Ra’isul Wasaaraha dowlada KMG ee Soomaaliya Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa soo xiray shirkii Ansixinta dastuurka qabyada ah ee waayadan ka soconayay Magaaladda Muqdisho.
Dr C/Wali Maxamed Cali ayaa Khudbad dheer ka jeediyay gaba gabadii Shirka isagoo uga mahadceliyay Ergada Ansixinta Dastuurka sida ay howlshooda uguteen.
Waxaa uu sheegay in Odayaasha Soomaaliyeed ay dalkooda ka bad baadiyeen marxalad cusub taasna ay tahay mid lawada sugayay.
Ra’isul Wasaaraha dalka ayaa sheegay in maanta uu ku egyahay xiligii KMG hada kadibna Soomaaliya ay tahay dowlad midnimo qaran.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Ra’isul Wasaare Gaas Waxaa uu sheegay in ay ka go’an tahay xukumadiisa sii wadida dadaalada looga baxayo xaaladda Kala guurka ah.
Dr Gaas ayaa gaba gabadii hadalkiisa waxaa uu ku dhuftay miraha hees wadani ah, oo xili hore la qaaday.
Ergada Ansixinta Dastuurka qabyada ah ayaa 96 boqolkiibaa ucodeeyay Dastuurka, halka Boqolkiiba 2 ay diideen boqolkiiba 2 kalana ay ka aamuseen.
Soomaaliya ayaa yeelatay Dastuurkii ugu horeeyay tan iyo Xukumadii Kacaanka.
Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email;-Warqaad@hotmail.co.uk
Kakakakakakaka diin laawayaal inta mesha isugu timid dhamantood sharciga ale ayad kahortimadeen dasdur na kama dhicin been ayad isushegten
Maansha allaah dr:c/wali maxamed cali gaas waa uu mahsan yahay %100 soomalina waliged hanolaata al.shabaabna allaha naga qabto aamin aamin aamin
Ishi bugtey kubikacso
Dhamaantin kuwii mesha iskugu imaday waa daalimin waxayna beniyen alaah iyo rasulkisa manta maalin aan ahayn ayayna ogaan donaan inay beniyen kalimada ilahay ayna dorten wax khiyana ah o aygala dajisay gala
Huseeeen iskadaaa fikirka qaldan somalia maanteey ka baxday mugdigiii waaa taariiq maaanta
Dastuur waa kii ale noo soodijiyey ee kitabka ale idinkuna waxaa tihiin diin laawiyaal oo illahigod ka furtey
dadka ansixiyay dastuurka ayaga ayaa aqaro kajawabidona in diinta macaanka badan ay arkiwayaan somalina cafinmayso SHABAAB IYO KUWA MAANTA ANSIXIYAY insha Allaah waxay ku bixidoonaan gacanta AHLUSUNA WALJAMAACA gaarahaan kuwa gobolada dhexe ee diinta dhabta ka sheegaya
Masha alah somalia kmg hadi ay kabaxdey wala guleystey wixi dasturka ka qaldana barlamanka aya laga raba ineysaxan dadkuna wey helayan fursad ay ku codeyan lkn magacas hadi laga baxay gul weyn aya lagarey
Hadaad moden inad na badbaadisen,nama adan badbadinine waxad nagu riden cel dher.marka ilaah hanaga badbbdiyo.
Bal waxa xigo aan aragnooooooo
Diinta somali ka maqan adugu qaado baastar yohow waxad kamid tahay dadka diinta ku qaraabta ee raba inan KMG nimada laga bixin si dad guqyahood aad usii daganaatid lkn maanta laga bilaabo KMG waa laga baxay laad ayaana lagaaga saarayaa dadka guryahooda
Kuli wey galowen
K k k mansha allah D/ci wali gas nolow wan xorownay allahu albar
asc ilaahayow somali dhinac isu raaci oo natus ayada oo Nabad ah
Yaa dad iyaga dhan siyasad kasamesan sidee loo qanciya
Allow noo keen dowlad si cadaalad ah dadka kuhogaamisa
waxa aan soo dhaweynayaa dastuurka cusub ee soomaliya waxa aan ilaah ka rajeynayaa in uu noqdo mid miro dhal ah nabad iyo reyn reyn umada soomaaliyeed usoo hoyotay inuu ilaah ka dhigo
Mas’uuliyiinta doolada waxa aan xasuusinayaa in ay kabxaan waxa la yiraahdo 4.5 walaalayaal 4.5 wax jiro ma aha soomali waa dad isku diin isku dhaqan ah intuu ka yimid 4.5kan.kuraasta haloo qeybiyo si cadaalad ah.
Tastuur majiro maxa yeelay waxa aan nahay dad muslim ah waxa aan leeyahay waxa qoray tastuur waa gaalo kitaabka usoo laabta by ssidkey