Xili ay sii fidiyaan warbaahinadda Soomaaliya ee dhanka Online ayaa waxaa goordhow hawada soo galay Website la magacabaxay Marqaannews.com
Website-kan ayaa ka faalooda ama soo daabaca wararkii ugu danbeeyay ee dalka iyo dibadda, Arimaha Bulshada iyo dhacdooyinka kale.
Hadaba si aad ula soco Wararka MarqaanNews.com Riix linska Hoose
Maxoow noosheega timirtii hore ayaadab loowayey kuwiiho ayaaba wan heen
Asc anigo ah xasan cadow aad ban ugu faraxsanahay warkeska cusub wan sodhawen
Aad ayad umahad santihin wan la socon dona masha allah
Aad ayaan ugu mahad celin warqaad waxana soo dhaweyneyna marqaan bahda warqaad aad iyo aad ayad umahadsantihin
waxan salamayaa dhaaman shaqalaa shabakad marqaannews waxan magalada kitale in kenya