Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Idaacadda Mucaaradka Itoobiya oo xaqiisay in Males Zanawi uu geeriyooday maalmo ka hor

Warkan oo ah mid xaqiijintiisa aan laga hayn xukumada Adis Ababa ayaa sheegaya in uu Males Zanawi kadib Xanuunkii in muddo ahba ka hayay maskaxda, waxaana Warkan baahiyay Telefishin ay leeyihiin mucaaradka Itoobiya.

Muuqaal xalay laga baahiyay Telefishinka Mucaaradka Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay in Males Zanawi Ra’iisul Wasaariha dowladda Itoobiya uu geeriyooday maalmo ka hor xilli uu ka xanuunsanaayay Kansarka maskaxda gala.

Tv-ga Mucaaradka Itoobiya ayaa qiray in Males Zanawi uu geeriyooday, waxaana Telefishinku uu Warka kasoo xiganaayay Dad ehelo la ah Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Males Atto Zanawi oo muddo bil ah ku sugan Yurub.

Riix Halkan si aad Muuqaal ahaan udaawato

Wariyaha Warkaas tabinayay ee TV-ga Mucaaradka Itoobiya ayaa waxa uu yiri” Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Itoobiya”, taasoo dad badan ay layaab ku noqotay in Males laga soo qaaday ruux dhintay, misana ah waqtigaan Ra’iis hore.

Warbaahinnada Caalamka ayaan faafin Warkan uu tabiyay Telefishinka Mucaaradka Itoobiya lakin wexey ka muujiyeen Shaki badan oo ah in Soo xigashada uu TV-ga sameeyay ay tahay mid la aamini karo.

Dhanka kale Wabsite-ka Idaacada Dowladda Qaranka oo Jawab dag dag ah ka bixineeysay Warka Mucaaradku tabiyay ayaa waxa ay Warbixinta jawabta cinwaan uga dhigeen” Zanawi wuu Nool yahay, Warka dhimashadiisa waa been cad”.

Ugu dambeyntiina Warbaahin madax bannaan oo xaqiijin kartaahi inuu Males Zanawi nool yahay ama dhintay ma jirto lakin waxaa la wada ogyahay in xanuunkii uu Yurub u aaday ay wax walbo ka imaan karaan.

Warqaad.com-Addis Office

36 Responses to DAAWO: Idaacadda Mucaaradka Itoobiya oo xaqiisay in Males Zanawi uu geeriyooday maalmo ka hor

  1. Sharaf says:

    Ilohow madhintoo gaalkaan galka ah amiin dhaha asxabeeey

  2. Abdalle adan says:

    Dagaal xalay kadhacy magalada ceel cali ayaa waxa lashegayaa in uu kugeriyoday saraakiil sare oo katirsan cidanka itoobiya dagaalkan oo udhaxeeyay shabaab iyo cidanka itoobiyo oo kasoo kacitimay magaalada beled weyne

  3. Ali says:

    K.k.k. Dad badan amarkaga lagu dilay hadan dhiman udhaxe nolo iyo sakarat insha’allah.

  4. mohamed dhaqane xasan farah says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk qeyr waaye hadii dhimashada zanawi wanu soo dhaweyneynaa dhimashada zanawi baqti yahuudyow

  5. Abuu rubeyr says:

    Hadow bakhtiyay jahanamo kuwaar dhe gaalka umada muslimka ah dhibay

  6. Jana gale says:

    Naarta Jahanamo ayuu xaabo unoqon isn shalaah

  7. Muscab says:

    Ha baqtiyo baqtigan oo dhiway dadka islaamka ku nool soomaaliya

  8. Axmedyarex2@hotmail.com says:

    Baqti illahey hakugu fogeya nartii jahanama walen somlia wax wu kuhay nar galahas

  9. Bakar says says:

    Waa sax geereda is kadaa waa qarintii aaliyar sharonkii yahuda malezna waa sidas ookale geridisii ayaa la qariyay muslimiiney la warega xelka idinka ayuu idin sugaa?

  10. hilaac says:

    Dhimo balaye qawe

  11. Cfatah faragab says:

    Alahu akbar alahu akbar wanku farxay markan maqlay baqtiga meles lakin waxan ku si farxi laha markey run naqato lakin waxan umalena in la arko kuwo somali ku sheg ah oo tacsi udirayo

  12. Cali says:

    War kani wu bakhtiyay e dadka ladagalamow dagalkina wada

  13. Qalinle says:

    Malez dhinte ethoipia maxa udambeya

  14. Xabib says:

    Bakhtiga bax dheh,kuwan agoonta ah ee xooga lagu keenay kolayto way kala cararayaan,muslimiinta itoobiyana way kacayaan insha alah

  15. Yaxye yare says:

    Ilaahow Gaalkan dil naarta kuwarahan musliminta dhibay ilaahayow arladada ogaraxe amin amin

  16. Musanbik says:

    Asc dhaman musliminta kadib waxan salama dhaman shaqal war qad.com o ah webesed ad u tagero hambalyo musliminta garahan somali malez wageriyoday wana baqtiyay wana uray ilahow dil ha socelin imasa muslim ayudilay o xiray alahu akbar ilahow adaweyn melez xanunka kudhb o aso adun joga tusi narta melez wixi ku tagero somali sida asakada kansar ha udhintan dhaman galada

  17. Musanbik says:

    Muslinta dhaman ilah tuga malez wa uray

  18. adan says:

    walala ad &aad ayaaad u mahadsan tahind dhaman webka warqaad sida shaarfta leh ee u la soctaa bakhtiga gaalkan dhiba ka u weyn ku hayn waadnka soomali iyo isamicka

  19. Cabdi bile in south africa says:

    Waa baqtiyay manas sanaawi war iiga fiican majiro waa cadowga muslimka qaasantay somaliya hadii ay run noqoto in uu geeriyoday manis wadanka somalia faragelinta ethiopia way ka yaraanaysaa mar allahu akbar

  20. Xasan says:

    Ilahay naarta haku fogeyo gaalka islaamkana alaha guleyo amin amiin

  21. mohamed sheeq says:

    Waaaa farxad dhimashada zeeenaaawi naaarta jaxiiima alle haka abaaal mariyo

  22. Saalim al somaali in ali sheg says:

    Wlhi saaka ayaan maqlay aad ayaan uqu farxay bakhtiqiisa islaamka soomliyeed aad ayey u dareemi doonaan neecaaw lkn muslimiinta kinya ayaa laqa suqayaa in ay kacadoon ayaan uqu baaqeynaa in ay iska dula qaadan taliskaan gaalada ah hadaanu nahay uruka all mujaahidiin ifriiqiyaa

  23. Geediga says:

    Aamin allow run ka dhig baqtigiisa allow iga aqbal wan soomanahay aamin aamin aamin

  24. Said says:

    Alah haqabto ohabaqtiyo insha alah shaydan

  25. Ibnu malim farah says:

    Wansodhaweynayaa bakhtiga malas wuxugeystakahoreye

  26. Maxamed cabdullahi axmad says:

    Farxad uso hoyatay islamka caalamka gar ahan somaliya MALEZ wuu baqtiyay aniga markan maqlay wan farxay allah aya ku mahad san qofki utacsiyeya waa mujrim isago kale bal waa ka daran yahay galnimadisa yusan shaki kagalin islanimada waa qali away dadki illahey wafajiyay jihadka dalka adinka ayuu idin sugaya diin iyo dadnimo iyo shacabka kudhaqanka sharecada islamka (WABILAHI TOWFIQ)

  27. Mohamud says:

    Bakhti oo jahanamo ku waar rabiyan kuu bariye kubo kuwa ku taageersana ha gubtaano amin amin amin

  28. dal xoreye says:

    Rabi run. Hanoga. Dhigo ogadenia. Rabi hanoo xoreeyo.

  29. shabaab naceeb says:

    Males.madhimanin.waana.aabihii.umada.ethiopia.waxa.yidhi.wuu.dhintay.iyo.qanijat.ba.waa.wax.uray.hana.ogaadaan.qanijat.inaysan.wadan.waligood.xukumidoonin.inta.ihadhig.jirto. Hana.ogaadaan.Hadii.males.dhinto.ihadhig.madhimatay.fakin.mucaarad.

  30. c/salaan says:

    Amxaarkan amxaar kalaa badalaya. Marka maxaa laga farxi dhimashadiisa? Ma midka badali doona ayaa kafiicnaan doona? waa maya.

  31. shaakir says:

    allaw naarta jahanamo gaalkan dad badan uu muslimin ah wuu dhibey illaw naarta xaabo uga dhig gaalkan kiristan

  32. Siciid macruuf says:

    Waa diyaar waa Farxad iyo reyn reyn usoo hooyatay somalida oo dhan Nacalla abuug dheh waxaan dhihi lahaa mucaaradka kuwa kale ee xilka haayo kamacsiyeesta kii weynaa wuu dhintay

  33. Maxmud says:

    Gaalkaan waa uu dhintey gaaladoo dhana waxeey rabeen ineey qariyaan laakin baqti maqarsoomayo gaalada aduunka ayuu uqaabilsanaa afrika afrikana hada islaamka ayey gacanta oogu jirtaa ilaah ayaa naga qabtey kii utacsiyeeyana waxuu kamid yahay gaalada qarineysey baqtigiisa oo kanaxdey

  34. Mahamedul amiin says:

    Males zenawi wa dofar muslimka lo so diray in u awodisa yahuded ku mamulo musliminta lakin dhintaye ILAAH haka warabiyo jahanamo.

  35. ilhaan says:

    asc dhammaan umadda somaliyed waa farxad so u hoyatay dadka somaliyed haddey wax gartaan cadawgoodii alle aya ka qabtay islaamka kale waxan alle uga baryaa in uu kufaarta ka qabto Malez NAARTA JAXIIMO ALLA KU FOGEEYO KII SOMALI AHNA EE U TACSIYEYNAYO ALLAHA KA AFQABTO HADDUU ISLAAM SAX AH YAHAY HADDUUNANA AHAYNNA MEESHU ASIGA MARAY ALLAHA MARIYO

  36. Cabdi amore says:

    Wayab somaliyey maxad kafarxaysan horey iyo diba cid wax idin yeshay majirto wixi la idin ka arko aya la idin la iman mar kasta iyo xili kasta midakale waxan u arka inad ahayden marki horaba dad an jirin war hadu malase dhintay iyo hadu nol yahayba marwalba ed dayn maysan e isku daya inad midowdan marka cid wax idin kaqadaysa majiri donto cawa hadu galkale dhintana mina dabaldag ten calashan ubama

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII