Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mahiga: Waa qasab in Barlamaanka lagu soo dhiso Todobaad gudahood, Haweenka hadii aan Kootadooda lasiina…

Ergayga gaarka ah ee QM uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Augostine Mahiga ayaa shaaca ka qaaday in mudo todobaad ah gudahood lagu soo dhisi doono Barlamaanka Cusub.

Mahiga oo maanta kahadlayay kulankii lagu soo xirayay Ansixinta Dastuurka qabyada ah ayaa waxaa uu sheegay in xiligan la joogo ay tahay in go’aanka ay Soomaalidu gaaraan.

Waxaa uu soo dhaweeyay marxladihii uu soo marayu ansixinta dastuurka, laakiin howsha oo la dhamaystiraa ay ku xiran tahay marka lasoo magacaabo Barlamaan lana dooryo madaxweyne Cusub.  inaan baarlamaan ku helo mudo todobaad ah”ayuu sheegay Mahiga.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Mahiga waxaa uu ka digay in la farageliyo Kootadii ay hawenka ku lahaayeen dowlada cusub ee soo socota.

“Waa in haweenka la siiyaa kootodooda, waana ku faraxsanaay in madaxdu ay taageersan yihiin arrintan, Qeybaha bulshada dhammaantiin haweenka ku caawiya in ay helaan kootadooda”ayuu sheegay Ergayga gaarka ah ee QM uqaabilsan Soomaalia Mahiga.

“Xukuumadda hadda hal haween ayaa ku jirta, waana kaligeed waa in ayadana dad badan lagu soo daraa oo wasiiro badan laga dhigaa haween”.

Sidoo kale Odayaasha dhaqanka ayuu usheegay in aysan haweenka doodsiin xaqooda taasna uu ahaa mid heshiis lagu wada gaaray.

“Odayaasha waan xushmeynayaa, hadda 174 xubnood ayay ku soo dareen ergada dasturka ansixineysa. haddii la keeni waayo kootada haweenka ee baarlamaanka liiskaas ayaan ka bixin doonnaa haweenka xildhibaanada noqonaya”ayuu ku hanjabay Mahiga oo hadalkiisa raaciyay” Laakin waxaan rajeynayaa in aysan howshu halkaa gaarin waayo waxaan ku kalsoonahay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed”.

Hadalka kasoo baxay Ergayga Soomaaliya ee QM ayaa kusoo beegmaya xili Dastuurka Soomaaliya uu dhigayo in haweenka ay kamid noqdaan dhamaan hay’adaha la isku doorto.

Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email;-Warqaad@hotmail.co.uk

25 Responses to Mahiga: Waa qasab in Barlamaanka lagu soo dhiso Todobaad gudahood, Haweenka hadii aan Kootadooda lasiina…

  1. Daarood says:

    Mahiga san barako dalka mahoyadaa baa leh maxa kagalay nagahena mise adaba nalaqabo war wecelyahaw dalkanaga noodaaaa

  2. alcadaala says:

    dibigan gafuurka wayn maxaa badaa galiyay anaga dumarku guryaha by ku ekaanayan waana sharaf dhac naag raga hor boodaysa ee ninkan somalia halaga saaro dameerka ah

  3. Wiil bosaso says:

    Alla yaa gaalkan sanka weyn ee sudu doono u afuufayo somalida sidii xanjo buufisti ugacan geliya shabaab

  4. Bakar says says:

    Layabka dunida waxwalbo ayad ku arkeysaa galkan ma isaga ka taliya wadan kena mahiga aqoon nomalihid dad kaa awood badan ayan xubnohodii goo goynay qaliga ah iska ga cararay wadanka ee in taan lafahaga la jajabin iska ga bax wadanka?

  5. Muslim jaceyl says:

    Gaal nimo halkaan ka ween yaa arkay somaaliyeeey alle maxaa lagu hortagi doonaa kufri haku gumeysto kii kaa dhicinlahaana aflagaado ladaba taagan tahay somaaliyeey

  6. maxamed says:

    Alle ayan ku dhartee wadankani waxa madax u ah mahig lakin wuxu ilabay in aya haben iyo malin aya mujahidintu u tagan yihin sidiii aya u difaci lahayen man hajka saxixa ah ee nabi muxamed scw lala soo diray eygan mahiga la dhahayo iyo kuwa odayasha sheganayo dintoda ka tagay ee dastuur aya gaalo soo dajisay saxixay in somalia oo dal muslim ah lagu xakumo rabo taasi waa u doqon nimo

  7. Mr muqdisho says:

    ma waxaad ku hanjabaysaa inaad adigu u talin doontid odayaasha soomaaliyed taladoodana aad kuwareejin doontid dumarka runt fikirkaagu adbu u gabanyahay waxodhan waa isla soomaali magaratay haday haweney talada wadanka qabato waxad ogata in wadanka cida ugu horeysa e aykasaarayso ay tahay adiga waayo dumarka soomaaliyed adigu magaranaysid uma dulqaatan ragooda o sidi eyihiid xarig ku xiratid marki ragga loo eegana iyagaa ka calool fiyow haday khalad yar galaan o loshego way kaso laabtaan wallee adiga iyo aqoon dumarkena wad isbaran dontan hadu allah idmo

  8. Badgale says:

    Nacalaa kudhalay sanbaqtiyaleh wadankeena waad kuwareeridontaa wacal

  9. barshe says:

    Horta ani waa yaabay waxana isoo baxday in somali 2 madaxweyne ledahay mid waa mahige wana mid shaqeya bila barlaman midna wa duqa afgadud ah waana maqaar saar’

  10. maxama yare says:

    Asc mahiiga waxaan u malaynayaa in uu nalaleeyahay somaliya heerka uu hada is gaar siiyay waxaa gaar siiyay waxa madaxda is ku sheega ah ee hadii markii uu wadanka soo galay meel la iskaga xiri lahaa saas oo ma hadleen ayaan qabaa ani. Waayo waxa uu maanta ku hadlaayo wax loo dul qaadan karo maahan waxa uu ku hadalaayo gaalka du qoobay waa mid ilaahay noo soo diray ee rabi hanaga qabto. Asga iyo waxa uu dabada ku wato oo hormuudka u ah hada war maxaa kagalay baarlamaanka hadii lasoo doorto iyo hadii aan lasoo dooranba maxaa kagalay asgu waa gaal anaguna waxaan nahay muslim waaka. Leh hadii aan baar lamaanka lagusoodari dumarka waan kaladirayaa

  11. Faray says:

    Mahiga dan gaar ah oo loo xilsaaray ayuu wataa, alshabaabna dan gaar ah ayay wadataa, afguduudna waa sidoo kale meesha waxaa kaalintii xoogii umadda soomaaliyeed oo ah dhallinyaradii inay dhaqdhaqaaq sameeyaan waayo iyagaa ahaa kuwii xoreyay dalka soomaaliya micnahayga SYL marka cayda intaad joojisaan gaar ahaa kuwiinan jooga muqdisho billaabo hawl dhallinyaro.

  12. Faray says:

    Mahiga dan gaar ah oo loo xilsaaray ayuu wataa, alshabaabna dan gaar ah ayay wadataa, afguduudna waa sidoo kale meesha waxaa gabay kaalintii xoogii umadda soomaaliyeed oo ah dhallinyaradii inay dhaqdhaqaaq sameeyaan waayo iyagaa ahaa kuwii xoreyay dalka soomaaliya micnahayga SYL marka cayda intaad joojisaan gaar ahaa kuwiinan jooga muqdisho billaabo hawl dhallinyaro.

  13. Liban abdullahi says:

    Mahiga raga meesha jooga ayuu yaqaanaa meesheey jooga marka halaqay nin oo dhihikara waxaan naqabato mesha majoogo marka somaaliyey ha is daalinin dadkaan waa hunguri doon marka nin gurigiisii jooga hadana waxaan baryahaya seedee isku haleenkartaa su.aashu waa maya somaaliyey isku tasho sc

  14. farah hassan says:

    asc dhaman musliminta sln kdb walalyal gabdhaha musliminta ah gurigda ha jogan alena ha ka baqan qufki arinkasi tagarana tariqda aya quri donta war mahiga wa gal ha dabasocönina war ale ka qaba ya somalia

  15. Wiil marixan says:

    Mahiga mimi tagu anmbiya iki kata kutago somalia uta ona moto umba umbana saa kuma mako utajuwa ninani somalia

  16. cawil says:

    war maxa loo la yabayan mahega 1 kow waa nin gal ah aan laheyn wadanka soomalia 2 waa nin mushaaar aad u fara badan ku qata wadanka 3 waaa waa jareerkaas aaad u jeedaan afkiisa ee dadkeena soo maliada ah ayaa saxiixday in soomalia sidii rabo laga yeelo marka akuna shida waxa rabo in sidii larabo laga yelo soo malia ee dabi badan oo ay galeen dadka soomaliyeed ayaa laga jaraa ee alle ayaan bar yena mid kale gabdhaha la doran doonow maheyga hala qabto ?

