Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka bilaabay howlgalo kadhan ah kooxaha hubaysan ee dhaca iyo dilalka ugaysanaya shacabka Muqdisho.
Howlgalka ayaa saakay si balaaran uga soconaya wadada udhaxaysa Magaaladda Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.
Qaar kamid ah dadka isticmaala wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa in ciidamada ay saakay isku dheereeyeen wadada howlgalana ay wadaan.
Ku dhawaad 30 kamid ah maleeshiyaad hubaysnaa oo waarkood ku labisnaa dharka ciidamada dowlada ayaa durba lagu qabtay howlgalkaas.
Sidoo kale Ciidamada Amisom ayaa lasoo sheegayaa in toogasho ay ku dileen Labo Nin oo watay hub kuna labisnaa dharka ciidamada.
Ragaan ayaa lagu toogtay deegaanka Xaawo Cabdi kadib markii ay diideen in ay hubka dhigaan.
Hubka iyo ciidamada lagu soo qabto howlgalka ayaa waxaa lagu wareejinayaa Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Gen C/Kariim Dhaga badan.
Waa Howlgalkii ugu xooganaa ee ka dhan ah kooxo dhibaato ku haya shacabka Muqdisho iyo nawaaxigeeda.
Warqaad.com kala soco Wararkii soo Kordha Insha ALLAH
waa in hub ka dhigis la sameeya dagaal waa ka noognay
waan soo dhawaynaynaa waxaana ku guubaabinayaa dhagabadan inuu toogto 30kaba wayo waxana tarimayaan lona dhutinmaayo
Waarin lobahan yahay e edhega badan talbo kaqad
Dadka hubka sharci la anta wato hala layo hadey diidan in ey dhiagan
Waxaan leyahay dowlada waainey siiwadaa howgalka nucaan ookale si shacab amnigoda loo adkeeyo burcadana latogto si amniga dowlada usugto
asc Waan soo dhawaynayaa in somali in lagu sameeyo hub ka dhigis xitaa kuwa isku sheegayo cidan ee Sidda khaldan wax u qato qoriga xitaa waa in laga qadaaa Waadna mahadsan tahiin warqaad qorigii ku nasiibso ladhahi jirey waa in laga wayaa Hamar Iyo qorigii loo wadan jirey afaro qabiilka Iyo hub ayaan baraawaysanayaa way dhamaatay Kkkkkkkkkk iwm
Waa in laga dhigaa hubka qasatan kuwa kunool dagmada madiina meel ey katirsanyihiin malahan qastan waliba maleshiyaad beeleedka joogo dharkenley halawada aruuriyo dhaman qoryahana halaga dhigo
Waainlatoogtaa dhamaan kuwadadka dhibkakuhaya
Ninkan waa nin iska hadlaya siduu utogana asaga ayey ushaqeynayane waxey soo dhacan ayuu qamriga kucaba murtad dhega badan midakale kufartu waligod ayey dil & kufsi ugeysan jiren madaxda murtadinta & maleshiyadkoda
dawladub marabtaa mooryaanata in la aruursho waamaya
Asc waxan arkayna amisom in ay bilaabeen dhibaatayn hor leh ay ku hayaan cidamada qaranka marka haka wantobeen
Dhegabadan iyo amisom waxaan lee yahay halalaayo kuwa shacabka dhibka kuwada ciidamada dowlada iyo kuwa kaleba
Ciidanka Dowlada mushaar soo lama siiyo, maalin kasta wadada ayay taaganyihiin gacanta ayayna taagtaan, hala baabi’iyo wixii shacabka dhibaateynaya.
Waa maafiya dawladan labada shariif iyo gaas farmaajo ha ku guulaaysto doorashada
Nabad la aanta yaa kadanbeeya iidor maxaa yeelay godanay soo dirteen somaalidi iska daganaaydna waxay yidhaahdeen hawiye mareexaan ogadeen yaa idin gumaaysta marka in dha dheer ha loo lahaado
aad ayaan ugaxumahay in ciidan ha cadowga soamlai ay howgal kasameeyaan dalkeena taasna waa ceeb maxaayeelay awxa dadka dhacaaya waa wiilashii soomaaliyeedilaahay hasoohanuuniyo iskadaaay hoooyyyinkii iyo walaaliyii
Dhaga badan dacad mey kaa tahay in mooriyaanta laqabto hadey run kaa tahay naga kahey kuwa afgooye joogo kadib ciidamo iyo gudomiye reer afgooye ah hala sameeyo kuwa kale dhaga hooda haloo celiyo by dhaga badan jawaab wacan
War hawiye hubka dhigis malagusamynaa mis waxam waa sheka baraleey halaqabto ragaas
War farmaajo hadii ladorto waxas wey dhamaan lahaayen
Aniga wan soo dhaweynnaya lakin waxan la yaabanahay dawladi oo cunaqabateyn danka hubka saaranyahay hadana shacabki hubka lagadhigayo waxan u maleynaya inay qorsho kale watan