Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mourinho 0o qudbad u jeediyay in kabadan 200 tababarayaal{sawiro}.

Tababaraha jeesjeeska badan ee Realmadrid Jose Mourinho oo ay jeebkisia kujiraan 19 koob isugu jira tartano caalami ah iyo kuwo kale ayaa waxa uu qudbad aan la iloobi doonin usoo jeediyay inkabadan 200 oo tababarayaal ah.

Qudbadda Mourinho oo kadhacday jaamacada California, ayaa waxa uu sharaxay qaabkii uu ku gaaray guulaha isdaba jooga ah intii uu ku gudo jiray xirfada tababaranimo,taasoo kadhigtay inuu noqdo tababaraha ugu wanaagsan caalamka.

“Sirta kadanbeysa guulahayga waa mas’alo adag, su’aashaasna dhowr mar ayaa ley weydiiyay qaasatan saxaafada” markaan ra’yi ahaantayda kahadlo sirta guusheeyda waa dadaal,isku xirnaan,midnimo, iyo shaqadeyda oon daacad u ahay,majirto hal sabab oo keentay guulaha aan gaaray sheeyaal badan oo isku tagay ayaan ku gaaray ayuu mourinho yiri.

Mourinho ayaa yiri: “markaan joogo gurigayga wax maxukumo xaaskayga ayaa sameyso sidaa, sidee marka usuurta galee inaan naadiga xukumo aniga?dhamaan waa laygala qeyb qaataa go’aanada iyo hoowlaha.

4 Responses to Mourinho 0o qudbad u jeediyay in kabadan 200 tababarayaal{sawiro}.

  1. Ma qosle says:

    Mourinho dadka beenta ka daaa

  2. Gal gudud state says:

    Spicial one morinho wa tabaraha calamka ugu wanagsan viva real madrid(c.ronaldo,kaka’,benzama,dimaria,ozil,ramos,PEPE,xavi alonso

  3. Maxamed hilowle says:

    Taageerida ciyaaraha gaalada iyo in la jaclaado wax banaan ma ahan intaas waxaa kaaga fiican inaad akhrisato qur’an, axaadiis iyo wixii lamid ah

  4. Liqaye says:

    Hhhhhhhhhhhh yaab yaaa dhageysanayaaa kan qudbadisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII