Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Sh Aadan ayaa kusugan Magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Waxaa ay magaaladda Nairobi ka wadaan diyaar garow kulan gaar ah oo safaaradda Dalka Mareykanka ay kula yeelan doonaan Xoghayaha Arimaha dibadda ee dalka Mareykanka haweenayda lagu magacaabo Hillary Clinton.
Waxaa sidoo kale kulankaas kusoo biiri doona Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr C./Wali Maxamed Cali Gaas oo maanta xili hore kasoo bixi doona magaaladda Muqdisho.
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa dhawaan sheegay in Xoghayaha Arimaha dibada Mareykanka ay kala hadli doonaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaan Marxalada Kala guurka.
Xogahayaha Arimaha Dibada Mareykanka ayaa usheegi doonta madaxda Soomaaliya qodobo ku aadan hirgelinta Road Map-ka, qaabka doorashada soo socota iyo taageero Mareykanka uu siinayo la dagaalanka Shabaab.
Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Horta somali waxey tiri: naagtii garoob eh ilmaheedaa wax lasiiyaa marka naga ilaaliya mareykanka waxan dhihi lahaa aqligiina adeegsada
Fuck shekh sharif shekh xsn kas madax weyne noma aha
Dhib adinka qabo hadaad habartas aqli u ag fadhiisateen