Waxaa Goordhow lasoo gaba gabeeyay Tirintii codadka Ansixinta dastuurka qabyada ah oo waayadan ka socdan Magaaladda Muqdisho.
Natiijada kasoo baxday codeyntii maanta ayaa waxaa ku dhawaaqay Nimco Axmed oo kamid ah Gudiga Dastuurka ee Hoolka shirka kusugnaa.
Waxaa ay sheegtay in Kulanka codeynta ay soo xaadireen 645 Xubnood oo kamid ah Ergada.
Codeynta ayaa udhacday qaab gacan taag ah waxaana loo kala codeynayay dadka doonaya Dastuurka oo Haa dhahayay, kuwa diidan oo Maya dhahayay, iyo kuwa ka aamusay.
Ergada ayaa ku codeeyay Haa waxaana Haa yiri 621, sidoo kale waxaa maya yiri 13, halka 11 Xubnood ay ka aamuseen.
Wasiirka Dastuurka iyo dib uheshiisinta dolada KMG Xoosh ayaa sheegay in dastuurka si KMG ah loo ansixiyay.
Madasha shirka uu ka soconayo ayaa haatan waxaa soo gaaray Ra’isul Wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya Dr C/Wali Maxamed Cali, kaas oo marqatai ka noqonayo shirka ansixinta dastuurka.
Ra’isul Wasaaraha ayaa saxiixay in xiligan waxii ka danbeeya Soomaaliya ay leedahay Dastuur KMG AH
Dib kala soco Faah Faahin Insha Allah
Faah Faaahin kale dib kala soco Warqaad.com Insha Allah
Yolosowadaa hee ?
Gaaladu waxa ay urursatay caadaqaateyaa manametelaan umadda islaamka ah
Waa dastuuurkeyniiiiii ee ku dhaqma meyd baa tihiina imisa sano ayaa helibkiina cuneeyseen cawaaaan
Walle somalidu kuwo badan tage shaley waxan maqlaayey voa-da aya nin iyo naag wareysi dhex dhigtey ninki wuxu yiri dasturkan quraanku kahoryimi ee maqaadankarno kadib naagtii waxay tiri quran yeelkis aduunkaan wax laqabna aduunka ay sheegtey waa kuwee? Waa reer galbeedka marka waxas aya ummaddi rogeya ilaahey hanaga qabto
Sheeko baana ayaay hayan ma masoomayaasha ayaanu aminayanaa
Dastuur waa kitaabka qu’anka dastuurka gaalada noo keyntay ruuxii cansihiya asaga garanaayo maalinta qiyaamo meesha uu gali lahaa walax gaalo soo dajisay ayaad noo keyn teyn miyaa somali
Kkkkkkkk maxaa xigi doona warkaaaaan kkkk
Fada ama hafadina waa ladin fadsiin. Xamarna sidey caasimadi oga wareegtay.k.k.k.k.k.
Kuwa manta ansixiyey maxa u danbeyn dona tan adun and tan aqiro allow ciqabtoda soo dedeji
Dasturka waxa leh somali waxuu ku salaysan yahay qur’aanka
allahuma najinaa sharahun, inahum sharul cibaad fil koon.
(sareeeye geesi) hawiye waa muslimiin mana laga yaabo inoow qaato kirishtan sida butland majeerteen maahan dadkaan ee kabaro aduuunka somali waxaa iska leh muslimiinta kkkkk dastuurka waa dan gaalo mana rabno diidnay
K.k.k. yaa lotaliyaah oo tastuurka qadanay sah wax hishiid ah majiraan somaliya umadii hishiid ah baa tastuur le ee ninkaste oo somali ah ake 4,7 buu wataah ha isdaa linina tastuur kama dhicin sxb yaal
xamar ha soo dhex istaago majeerteen hadoow rag yahay hawiye ayaa leh adeer faroole xashiish cabayo maahan dadkaan wlh xabad ayeey yaqaanaan baro hadaba
asc
Wax maka ansaxmaan niman katagay rugni arkaanta islaamka ka katagay wax ay baneysten wax alle xarimay waana ramadaanka miyeysan ugen faa,iidada kusugan marka dadkaas uu kale wax kama ansaxan ee iskadhaafa riyada allow dalkeena dadken iyo diinteena noo xafid aamiin aamiin aamiin
Xamar waa casimada somali ogaaw gaasna kama warejikaro xeywaanka xun ha saxiixo gaal waxow wado bal firi taas islaanimada mel ma oga dhawayahay walalaha muslimka ahow
walalayaal waan idin salaamay umada islaamka ah dhammaan (asc) awalan alle aan kabaqno subxaana watacaalaa walalayaal alle wuxuunaga yeelay umad dhammaanteed tahay muslimiin wuxuu noosoo dajiyay qur aan loogu talagalay in lamaamulo aduunka ma waxaan kadooranaynaa gaalo waraaq ay sooqortay? Kajawaaba idinka ayaan idin waydiiyaye ! alle aan kayaabno
dasturka la an sixiyay wa qalad wana galnimo hadan nahay muslim dasturkena wa kan ale no so dajiyay asaga ku dhiman asaga ku no lan alaahu akar
dasdurka wa qalad ninki raco wa gal maxa yelay kitabka ma ilowden
Majira tastur aan aheyn qu,raanka kariimka mantaba ayagoo baqaa ayey ansixiyen balse hawiye makujiraa waxa ansaxiyay ?
Somalia nasiib daro tii ugu xumeyd mantey gacanta lagashey ilaahay ha naga badbadiyo
asc war kitabka ale qata maxa muslin so ma tihin war ale ka baqa
asc yaa somalia war qata kitabka ale awowyal aderyal ale kabaqa war muslin ban nahay
Dadku markay iyagu heshin waayaan oo kitaabka allaah katagaan ciqaab ayaa ku dhacda marka tanina waa mid ciqaabaha allaah kamid ah.
Somali waxey kamid noqotey reer galbeed ‘kkkkkkkk
asc dhaman inta wanag jecl walalyal dusturkana wa kitabka ale
War xage lagu arkay hawiye diin udoo dahaya warkurtign xaran bd kuso korten wana la idintalin jiray hadana wala idin talin e amusa diin wax kama taqanane diinta hawiye udo dahayo o dadkakale ka amusan yihn ma mid cusub baa so matihidin dadki wada xaaran cunka ahaa
Doni mayno all shacabka
Asc yaa loo so an sixenaya he sharciga gaalada anaga dad muslim ayaan nahaye
Wacalo meel la.iskugeeyay oo masoomayaal ah doofaarka hilibkiisa halacunaan mahiga asagoo idinwasana waalasooshegiidoona majeerten caasimad uwaashay ayaakadanbeeyay diingaaleedka in eyqaataan masoomayaasha hawiye ma.ogola mana ogolaantoono
Walalayal kitabki Illahay aya lakhilafay o galo waxay sodajisay aya laqatay tasina wa galnimo sax ah
War kitabkan ad hawiye la so oroday markad maqashay dowladba dhalatay o sharci iyo kala dambayn ba la helay o isbaradi ba laqaday dadki dadka gawracayey ba la carshay o dadka guryahodi berahodi hantidodi ba locen maxad 23 years laso dhafay u keni waden hagag hadaba wan garanaya waxa idin dhibay wa inta an kor kuso xusay in ay dhin o waligen wadanku xabasha ad sabta u ahayden in uku jiro wana wax an sura gali karin inta in ka badan in an wax idin ka dhawro hor mar wayo umadu 23 sano ayey idinku dashay bal e adunki ba idinku dalay waxase la yir gelo waxa lagu yaba malinkad cin daqdo hawiye waxa lagu yac malinkad din kahadasho wayo shaqadinba ma ah iyo wax la idinku yaqanay arinta dinta isga baxa hadi kale wad ku xirmaysan markad dadka dhacaysen malkoda naftoda iyo cirdogada maxay dintu idin xiri waday tan xamar ba timid magala qabil ku fanayo ma noqon karto casimad meshi ka nabad badan ka cuqdad yar ka dad macan ba laga dhigi e ay somali isku afgarato ilen somali wada leh calankan buluga ah wad mahadsan tihin waxay ka so baxday warqadanu xafiska madaxwaynaha somalia mudane mahamed abdulahi farmajo guul dool haben iyo malin
Subxanallah………inalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun ma dastuurkii ayaa la ansaxiyay ma odayaashii aan isla laheyn waxay ka bdali doonaan ayaa saas nqday subxanallah illaahayow beribaan ka nahay odayaashna mana matalaan waa caada qaatayaal illaahayow dadkan xilka noohaayo waad ujeedaa ALLAHUMA AQTULHUM BADADAA ALLAHUMA CALEYKA BIRU’ASAA’IL SOOMAALIYIN FA’INAHUM LAA YUCJIZUKA