Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maxamed Xasan Maxamed oo kaalin ka galay orodka 1500 Mitir ‘Sawiro”

Orodyahanka Soomaaliyeed ee Maxamed Xasan Maxamed ayaa mar kale kasoo muuqday tartanka Ciyaarayahan orodka ee Olompikada aduunka.

Maxamed Xasan Maxamed ayaa galay kaalinta 13 ee ciyaarta waaxaana uu qeybihii hore muujiyay dadaal aad udheer.

Wiilka udhashay dalka Sacuudiga ee Shaween Maxamed ayaa galay kaalinta koobaad ee qeybtii uu ku jiray Maxamed Xasan.

Waxaa xusid mudan in Maxamed uu ka hormaray labo dal oo ay ka jiraan dowlado awood iyo amaan leh.

Labadaas dal ee uu ka hormaray ayaa kala ah Yeman oo kaalinta 14-aad gashay iyo Morroco oo kaalinta 15-aad gashay.

Zamzam oo ahayd gabadhii utartamaysay Soomaaliya ayaa maanta kaalinta ugu danbaysa iyadana ku dhamaystay Orodkii 400 ee Mitir

Soomaaliya sadakan waxaa ay isku dayeen in ay niyad wanaag la yimaadaan tartanka, si diirada ay ugu saarnaato sanadaha soo aadan Insha Allah

Akhi Liiska Tartamayaashii Mohamed iyo Daqiiqaaha lakala orday

1 2377 Saudi Arabia SHAWEEN Mohammed 3:39.42 Q SB +
2 2756 Qatar DRIOUCH Hamza 3:39.67 Q +
3 3078 Turkey OZBILEN Ilham Tanui 3:39.70 Q +
4 2299 Kenya KIPLAGAT Silas 3:39.79 Q +
5 1282 Canada BRANNEN Nathan 3:39.95 Q +
6 1800 Great Britain BADDELEY Andrew 3:40.34 Q +
7 3261 United States of America WHEATING Andrew 3:40.92 q +
8 1610 Spain BUSTOS David 3:41.34 +
9 2388 Latvia JURKEVICS Dmitrijs 3:41.40 +
10 1694 Ethiopia WOLDE Dawit 3:41.81 +
11 1728 Finland SANDELLS Niclas 3:42.67 +
12 1739 France AARRASS Jamale 3:45.13 +
13 2945 Somalia MOHAMED Mohamed 3:46.16 +
14 3362 Yemen AL-GARBI Nabil Mohammed 3:55.46 SB +
2458 Morocco LAALOU Amine DNS

47 Responses to Maxamed Xasan Maxamed oo kaalin ka galay orodka 1500 Mitir ‘Sawiro”

  1. mohamad haadi says:

    waaw masha alah mohamed hambalyo

  2. Ashraf aadam says:

    Wiilkaayna mohamed hasan mohamed iyo zamzam mohamed faarah aad ayaay u dadaalen waana ku faraxsanahay guul ayaay soo hooyen ayaga oo sooman

  3. Ifoon cadey says:

    Sxb wan ka sugenay sonoqo ado nabada

  4. Deko says:

    Masha alaah intasa nagu filan walal maxmed thanks marhadaad 2.dowlad baasey waa ciid wngsn soodhawaw sanadkakale waa lisu jooga habeen wacan akhayarta

  5. sacad mohamed ali says:

    masha allaaah

  6. Abu subeyr says:

    Weynaga bad baden qarax ayan manta la damac sanen dadkan ciyar adun u jeeda an jihadka gala laga karin marka qofki jihadka gali waayo waa lagu jihaada allahu akbar

  7. Malyun says:

    Soomali sax ah kuwo muwaadiniin ah ayagoo sooman tartamay malaayin ayaad kafarxiseen sare yeesheen saadirkay haidin dhooro bilad sharaf maalintaa london imaadena heshen somali aya idinjecel anaa idin jecel calan hubsanaada waligiin intaas guul idinku filaneee somaliye waa salaamantihiin goodbye

  8. HANGOOL says:

    HAWIYEE MADMADOWO BAA MEESHA KENTEEN MAXAA KENTEN CAR YANAY BAXSAN OO IS DHIIBIN.OO QOXOOTI GELIN

  9. axmed nuur says:

    yasalaam aad iyo aad ugu hambalyeynayaa mahamad iyo zam zam wana ka sugeynay guusha viva somalia

  10. jaceelow @deeqowb4y@Nimbuzz.com says:

    Maasha Allah waa Guul soomaali usoo hoyaty

  11. Raaxeye says:

    Mashaa alah intasaba hadii ad kentay waxay lamidtahay guul ad u balaran

  12. muumin says:

    sxbyaal way na ceebeyeen allaha ceebeeyo reer muqdisho maxaa yeelay waxay moodeen in qabiil uu hormar gaaro labada qof ee cayaaraha ka qeyb gashay ee sakaraadka ah bal eega,saas laguma helo magac beel hebel buu kasoo jeeday bay rabeen iney dhahaan haduu raayo caku hawiye cawaan.

  13. C/raxman bulsho says:

    Guul wcn halasbo waa hordhaca gusha dambe.natijada keentay.wa mid ino qalanta.thnks for allah.and next uu and.plue flag…

  14. jubada dhexe says:

    Maasha allaha maxamed waxaa noo farxada ah kaalinta aad noogashay sxb inagoo wadankeena burbursanyahay waxaa kaloo farxad noo ah waxaa kahormartay doowlada dhisan taana waa farxad

  15. Mowlid says:

    Waxan kaxumahay guldarada naso wajahday very aya uga xumahay

  16. Mustafe says:

    Masha Allah sharaf ayey no yeelen Mahadsanidiin Maxamed iyo Zamzam

  17. Maxamed noor says:

    Mansha allah aad baan ugu farax sanahay maxamed natijada wanagsan e aad so hoyisay thanks bso

  18. Arwaax -ifo says:

    Masha Allah wa wax lagu farxo. Wish u ful succes next time insha Allah

  19. Fareey says:

    Mansha alah hambalyo hambalyo well done try again bro mohamed nd zamzam ur agreat hero.wa isku day wanagsan ada iyo ad ayay no diri galiyen ilahay kuwa wara haka dhige anago nagula hilmamay destpinka ayay fagarayasha calamka nagaso mujiyen.ayagon haysan tababr kufilan ayay somalinimo darted usu qadimen hambalyo waxan somalida kuladardarmi laha wilkas iyo gabadhas suluud an usarno bal dahab ahna an ku qorno plz halasiyo tababar ku filan si ay gulo wa wayn nogu kenan mansha alah hambalyo hambalyo

  20. Wiil marixan says:

    Aniga waxanba kaxumahay gabadha logu libisay sidi gaalada o kale insha allah intay gabar kastumahas wadato guul maba gareyno waadna arki dootan guul darada nagaso gaarto meshas

  21. c/lahi+shekh+xusen says:

    Mansha allah maxamed iyo zam zam hambalyo

  22. Amir Adan jamac says:

    Mansha.alah runti waxan daremaya farxad ad ubalaran taaso rux waliba o wadani ah u daremi karo anago ah dal 22sano kujirey dagal sokeye mantana ka qayb qaatay tar tamada adunka mid kamid ah kana galay kalin insha.alah sanadaka kuxigana mel kasi wacan an ka galayna maxamed & zamzam waxan leyahay wa dadashen blse si laba laba si an sanadka dambana bilad kawacn an uqadano mahadsanidin

  23. mr.laag says:

    waaw way dalaaleen wiilkeenna iyo gabadheenna u dhissa qalbiga waxa meesha waa waddaniyad wayna kasoo muuqdeen iyagoo watto astaanta iyo calanka somalia ee ugu qurxoon calamada welcome to new somlia iyo tartanka sosocda oo aan diyaar u ahay ani oo gantaal ah iyo inta ila midka aha ee wax isku og iyadoo gudaha la isku reereebi doono 18 ka gobol iyo wali haka reebin gobolada kenya iyo itoobiya kala hala haystaan waliba waxaan aaminsanahay qofkii wacadaro halkaas kamuujin lahaa in uu joogo ogaadeenia ama somaliland waayo somali way istaqaanaa waxaan dhihi lahaa somalieey oradkana halinina qabyaalad oo somali halloo qabto tartan meelkastooy joogtaba kadibna cidda guulaysata halagala boxo taas umbaa magac soohoyin karto lakiin haddaan keensano dunina horteeda wiil iyo gabadh xanuunsan oo kaneeco iyo tiibijo kasaxarsatay dana aan helin habayaraatee hasugina guul tan iyo tu kadaran unbaa idiin taalla tala,ay cabdi billoow guushaadii dadbaa ku dheelay in uu hadda ordo yaa dhaantay isagoo duq aha wuu dhaami lahaa kuwan ree xamarka aha ee canjeera cunka aha waad mahadsantihiin

  24. mr.laag says:

    waaw way dalaaleen wiilkeenna iyo gabadheenna u dhissa qalbiga waxa meesha waa waddaniyad wayna kasoo muuqdeen iyagoo watto astaanta iyo calanka somalia ee ugu qurxoon calamada welcome to new somlia iyo tartanka sosocda oo aan diyaar u ahay ani oo gantaal ah iyo inta ila midka aha ee wax isku og iyadoo gudaha la isku reereebi doono 18 ka gobol iyo wali haka reebin gobolada kenya iyo itoobiya kala hala haystaan waliba waxaan aaminsanahay qofkii wacadaro halkaas kamuujin lahaa in uu joogo ogaadeenia ama somaliland waayo somali way istaqaanaa waxaan dhihi lahaa somalieey oradkana halinina qabyaalad oo somali halloo qabto tartan meelkastooy joogtaba kadibna cidda guulaysata halagala boxo taas umbaa magac soohoyin karto lakiin haddaan keensano dunina horteeda wiil iyo gabadh xanuunsan oo kaneeco iyo tiibijo kasaxarsatay dana aan helin habayaraatee hasugina guul tan iyo tu kadaran unbaa idiin taalla tala,ay cabdi billoow guushaadii dadbaa ku dheelay in uu hadda ordo yaa dhaantay isagoo duq aha wuu dhaami lahaa kuwan ree xamarka aha ee canjeera cunka aha waad mahadsantihiin ب

  25. Jobles millionare says:

    0mg ! somaliya o0 ka qebgalen tar tankan ,wa aduun ,ana wanku faraxsanahay ,lkn ho0s eyn0 dhigen

  26. Ahmed shukri Xaaji Salaat says:

    Wey dadaleyn wilka iyo gawadha wexeyna leyihin rajo wanagsan mustaqbalka dadka somaliyedna waxan ka codsanaya iney dhira galiyan dhalanyaradan walalahena ah mahad sanadin WARBAHINTA WARQAAD

  27. Maxmud says:

    Maashaa alaah wlaalayaal guul beynu joognaa mohamed waqtiga xega kaalin aad uwanaagsan ayaad galeysaa ee dadaalka laba laab walaal mahadsanid dhalinta somaliyedna waxaan leeyahay kudayda walaalahiina

  28. abdirisaaq says:

    wiilka waa dadaaley lakiin gabadha bilaash.

  29. Maamad jacuur says:

    Göod attempts to all of u and welcome back. Don’t get any dismorale. We a vry proud of u as somali heroe & heroin. Next time we will be number ones. INSHAAllAHU.

  30. Maxamed ibrahin abukar says:

    Fikridayda maxay tahay in laga raadiyo gobalada waayo waxaa gobalada lagahela dad somalia matalayo gobalada lama xuso waxan jeclan lahayay in gobada laga radiyo

  31. Abdirahman says:

    Hambalyo walal xoga kor ayad noqade.

  32. Ahmed ghara says:

    Anigoo ah mid ka mida aqyarta hada orodka ku jira waxaan dhihi lahaa waad mahadsantahay maxamed dib ugu soo laabo dalkaaga waan guuleysan doonnaa Insha Allah waxana rajeynaya 2015ka inaan ka qeyb gali dono

  33. Muktar Hassan says:

    Ad ban ugu farax san yahay gusha ay so xo xiyen dhalin yarteyna somaliyeed.

  34. Celcali says:

    Wow wiilka wuu mahadsanyahay maadaama uu somali umatalayay

  35. mogadhisho girl says:

    alla allow ku dhawr walalkay mohamed waa dadaashay alx wadama ku xiga oo wax yar ku dhaafay fiiri france iyo finland alla maxay nabad iyo barwaaqo ku koreyn walahy i give him number one

  36. Axmed maxamed axmed ilkacase says:

    Mansha allah waxan aad ugu farasanahay gusha ay nosohoye orodyahana somaliya zazam iyo maxamed waxan leyahay ad ayad umahadsantihin waxan u mahad cilinaya maxamed o mujiya dadla kumujiya isogo galay kalinta 13 waxan leyahay maxamed dadalkaga mesha kasiwad wala

  37. murasal says:

    mmansha alh kan ku xigo gul iyo gobanimo

  38. abdinoor says:

    mansha alah wagul wanasumcad ay nosojidayn wunadadalay viva

  39. cubuli yare says:

    masha allah waxa sharaf nogu filan calankena sharafta leh o si wayn uga muuqday goobta ciyaarta maxamad & zamzam hambalyo

  40. dr mohamud says:

    woooooooooooow maaansha allah waa heer wanaagsan meesha uu Maxamed galay waayo dalkeena uusan doowlad kajirin ayuu heerkaa ina gaarsiiayay insha allah 4sano kadib wadankeena oo nabad ah iyo Olompics dambe ayaa inoo madal ah SOMALIA hanoolaato

  41. dr mohamud says:

    ZAMZAM waxaaa lee yahay habmalyo

  42. Adanyare says:

    Mashaallah mashaallah hambalyo hambalyo sxbyaal maxamed waa dadaley maadama u u kahormarey laba dal zamzamna waay dadashey ilaaheyow guul hasiyo somaali

  43. Faysal sheno says:

    Masha alah waxa nofarxad ah wey kujirtay somaliya kalmaha orodka un gul wacan ayan idin leyaha 2dinaba

  44. Ibrahim player says:

    Wilka sanadkan utartamayay soomalia wuu dhadalay balse dolada maogo caab ayu sosojidhay bacad ayan kuso ordhijiray waxa ka fcn laami ayan ku ordijiray lkn gabadi aya kadhartay gabdhihi somaliyad aya cabeysay tasi wa wax lagaxishoda wan kaxumahay

  45. Annisa says:

    MAshaallah walayal wadadashen 100% allahaa inlagarabgalo

  46. Mahad muse jamac says:

    Masha’allaah guul baadnoodhaliseen lkn gabar inay orodoyaa ubaneeyey aakharadeedamiyay orodkugadanaysaa?:-D

  47. Annisa says:

    Walal mahad suaashadu wasax wana nagasaxantahay anagodhan sabab sual muhimah ayad wiidisay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII