Ra’isul Wasaaraha dowlada KMG Soomaliya Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta lagu wadaa in uu ku dhawaaqo Musharaximadiisa, iyadoona qaban qaabada munaasabada uu ugu dhawaaqayo musharaxnimadiisa ay haatan ka socoto magaaladda Muqdisho.
Inkastoo ay jirtay warar hordhac ah oo sheegayay in Ra’isul Wasaare Gaas uu yahay musharax madaxweyne ee Doorashada dhawaan dhacaysa hadana waxaa lagu wadaa in maanta meel fagaara ah uu kaga dhawaaqo.
Saxaafada ayaa looga yeeray Hotelka City Palace halkaaas Dr Gaas uu kaga dhawaaqi doono Musharaxnimadiisa.
Dad aad ubadan oo ay ku jiraan Siyaasiyiin, Xildhibaano dowladii hore katirsanaa iyo Saraakiil ka socota Puntland ayaa ka qeyb gali doonta Munaasabada uu Ra’isul Wasaare Gas kaga dhawaaqayo musharaxnimadiisa.
Ra’isul Wasaare Gaas ayaa xalay Afur sharafeed usameeyay Odayaasha dhaqanka ee kushirsan Magaaladda Muqdisho isagoo kula dar daarmay in ay soo xulaan xubno wanaagsan oo Barlamaanka ah.
Hadii Dr Gaas uu isi soo sharaxo waxaa ay noqonaysaa in Sargaalkii labaad oo dowlada haatan jirta ah uu xilkaas isku soo taagay, waxaana horey isku soo sharaxay madaxweynaha dowlada xiligan jirta ee Sh Shariif Sh Axmed.
Warqaad.com kala soco Wararkii soo Kordha Insha Allah
Kkk wa wax lagu qoslo in lagu doorto iska daaya xata nin cadaada waxba kama noqonay xukumada cusub naga tag gaal yow
No No No maya waa dabadhilif itoobiya ama gacan yaraha faroole qabiil maya No
wellcome gas waxaa tahay wadana waada guleysan gul gul gul
Kkkkkkk mxad rabtan gas raligisa ayu kahadlay asi miya sharif kalita wa 2 muwadin
Welcome dr.gaas waxa tahay ninka keli oo uqalmo jagadas waan kutagereyna hadii anahay shacabka somaliyeed qaas ahan besha side farmajo adiga kawax qabad fican
waa muwaadin Somaliyeed lehna aqooteeda iyo kartideeda in uuwax qabtayna waxaa cadeenaaya cadawgiisa koowaad ee beesha Sade sxb taageera ama hataageerina baarlamaankaa waxaad ku leedihiin sagaal kursi maxaad diidi kartaa maxaase dooran kartaa Sagaalkana qarash baa lagaasiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Asc soo dhawoow dr gaas waan kusoo dhawaynaynaa.
Masha’allah waxaa mustaqbalka madaxweyne waxaan udoraneynaa
pro.farmaajo asaga aya ah wadaniga saxda ah guul guul
kkkk lkin damerkan ayaa doranayo wuxuba qiyaney ninki keney wadanka kkk tugsana gas kkk damersanaa kkk khaainsanaa kkk mufsad sanaa kk caqli huma
Hadi an nahay sade waxan lenahay 9 kursi Dr gaas wuxu kaso jeda besha ugu lacag badan mise hagto siyasada somalia waxan nagu filan lacag sagalkena kursi marka gajo ayan nahay ee lacag nasii Dr gas madaxweyne qaranka