  17. Hanad says:

    Walhi somaliy golo ayaa iska yeltey kuxun kaa odbajog wax eey galan lam arko marka somaliy waxey tagan tahay xiligii jahadka marka dhaliyarad somaliyed waxan ushega iney kaqeb qataan jahadka somaliy

  18. Nairobi says:

    wax ay kadiidi karaan male dhamaantood oday madax weeyne raysulwasaare gudumiye barlamaan dhamaan in uu kutiiq tiiqsado ayuu gaaray mahiiga wadankana asagaa madaxweeyne ka ah raysulwasare ka ah barlamaan ka ah waxan kale wa ciidamada uu kushaqeeysto wadankana mahiiga aya haysta mardhowna waxad maqli doontaan xabsi ayuu kuguray ciidamada xooga dlka ayuusan rabin bolis somali ah ayuusan rabin milatarit uu kumuquunshana wuu hasta boolisna waa hastaa madaxa gagaraac madaxaa laga garaaca ninka walaalkiisa kacararay shisheeyana nafkaraadshay xagee aadayaan hadii aydiidaan amarkiisa naagihiina iikeena haduu hada yiraahdo kama diidi karaan.war famaajoow war maxaa talaa dalkii laqabsayey war dhalinyarada maraacnaa?

  19. Maxamed hilowle says:

    Gaas iyo lawo shariif ilaah kabaqa wadankan yaa la iibsanin, mahiga muxuu rawaa oo maka cabsaneysiin.Allaah wuxuu yiri: maa yawaddulladiina kafaruu min ahlil kitaabi walal mushrikiina ay yunazila caleykum minkheyrin mirrabbikum

  20. Qadar ali ahmed says:

    Wakufar ee waladila mardhaw insha alah somali ayu iskudira

  21. Dasturunal qur,aanu wadiinanal islaam says:

    Mahiga waa cadaw yuuse cadaw kuyaha? Mahiiga waa cadawga allaah ,cadawga nabigena muxamed,cadawga kitaabkena qur,anka iyo sunada nabi muxamed waa cadawga musliminta,waa cadawga dadka somaliyeed wuxuna wakiil u yahay gaalada isbeheysatay qofkii saxiib soke kadhigtana waa mahiiga 2waad dastuur mahiiga wato miyaa dalmuslim sheganayo lagu dhaqi subxanallah magalninadisu nalarawaa? Allah wuxu leyahay gaalada waxay jecelyihii sida ay ugalowen camal inad u galowdan kadib aad naqatan dad isku mid marka haddii mahiiga u leyahay hawenka guryaha halaga sosaro hogana haqabtan sow ma aha nabi muxamed halaqilafo axadithtisa kulukum raacin wakulukum mas,ulun can raciyatih wal imra,atu raciyatun fii beyti zowjihaa hawenka guryaha ayay ku egyihiin marka mahiga insha.allah mar an dhereyn asaba sijira donin lana taqalusidonaa

  22. Ardul hijratayni washsharee ah says:

    Dameer anagaa dalkena kensanay dastuur dogyada anagaa doranay doqowdii dalkana diintey kabexen daa,imow diintada dastuur inoga yeel da,yarta difaaceysana dambigoda dhaaf mahiga waxan leyahay hadad doqowdii iyo dumarkii diintoda ka.iibsatay rabtana gaalnima inad wadanka kudhaqdo da,yartena inan dowlad islam iyo dasturka quranka dalka kudhaqnan wacad kumarnay doqonyahow dalkena ado duleysan ama baqtiyaa diyarad lagugu qaadidonaa insha.allah

  23. Soomane says:

    Waxaan firiya wajigisa ad modo donfar biya cabayo noga qada shanshada wacelka wacelka nalay.

  24. Muu says:

    Mahiga wuxuu rabaa inuu intuu yiraahdo waziir hibiley ayaan shir khaas ah layeelanayaa kadib wixii diinta islaamka kadigtey uu ku sameeyo.

  25. Nairobi says:

    wajigiisa mamoodaan jeer kkk jeerta bahasha layiraahdo iyo mihiiga lama kala yaqaano

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII