaa daraded ayay waxey raban ay udhahayan waa xalal

  13. Maxamuud nuur says:

    Doqon ma diin cusub baa kismanyo ka soo dagtay. Anagu abid muslin baan ahaa usheegga dadka aan horay islam u arag dhurwaaga iyo eeyga doofaarka u xalaaleeya marna qoorta ka jara ilaan waa xoolo shabaab xero ku xaraysatay

  14. galmudug says:

    al shabaabkii daganaa muqdisho gaar ahaan kaaraan waxey cuni yireen doofaarka waala yaabay dadkii guryaha lahaa markay ku soo laabteen xaafadii waxaaba ka buuxa madax doofaar waxaasna waa dadka cadaanka ah ee ka tirsan AlQaacido nin dhiiga muslimiinta banaystay dhurwaa muxuu la yahay

  15. Cali c/laahi warsme says:

    Gormunoqday xalal waraabuhu

  16. Fartun qali says:

    Yacuni kara hilib warabe yaahuu

  17. Scientist says:

    SUB XANALLAH manta ma waxa xalal noqday hyena biritona waxa xalal noqona dadka ayaw ayaw ayaw ayaw

  18. Kismaayo says:

    War hedhee reer warqaad wabseydka maxaad ugu tabinesaan beenta anaga ayaa kusugan deg kismaayo taa waxaad usheegtaan qurba joogta allahna kabaqa

  19. Siciid macruuf says:

    Layaab ma,ahan weyna dhici kartaa waayo aniga waxaan indhaheyga saaray oo xitaa Sawir kahayyaa dhurwaa lamaqaar bixiyey waxbo kama duwana hilibka Ariga yaq yaqsiga aan kaqaadey waxay sababtay in aanan cunin Hilibka lagu gado suuqa gaar ahaan hilibka ariga marka wax lalayaabo ma,ahan

  20. Staff says:

    What surprise it is

  21. Staff says:

    It is my first time to hear the meat of a hyena is allowed religiously

  22. Muslim says:

    Walahi alshabab way kadhamTay balaayo ilahee haku ridee hadii eey dheheen warabe waa xalaal lama yabayo bcos nin islamka galeeynayo oo la garanaynin wuxuu damacsanyahay waxkasto waa laga filanayaa

  23. Arqam says:

    Warqaad kafirso qaabka ad wax usootabineysid,hilibka dhurwaga ALSHABAAB noma xalaalteyn e ALLAH(SW)ayaa nooxalaalteyey e kitaabaadka halaga deydayo

  24. janagale says:

    waaykadareen waxaay soowadaan hilibka dadka waaxalaal dadkii nimimkaan waa muslimiin lahaay aaway???????????

    • muxsin says:

      afsoomaaligu ma ahan aayad ama nusuus kale oo lagu ridiyo iska hadalna looma baahna ee la imow wax xarimaya dhurwaaga maanta hadii kii carabta xalaal loo ogolyahay keenna maxaa xarimay sheeg???

  25. Xas0 says:

    Uuuuuuffff! War kadeeradha hilibka waraabaha aaaaghhhhhh tufoh!

  26. Ifka~hani says:

    Kkkk

  27. abshir says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh waxa kusoo xigana waan sugeynaa !

  28. abdullahi omar (isku filan)villege says:

    walalayaal waan idin salamay dhamaan dad weynaha somaliyed arintaan ey warqaad wepka soo galisey waa ben cadeyn looma haayo arintaan meel lagu iibinayo oo ka mid ah magalada kismayo ma jirto aniga ayaa hada ku sugan magalada kismayo waxaan fariin udiraya shabakada warqaad in ey arimahaan oo kali ey wepka soo galin maxa yelay wax yaabo lagu kaftamo maha

  29. Huska 004 says:

    Gaajadas weligina idinkamabaxeyso. Inshaalah

  30. galmudug says:

    Kkkkkkkkk waxaa la yiri markay jabeen daraawiishtii sayedka waxay qasheen farastii sayed maxamed ku waana waa sidii oo kale

  31. Shcabdala says:

    Aniga waxan jogay kismayo in dhurwayka lagacuna waa jirtay culumada magalada waxa ay uqebsan yihiin 3 qeb dadkuna 2 qey mida culumada kuwa waxa ay dhahayan dhurwaygu waa xalal ayaga oo daliil ka dhiga xatiis ka sugan nabiga nabigu makala soo cin dhurwayga marka habeni xadiiska nabiga ka sugan kuwa labad waxa ay daliil uga dhigayan dadka ayaa xaaran afka loogalin oo waxa ay dhahayan kan ma aham kii xalasha ah maxa yeelay waa mutashabi had marka waxa ee dhahayan mabanana mutashabihadka waxa matala qeybta 3 waxa ay dhahayan waxa ayad ama xadiis rasulka laga wariyay habenin warabuhu wa xalal xadis ayaa ku sugan nabiga waxa uu asxabtisa ku dhahay abeesada waa xalal markas ayey qashen ayey cunen kadib nabiga ayey ukenen nabiga waa uu diiday nabiga waxa uu dhahay diidmadiy ka bacdi nafteda ayaa isiinkarin ama naceb marka diinta ma ahan mid cariiri ah sheyga asaga oo xalal ah ayad dhafikartay tusala fudud hadad aadan gursan aqiro ma waxaa lagu qabsanayaa maxad ugursan weyday maya marka aqiro lagu dhimayo maxad ucuniweysay warabo maya waxa lagu su alayay waa camalkaga ee ka ad kow naftada waxa aan halkan aan wano uga dirayaa culumada in aysan dadka ku warerin kala duwanasha mad abta ee mid walba looga dhaqmo mida ay ku xogbadantahay umadana halaga ilaa liya firqada aniga waxa aan amin sanahay in waraabuhuxalal yahay lakin macunayo waligey magaran hadaay la ii qarin qof walbo asaga iyo nafsadiisa waxa ay diido iyo waxa ay yeesho warabo ayad ka hadlay san fidna ka weny ayaa ka cabsi qabay

  32. Max,ed mubarak says:

    Wale wayab war kuwan waqtigodi aya dhamaday marka wax yar halasugo

  33. Cagmadhige says:

    Ca cuudu bilaah minal Alshabaab rajiim. Alshabaab ma wexey keenen in ey waraabe cunaan. Waxaan u maleynaya in ey gaajo u geysey waayo nimanka cunaqabateen aya saaran marka intaan lasoo gaarin ayey rabaan in ey dadka laayaan.

  34. Shiiq c.qadir alamagan says:

    Waxan sugeyna eeyga goorta la cuni doono waa
    aduun dhamaday oo daba gadisan ilahoow qaatimada noo suubi dhamanteen

  35. Cabdulkadir Wadani. says:

    Kkkkkkk ahahahahahah khayr allaha siiyo mujaahidiinteena daacada u ah dhulkeena balse aan dareemin halku jabku oga yimiid oo ah garsoor xumida alle ka caraaysiinaysa markay xukun ama dacwo galaan, caawana dhurwaa ayey Noo xukumeen ilaa xoolihii abaarbaa dhamaysay

  36. hani says:

    wala cuna

  37. Suufi buulow says:

    Asc dhaman walalaha somaliyed waxan joga ifo kismayo darad ayan kaso tagay warqad dadka ay wax ushegto adunka lama socdan miya somali loma joga miya qaf kasta ha la xarira eheladisa si xaqiqda u ogado qafki an ehel ka jogin warqad ha borborsato wa xaran xaran dhalay waye benteda wa mid cad

  38. Gardhuub says:

    Asc sxbayaal kismayo hilibka waraabaha macaanka waliba waxuu daawo u yahay cuduro ay ka mid yahiin suuxdinta, jiniyaha iyo neeftaba.laakin waa amuur khilaaf ka jiro oo culumada isku haysato even kuwa kismaayo jooga waa isku haystaan.

  39. maryan says:

    ninkii dad cunay warabe maxas la yahay lakiin waa la xisabtamaa warabaha dad aa is kale.

  40. Mahamed kenya says:

    Uuf TB kaqada hilibka dhurwaaga ilen dadka dhameysen

  41. Qarni says:

    Wa wax lala yabo in dadka aysan fahmin xuriyada qofka xor ayu u yahay in u sameyo wax kasto dasturka aya qoraya in an nahay dadka qatay dumuquradiyada marka ma aqano dadka ka so horjesanayo qofka in u cuno wax kasta in u ku hadlo wax kasto dadkas waxan leyahay xoriyada ya mel loga dhicin

  42. Alhamdu jeylaani says:

    Maalikul mulkiyow maxaa dhacay kismaayo see loogu noolyahay lkn mowlow ha i geynin

  43. Shiq shardi says:

    Asc dhaman umada somaliyed waxan ushegayo in u warabuhu xalal yahay lkn eysan nafta jeclen din ahan wa xalal wadna cuni karta e culimada yan lo gafin iyo mujahidinta ninki dacayadeyo yusan is dhihin laguma jedo e waxad rabto iska sheg war ale ka baqa o isku xishoda asc

  44. Sharaf says:

    War anaga wax aragnay waraabe waxu wax cunaba ma asagaa lacunayaa taa waxay cadayn u tahay in dadki waraabobay iyo in dhurwaagu nabsi ku dhacay k k k dhurwayow ka xaaxabi dheh shabab koley wa dad aqlileh marka malaha wa wax ay dalishanayaan

  45. galmudug says:

    Dhurwaaga waxa cunaa waa cali maxamuud reege cali dheere iyo istaafkiisa

  46. Wadani says:

    Culimada cilmiga leh hala su’alo mas aladan

  47. Jiifdheere says:

    Dhurwaagu waa halaal waan maqlijirey lkn somali baa cunayso waa ii kow alaa ixaal waa howl besha reer dhurwaa u taalo ileen waxay wax soo cunaanba xiligoodaa lagaarey, ee dulqaata markiina waxad hoolo si naxriis daro ah u laaysaamba. Haday somaali idin soo dhigatay

  48. Warmod badana says:

    Asa dhamaan dadka muslimka gaar ahan somaalida waxaan ushegaya xaqiida waxaytahay marka kobaad kuwa kudoodaya waa been waraabe ama dhurwa malaga cuna kismaya dhahaya waadad aan xaqìiqda indhaha ka qarsanaya wabsedka warqad waxyabe ben ah oo ay shegeysa wan arkay midaan waarun balsa way kababbadisay dadka kismaya jooga ma wadacunaan waxaa cuna dadka la dhacsan al shabaab dadka la aqiidada ah sawir viodo anaa haya dhurwa haraga laga bixinaya idaacada al andaruus ee ku hadasha afka alshabab ayaa laga xalaaleyay masaajida ayaa laga shegay arin kaa waxaa kahoryimid culuma aan la caqiido ahen wuu jiraa warabe xalaal ah nabiga csw uu inoo shegay ma ahan kanhada xalaal ay ka dhigayan waxaa layirahda magacisa dhurwaga dhidbi shaan waxaa uku noolyaha wabiga furad ee wadanka iraaq waxaan kaloo dadka uu shegaya an kismaya jogin reer kismaya macunan dhurwaaga waxaa cuna 100/ 4 dadka kismaya wey kala shaki ayaa soo kalagalay shekadan waxka yaab badan ayaan dib idinkaga soqoray oo al shabab ayshegen by

    • muxsin says:

      Ashahaada beenloow maxaa aabi kugu aasan nabiga been hakasheegin waayo nabigu madhihin kan furaad joogaana waaxalaal kan jubba joogaana waaxaaraan ee kahadal ra,yigaaga gaaban

  49. Qundhi says:

    Waxa macunin gajideeda yadan arag, waxas ma,aragna cumrigedan garin.hala yabina anigon dhaheen dhurwaga waa xalal waxan umaleyn inay darufta ku kaliftay.

  50. Warmod badana says:

    Waraabaha xalaalasha macuna dadka xoolaha iyo wixii lamid ah ilka sare malaha mici malaha sidoo kale xoolaha iyo dhurwagas way is ag daaqaan hilib macuna coosku daqaa wuxu joogaa sida nabiga inoo shegay sham wabiga furaad ee wadanka iraaq warabaha wadankena joga waa dilaa dadka xoolaha baqtiga markuu seexanayana geed buu afka gashta haduu waayana lugtii suu gashta waana xaraan qadcan ah ninki cuni ay agana hacuna wabilahi towfiq

  51. احمد طاهر says:

    K.k.k.k.k saan u qoslaa beerkaa i xanuuni rabo iyo commentiyada saan u akhrinaye.
    Aniga kismayo mar hore ayaan ka soo tagay laakin waa yaabee dadka ma la daroogeeyay marka ay waraabe ay cunayaan weligen ma maqal waraabe xalal ah.
    Midda kale naagtaan doqonta ah fiiri qarni sheeganayso oo xorriyad xorriyad ku waalatay aan weydiiye goorma lagu guumeysan jiray adiga? Diinta ayaad ka leexan markaa baa ideology reer galbed aad faafini war hoy wax iskugu reebo diinta ha ka hadlin. Meesha ad jogto haddan aqoon laha wax baad arki lahayd laakin qurbaha ayaa ku qarinayo.

  52. Ugaas says:

    Asc ninka la baxay kismaayo adigu ilaahay ka baq mufsadyohow, waa run in waraabaha laga xalaaleeyay kismaaayo, anigaana jooga oo dagan, gurina ku leh, mudo badan bayna dooda waraabuhu socotay waana lagu gadaa, ninkii raba iyo ninkaan rabinba.

  53. Ahmd says:

    Alshabab gaajo idin dishay hilib doofaar ayay dadka cunsiinayaan ayaga afka ma saarayan masakinta lagu dili xaaraanta.
    Waa dad waalan oo dhar wadan oo wasaqlayaal ah oo naartooda diyaarsaday.
    Alshabab wey waalan yihin jinniyee qabaan waa in laga daba dhahaa

  54. Warmod badana says:

    Nin aduunyo joogow maxaa arigti ku laban ama maqal dadka kismaya joga wey og yiyihi inta xog ogaalka ah shekadan aan idin bilaaba waxay udhac sidatan al shabab wadaadoda masaajidka xafada gulwada ka istagay waxay dadka ugu qudbeyen hadi anaag guri kula dagantahay oo aad kala tihiin ajanabi guriga markìi aadtimado albaabka garaa ciisa ayaad dhibsatay ama yadaa dhibsatay waana naag nin qabo waxaa loga gudbi karaa naagtaas markey dhasha naaska hakuu dhigto caanaheda hadad nugta hortaday dharka ku badalaneysa hooyadaa bey noqonesa sidaa waxaa qabta dìinta ayay dhahen wadaada alshaabab waxaa yiri sheq finin iyo sheq bali iyo qaarkala ilahayow naga qabo ku waan beenta ka shegaya diinta waxan wax kaloo badan

  55. Ina sharmarke says:

    Hahahaha’ maxad ula yabaysan cunida warabaha hora lo cunay dad nool oo la qashay on u tagnaa marka al-shapap dadka ayay gajada kaga sarayan warabaha lakin waxa is waydin leh kismayo badi ma kalunki aya ka dhamaday? Hadi xolihi dhamaden

  56. Hassan mahamed says:

    A s umada islamka ah ahna somalida walalayal waad arkaysan mesha wadankinu marayo walalayal qaranimadini soo ceshta .walalayal somali hadan nahay neefka xolaha ah melo ka midanan cuni jirin wax badan oo xalal ah banan cuni jirin digaga waxa la dhihi jiray waa shimbir maxad ka cuni.marka walalayal aan is dabo qabano wax badan oo xalal ah banan cuni jirin waxan dhihi jirnay kan ugar buu cunay ee ha la wel soco.hadana waxan marayna dhurwa inan godka kala soo baxno anago cunayna dhurwagu marku sexanayo wuxu afka galiya gacantisa asago ka baqayo in afku isku dhago sababto oo ah qurunka uu cunayo wasaqda ka buuxdo caloshisa hadana taasan cunayna ala is daba qabta dunida ka ama melaha galada maamulan ninki dhurwa disho waa la xiraa….

  57. A+j+m says:

    Xaraan xaraan dhashay umada ayey leyn rabaan warun warka lasheegaayo

  58. jama say says:

    waxaa ku xigi donta hilbaha fardaha iyo kuwa dameeraha waa xalal yaa yiri alshabab waa xalal ogada

  59. kismayo gar ahan calanley says:

    sxbyaal horta waa ay jirtaa in kismaayo laga cuney hilibka waraabaha walina uu dhaliyey dood balaaran iyo nikhaash dhexmarey culamada,run ahaantiina marka laga fiiriyo diinta culamada waxey isku haystaan waa xalaal iyo waa xaaram waa markaan ka hadlo afarta madhab culamada hadda joogtana waxey un daliishanayaan culamadaas waxey daliishadeen marka waa mas’alo khilaafi ah oo la isku haysto xaddiiska jaabir ayey daliishanayaa wadaada xalaaleynayo kuwa kalana xadiis taclaba ayey daliishanayaa oo sidaas bay ku xaarantimeen balse nuxurka waxuu yahay in kismaayo laga cuney ma ahee si ba’an looga cuney beena ma ahan waa run anigaaba jooga kismaayo marka sidaas ula socda

  60. Kaafi honest says:

    Kkkkkkk qosal badana markan commentiyada aqriyay lakin xadis waxa jiro rasulku scw uu xalaleyay dhabciga ama dhurwaga lakin aniga waxey ilatahay dhurwagan miciyaha leh oo wax walbo dilayo inu xalal ehen yap.com

  61. Ubax says:

    Asc dad wenah adun waxa leyahy madaxda ka talisa kismayo we shegen in ee xalaltahy warabaha lkn wax ku racsan majirn hada nahay shacabka rerkismayo inalilahi wa inaa ilehi rajicun nafsadawa uma qurne …. Dhurwa yaaaahuuuu…. Sharafta ha oga ciyaarin shacabka kismayo warqad benta dhaf warqad

  62. Aliyare says:

    Asc dhamaan musliminta somaliyed waxan u sheegayaa inay jirto mahmah somaliyed oo dhahayso nin adunyo jogoow mxa aragti kuu laban marka tanan alshabaab wayka so buurnay waxan maqli jiray waraba dad cunay lkn dadbaa warabe cunay alshabaab kahor ma maqlin lkn alshabaab waxay asasmatay 2007 ayan u malayn e waxa sual ah maxa loo arki wayay wakhtiga ka hore warabe wa xalal la leeyahay mise dinta wakhtiga kadambe sodagtay wabillahi towfii wasalamu calaykum waraxmatu allah

  63. yuusuf c/maxamed says:

    xaqiiqda waa mcn nin cunay ayaa laga wareestaaaa wax hadaad cunto aa dee karto maahan iskadaa waraabee xayawaanoo ka liita ayaa jira hadana xalaal ah

  64. Ubax says:

    Nin cunay hilibka dadka kan eeyda ma udaahayaa. Nimankaan waxaa la ii sheegay in ay cunaan hilibka dadka.

  65. Muhanad maanka says:

    Asc wr wb subhannalah somalidu waxeey ku maahmaahdaa nin aduunyo jooogow maxaa aragti kuuu laaban al-shabaab lalama yaabaayo dadkii dad qalid xalaaaleystey maa dhurwaa udaahaayo lkn waxaaba kasii daran dadka aaminey oo cunaaayo alle hanaga wado al shabaab iyo duliyada ay wataan

  66. Jamame2012 says:

    Asc waxaan isdhahaya waa been iyo barbagando iney tahay indadweynaha reer kismayo meel logadhacayo inladhaho reerkismayo hilib warabe ayay cunan waxan leyahay alle kabaqa waxaas wepka kadaya

  67. Cabdulqaadir says:

    Al-shabaab iyagu haday cunaan dhurwaaga oo ay duur ku jir noqdeen umada yeysan ku wareerinin oo wax aan horay loo cadeeynin oo maanta lasoo qoray way banaantahay yeysan dhihin oo yaysan ku darsanin janadii awalba ay qaybin jireen (id qarxinta).

  68. Axmedsomali says:

    Waligeed lama maqal hilib waraabe baa xalaal ah. xataa caqligu ku siin maayo waa mida kale ee , ma waxa ay soo wadaan EYGA IYO DAMERKUNA WAA XALAAL. WAAR WARAABE WUXU CUNAA BAQTIGA , DIINTA MEEL LAGU SHEEGAY IN WARAABE XALAAL YAHAY MA JIRTO.

    U FIIRSO : ANIGA WAXA AY ILA TAHAY IN DADKA REER MIYIGA EE NECEB WARABUHU AY U SHEEGEEN MALEESHIYADA IN LA XALAALEEYO SI WARAABAHA LOO DABAR JARO. WA KAFTAN.

    LAAKIN HA CUNINA HILIB WARABE OO CUNA XALAASHA LA OG YAHAY. DAC MAA YURIIBAK ILAA MAALAA YURIIBAK. WAA MAXAY BAAHIDA KUU GEYNEYSA IN AAD CUNTO WARAABE. WAAR KALUUNKA , ADHIGA , XATAA UGAADHU IDINKA BADAN SIDA BICIIDKA IWM
    SUBXANA LAAH

  69. haashim says:

    Waa arin guul u soo hoyatay umada soomaaliyeed, maxaa yeelay aniga iyo waraabe cadowtinimo ayaa naga dhaxeeso,,,,, gaar ahaaan aniga hada ka hor ayuu awoowgeyga cuney,,,,, awoowgeyga xiligii aan u aar lahaa hada yaa lataaganyahay,,,, waxaa igu balan ah in aan kugu quraado aan kugu qadeeyo aan waliba kugu casheeyo,,,,, waliba subagaaga aan sidii saliidii aan u marsan,,,,,,,awoowe adigana qabrigaa rabbi haa kuu waasiciyo,,,,,waxaan digniin u jeedinayaa waraabe,,, waxaan ku leeyahay waraabe wadamada dariska aan nahay gali laheedaa joogi laheedaa adiga ayeey kuu talaa,,,,,alaahu akbar alaahu aakbar allaahu akbar

  70. Khadar xawadle says:

    Waa yap inta ku argna durwa ama warabo xalal ah yasa dhahay

  71. biri maal says:

    asc somaliyey ta shan wey deneh wa la idin talin al shahabab ka lagu shegayo waxay hostagan yahuuda xage lagu ar kay dhurwa la dhahayo wa xalala barinah waxey dhihi donan mujahidin ta wa u xalal dad ka galada in ey hilib koda cunan mar kasey magalada kuso yaci donan o dad ka yey conidonan waxan ba la siya ba nahay kuwa ibsana yah hilibka xaran ta ah so mo ogidin dhurwaga in u ka mid yahay xayawanada ugu cimriga dher sas ey tahay nah wa xayawan aqli badan wunah fashada mesha u usoc do wa u usi fashada o falkisa hadu kuso boxo dil maha dhima sho dhulka ayu ku rafta o mesha ayu ka gura mide da kale waxa u leyahay ilko sare xayawan ka il kaha sare leh amah cidiyaha wax kudila wa xaran kaga sidara neh waxa u cuna baqtiga al shabab nah damerada wa ey cunidonan iyo eeyga wan sugey na eeyga gor tey dhahayan wa xalal iyo doofarka iyo damerka qiyasti aniga mar kan qiya say hilib ka dhurwaga xalasha ey ka dhigten waxa ey ola jedan waxay ila tahay dhaqalihi ba ka go ay waxay dhaqalo ka dhig tan bey raban o ey cidan koda mushar oga sosaran mide da kale kaawan balo sameyey gar ah ya kawan kas ka masul ah wa a is la ayaga waxay nah xayey sin u yihin qom so socda somaliyanah ila ey 100kiba 50 ey galo noq dan dhib kan ma damayo dowllad nima nah halaga samro wa bilahi tow fiiiq

  72. Mahad+amiin says:

    Dhur waagu wa xalal cidna kugu qasbi maydo cun ama ha cunin muhimadu wa inat ogato mida kale halaga daayo culimada cayda iyo aflagadada yana meel loga dhicin

  73. Mahad+amiin says:

    Qofki doonayo inuu ogado hilibka dhurwagu inuu xalal yahay amo laga qanciyo hana sooxariro telphone kan +260974174604 am sure wu qancidona waxat na noqon donta mit jeclado hilibka dhaylada ee dhurwaga Daawo iyo dhadhan ayu leyahay

  74. ilhaan cali says:

    walaahega soomaliyeed ayaa inoo xaleyaya waraabah.amase dhurwaaga ,,,,,,,,,,ayaa iga jahal bixan karo su.aasha aan qabo asc

  75. ilhaan cali says:

    asc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII