Taliyihii hore ee Booliska dowladda KMG Soomaaliya Cabdi Qeybdiid oo hadana ah Madaxweynaha Galmudug State ayaa waxa uu markii ugu horeeysay ka hadlay xilka loo doortay iyo sababta loo doortay.
Sida Shalay wararkeena aad ku aragteen waxaa Koonfur Gaalkacyo ka dhacday Munaasabad ama doorasho lagu magacaabayay ninka badali lahaa Madaxweyne Caalin.
Doorashada waxaa ku guuleystay Cabdi Qeybdiid, isagoo sidoo kale magacaawday kuxigeenkiisa, waxa uuna Madaxweynaha cusub carabka ku dhuftay inuu isaga yahay madaxweynaha Galmudug State ee xaqqa ah.
Dhanka kale Madaxweynaha Cusub ee sheegay in loo doortay Hogaanka Galmudug ayaa waxa uu wacad ku maray inuu la dagaalami doono Saddex koox oo kala ah Burcad Biyeed, Shabaab iyo qaswadayaasha.
Hadalkan kasoo yeeray Cabdi Qeybdiid ayaa waxa uu kusoo aadayaa waqti Maxamed axmed Caalin uu sharci darro ku tilmaamay Doorashada ka dhacday Galmudug, taasoo micno ahaan ka dhigan in maamulka Galmudug uu leeyahay 2 madaxweyne.
Warqaad.com-Muqdisho
War calinow muda ayad jogte odaygay rugcadaga ubaney mesha isagana hala tijabshe hal qabil 2madaxwena maficne maficne qaydidow halagu Arko sad wax yesho dadka hakubartan bye Qalinle kenya
Waa madaale cabdi qaybdiid war cabdiyoow ragaagi aad isku loodka ahaydeen hada wey is qariyeen ee adigu ma mareeykanka ayaad damaanad qaad ka haysataa mase meesha waad isku waardiyeeynaysaa oo ismiidaamin ayaad ka baqeeysaa
Waa layaab qabiil 2 dagmo dagan hadana 2 madaxweyne leh kkkkkk
Wa wax laga xumado in manta qas laga bilabo mel dagan lkn cebtoda mahan wa cadadoda aniga waxan ugu baqaya c/qaybdid mesha mahan mel xog u ka soconayo e shatiga ha iska halen
waa la yaqaanaa shiikh cabdi xasan cawaale wuxuu ku dhex jiray reer galmudug 25 sano waa nin fiican maalintii dagaal yiro waa nin aan cadkiisa la cunin waa nin ninkey is qabtaan uu sa waxbadan noolaan al yacni mishin waa nin dagaal oo aan heshiis la lahayn meelaha ku wareegsan reer galmudug waa nin aan ku fiicaneyn xaga dabada laakiin waxaa la yiri ninkastoo geesiya haduu raga gada dheeryahay hadaan garabka lala qaban guri oodimaayee
Caalin waxan kula tali lahaay meshan waxbo kama qaadi kartide iskaga tag yaan lagugu diline
asc war waa waa sififiican in rugcadaagii qaybdiid ahaa in meesha lageeyo waayo caalin faroole ayuu udhigmi waayay laakiiin qaybdiid faroole laf buu kuwasi taa anaa huba waarr ninkaa meelkasaar dadka iyo dalkaba kadibna waad kadalicidoontaa oo jago sare ayaan korka kaaga dayi
Maxay tuug hada madax ka dhigeen !
madax weynah sax dah wa cabdi xasan cawale qeyb did besha sacad ha iska daxan qabilka ninka cabdi qeyb did aya ladhaha nin wax kaqadi karo maleh jufanah idin ka baryimayo hala ga leydo wa igatalo sacadow
sacad walan abdi qabdit
Mansha Allah Noolow Qeybdiid!!