Agaasimaha waaxda Afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska NickKay ayaa shalay sheegay in doraad magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen xubnaha kooxda xiriirka saaxiibbada Soomaaliya, kuwaas oo ka arrinsaday taageerada dowladda KMG Soomaaliya iyo sidoo loo dardargelin lahaa ka gudubka xilliga KMG ah ee ay hadda ku shaqeyso dowladda KMG Soomaaliya.
Nick Kay oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegay inay kooxdu soo dhaweyso go’aankii ergada Soomaaliyeed ay ku ansixiyeen dastuurka cusub ee Soomaaliya isagoo dhinaca kale ka hadlay inuu jiro arrin aan la qabali karin oo ka jirta sida uu yiri xulashada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin faragelin lagu hayo soo xulista Xidhibaanada iyo inay jiraan dad doonaya inay gataan xildhibaanada si ay ugu gaaraan madaxtinimada Soomaaliya.
“Waxaa jira qorshooyin guracan oo aan la aqbali-karin oo ay wadaan xubno siyaasiyiin ah, kuwaas oo doonaya in rag ay iyagu wataan looga mid dhigo Baarlamaanka cusub ee soo socda si dib loogu soo doorto, siyaasiyiintaasi waxay adeegsanayaan xeelado kala duwan, waana laga warqabaa kuwa sidaasi sameynaya,mardhow ayaana magacyadooda kashifi doonaa haddii ay ka waantoobi waayaan waxa ay wadaan” ayuu yiri Agaasimaha waaxda Afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska Nick Kay.
Agaasimaha waxa uu sheegay inay taageersanyihiin hadalka ka soo yeeray wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya danjire Augustine Mahiga oo sheegay in faragelin xoogan lagu hayo qaabka loo soo xulayo Baarlamaanka cusub, wuxuuna yiri mar uu arrimahaasi ka hadlayey agaasimuhu “Runtii waa mid aan la aqbali karin, waxaana loo baahanyahay in la raaco shuruudihii loo asteeyay inuu yeesho xildhibaanka cusub ee ka midka noqonaya Baarlamaanka cusub ee soo socda”.
Nick kay Asaga ladha haa waxa ushegayo faragalinta oguxuna asaga iyo kuwa lamidka ah aya kuwada somalia
Maxa ka quseyo arimaha somali gaalyow kufarka ah alle ayan kaga bryay cadab inad ku wartid adunyo iyo aaqiro kufriyow
Gaal haku toos toosiyo adoo muslim ah goorme laga bixi doonaa ????
dig nin mahige ka firso far gilnta somaliya
Asiga dhiba marki horaba waa leydin dhibaye kuma jogina cod somaliyeed
malin ilahey keno gaal an diin lahen aya ka hadla arimaha somaliya ilahow kufaartan naga qabo
WAXAA NASIIB DARAA IN NIMAKA DOLWADA SHEGANAAYO AAY KACABSADAAN MAHIIGA IYO GALADA KALE AYSANA TIXGALIN SHACABKOODA IYO DALKA KOODA BA, NINKASTA WXUU INDHAHA KA QARSADAAH GAALDA KALE HALKA UU ODASHAYASHANA ISKU TAGAYO SIDII CUNU AYAGA LE EG.
Kan gaalka ah maxa ka quseyo arimaha wadankena uf
Hoyada iyo kintirka dherayd ba ku la xisabtamayso kufar kufar orod ku dhalay insha alah wan ku gawrici dona ado daba cad
Nickkay iyo mahigo waxa ficnan laheyd wax al-shabab gacanta u geliyo kadibna wareysto lana weydiyo in ay si jogan somali iyo in kale {GAAL GACALTOYO LA LAMA WADAGO EE WAA LA GO’DOMIYAA}
somali jarer aya kataliyo
Wa na mahiga ; sharif tusaale ahan lewaaye
Amarka mahiga aya kashaqeya somali
E jarer ta adoon cqli 6sc iyo waxyalahas halaga daayo ilen wa madaxdine
ninkaas umadiidani hadaladiisa hadii ay saxyihiin waayo somali inta madaxda u ah oo dhan markii laga reebo wax yar waa dada musuqmaasuqiin dadkuna waa wada laaluush qaatayaal ee ilaahow adigaan ku baryaynaaye mid xaqqa ah noogudhiib oo daacad ah oo dad iyo dalba sima
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
GOOD BYE RAKO RAAXO.COM
Gaalada qaar badan baa shabaab dhaama diin jacayl iyo dad jacayl shabab galada nodhanto wayo shabab waa cawaan aan diin lahayn
Nick waxaa uu sheegaayo waa runtii haba ahaadoo gaale.
Shabab caay mise mahige aman taasi wa mid adiga ku quseysa lkn intad gaal dhabada u dhaqdhaqi laheyd ado walalahaga shabab amar koda u hogansantid aya ku fican sababto ah gaal ilahay aqaanin iyo nin walalkaga ma isku midba wa su’aal mesha talo?somali ayada isku kentay inlo hangabado oo layiraahdo aniga aya wadankaga katalinayo ee wakase hdl waxba hdlka yanku dheraan wabillahi towfiq
dadka shisheeye ayaa daacadnimada uga dhaw siyaasiyiinta somalia waanaruntood oo nin doonaya in uu meeshakatago majiro waxay doodayaan dhiiga umadeena in uu cuno somalina waxaa uga naxariis badan gaalka shisheeyaha ah somligu haduu daacad yahay marhore ayaay somalia dawlad wanaagsan yeelan lahaiid musuq maasuqnimada No1 ayaygaleen
Runti waxa wax lagaxumad ah in madaxda dalken eey isqalafan xili uu wadanka dastu yesha oona
Walawasa mahiga uf dabadada madow aankagaliyo gus eey waxid