Maamulka dowlada KMG ee gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in ay weerar xoogan mar kale ku qaadi doonaan magaaladda Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Kadib markii gaadiid Tikniko ah oo dhan 12 ay weerar ku galeen magaaladda Matabaan ayaa waxaa ka dhashay dagaalkaas dhimasho iyo dhaawac xoogan.
Maxamed Yuusuf Diiriye oo sheegay in uu yahay madaxa amaanka dowlada ee degmada Matabaan ayaa shaaciyay in ciidamadooda aysan qasaaro kasoo gaarin dagaalkii ka dhacay Matabaan.
“Degmada waxaa galay gaadiid dagaal oo galbinaya gudoomiyaha cusub, kadib weerar ayaa inooga yimid ciidamadii Ahlu Sunna Waljamaaca kadibna waan iska difaacnay”ayuu sheegay Maxamed Yuusuf Diiriye.
Waxaa uu sheegay Sargaalkan in ay ku laaban doonaan Matabaan oo aysan ogolaan doonin in maamul aan ahayn kooda uu halkaas ka taliyo.
Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Waan ku taageersanahay dowlada saaxib masuulsare awalba adaa lahay mataban xawaadle hataageeran masuulsare noolow
Ma qabiilaa looguduula misa maamul ahaan mafahmin sheekada madama aytahay matabaan dagma katirsan G.hiiraan wasax in uukataliyaa mamulka hiiraan waxa yaanleysku qasin walalayaal.
Kkkk ader waxa weye xawadle bantisa la dadiyay inader iminka haysku dalin mataban weligedba ceydhba dagi jiray shalayna 13 laga dilay iminka diyarbey u yhin iney iska difacan cadowga
Yadagan
kkkkkk arkan day he qabybladaystaha ah dad miyaa iska dhici karaan yaan baladweyne la idinka qabsan matabaan inta u ordaysiin ree galgaduud kuma dhacdiine armaa meel joogtaan dadyahow
Ismalure Nacas Ayaad Tahay, Xag Taariikh Iyo Xag Aqoonba Ka Liita, Dhacdadii Shabeelaha Hoose Aan Kugu Ceersan Jirnay In Dib Lagugu Celiyo Ayad Rabtaa, Cayrka Aad Sheegeysid Waa Under Xawaadle, Matabaana Waa Dhul Xawaadle Dhinacadana Xawadle Ayaa Kaaga Hareereysan, Cayr Waa Jufo Yar Orod Oo Sacad Iyo Saleemaan Soo Kaxeyso Beel Weyn Uma Taag Heli Kartiine
K.k.k.k ardaya xawadle qooqisa habargidir maku dhacda waxa ku roon inad salka dhulka dhigato hadi kale hiran dhan laga sara
Kkkkkkkkk qabyaladey nacala kugu taal
Ceyr iyo xawadle iyo sufi iyo moryan kuli delete cml matapan ogaden aa qapsana kkk
Masuul sare wucuu ugu talo galey in samotalis tuso in ahlusuna habargidir conspiracy tahey oo ogoleen in dhulkooda ciidan hawaadle galo. Wucuu mideeyay hiiran matabaana aa soo haroon doontaa soon.