Kadib markii ay soo baxday in Rag odayaal ah ay rashin ku dhex cunaan xarunta shirka ee Muqdisho xili lagu jiro Bisha Barakacaysan ee Ramadaan ayaa waxaa arintaas kahadlay Culumadda Soomaaliyeed.
Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah Culumadda Soomaaliyeed ahna Gudoomiye kuxigeenka Hay”ada Culumadda Soomaaliyeed ayaa mid aad ufool xun ku tilmaamay in dad waa weyn ay cunteeyaan xili bil ramadaan lagu jiro.
Waxaa uu sheegay in hadii dadkaas ay yihiin dad xanuusan xitaa aysan xaq ulahayn in meel banaan ah uu cuno lasoo istaago waliba iyadoo ay la joogaan Dad Soomaan.
Sh Nuur Baaruud Gurxan ayaa ku tilmaamay ficilkaas mid aan meelna kasoo gelin shareecada Islaamka loogana baahan yahay cida ku dhaqaaqday in ay alla kacabsi samayso oo ay toobad keento.
Waxaa lasoo sheegayaa in ergada shirka Ansixinta dastuurka qabyada ah ay ku jiraan dad aad ubadan oo rag iyo Haween Masoomayaal ah iyadoona dowlada KMG ay raashinka ukeento.
Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Yahuuuuu
Xisbunallah alle hasohanuniyo jahiladan
K.k.k.k.k somaliyey wax ila arka dadki lagu shegaye waxbey ansixiyan wa ayaga ansomen war meshan waxkama so socdane somaliyey ka bananbaxa dasturkan iyo kuwa ansixinaya ee masomayasha ah
Inalilaah wa ina ileehi raajocoon
Inaa lilaahi wa ina ileyhi rajicun odayaal aan soomeynin subxanalah ilaahow so hanuuni waliba ayagoo saxiixaya dastuur gaaleed o sharciga islamka khilafsan
Kkkkk kan isleh wax sax isgaaba u ogol in ay ay ansixin karan dastuur ilxaadi ama baadil ah masooma yaashan ama murtadintan meshan lagu aruuriyay kana indholaha ah ee la leyahay culimo ma ahan culimo ee waa maliibane lagu libaanay ee asiga waxan ugu nasexen lahaa isaga tag ictisamka ridoobay ad kamidtaha warkagana waa wax kama jiran afkaaga u raaya
kakakakaka layaab maleh..,… Wa iska caadi waayo waa cabtooy intooda badan ramadan in ay tahay shaki ayee ka qabaan ama wa qabqabyal awadkooda masomin
Bismilah alxamdu lilah wasalatu wasalamu cala rasuli lah ama bacdu walal yal dadkan waxey ku dhacen kabair waweyn hada iyo mar horaba waxey ku dhacen al xuku biqeyri ma anzalalahu & galnima cad adinkana waxadkahadleysan ramadan la afuray sheekh dadka ha ushega waxyabaha islamka buriya sida weysadaba aay burta war dadod ale kabaqa oo ilaliya dintina wadada rasukanaraca scwm warmanta galada aya so islamaysa somalidina dinti ahey kacxeysa wa caksi
shariifka maxaa uu asaga soonkiisu tarayaa haduu raashiin karasan afka ugalinayo masooma yaal
awalba kuwaas caadi ma ahayn ayaka iyo waxey an saxinaayaanba ayaka sharecada kudhaqmeyn markasa laga sugaa iney wax fcn layimaadan ayaka iyo dastuurkoda ale hana dhaafsho
Walcayaadu billaah wallee geerina mafoga
Inaa lilah wa inaa ilahi rajicuun
Balaya alaha idinkurido dheh masomayasha c afimadka qabo
Asc. Ilahow kuwan mamul hanogu dhibin mamul.kuwan lagama sugaya wanag an ka ahayn in ay noo dajiyan dasturka malas oo ah in laga saro dasturka .{dartur wa ki Allah} lacnatulahi calal murtadin.
Ale ni qarib
Ilaah kabaqa oo sooma midakale masoomayaal tastuurka loo dhiibay maxan kasugnaa wa diin la aan allow sohanuni aamin
Dadkaas horey ayaay uga baxen diinta islaamka waxaay asixinayen waa dastuur diinteena ka soo horjedo kuley in aay cunteyaan wax udiiyayo malahan
Ahlan waba wax ay soo an saxiyane ayaaa anasa xid ubahan, ruxey udhawadan haqabeysto odayashas iyo hawenkas.by muscab
Lkn waxa is weydin mudan shekha waxu ka hadlay soonka lkn kama hadlin dastuurka maxa sababay waa su.aal
Asc in ala ninkii ka taga soonka waa gaal diinta islaam ugu jiro malahan nin kaan sh.nuur baaruud la yirahdo adeer waxba ha nesteexenin kow ayagoo dastuur gaal ansaxinaayen hadna wax ku darsaden wlh murtadiin cad asc
Sidaas kuwada shabaab waa in ka danbeyaane haduunan rabi baabi in
Waa dadaan ilaaah ka cabsaneyn inaa liaaaaah
Aan ku soo noqdee hadii odayashi saan yihiin maxaad modaa xildhiban qorbo jog ah eebow nabadbadi
War waxey ansixinayan sharci galo emaxad ula yabeysan in anay somin nin sharci galo rabo soon maxa kagalay
Tola ay arya raashinka igu dhiiba aan usumeye wa runtod ha cunaan baaruud gurxan ada rali kanaqday wa hore maxad hada ka hadli soonku wuxu waajib kuyahay qof wlba o muslima lkn kuwaan wa ridoween mrka wa ogyhiin inan soon & sld midna laga caqbaleynin iska cuna goor dhow hadu rbi idmo wad ku dhamaan doontaan insha allahu tacla
MAdaama ay tahy bil ramadaan iyo Mar walbaba waxaan idinka codsaneynaa inaa runta abaartan bahda warqaad hadii ay ku jiraan tiro yar lakin AA dhahdaan badankood waa danbi cadiim ah marka shaqada iyo ale kacabsiga kuwo xariir wanaagsan Leh halaga dhigo insha Allah!
Ilahay ka cabsada kuwa cunaya & kuwa u keenaayaba
Waa wax laga noxo waxaana murugo mudan dadkaas tastuurka eey ansixinaayaan waxa uu noqon doono ilaaheey hasoo hanuuniyo dadkaas
Wayaab daweyn ona someynin ilahban kamagangaley olmada somaliyed waa iney u cadeyan ineytahay galnamo
Nin xukun dajiye ah maxu ka soomaa
Nin kan somin warkiisa waa cad yahay lakin wxn layabay kan leh wan somanahay misana caaynaya sheeq Caalim ah la yaqaan shalayna uu dhihi jiray waa Caalim lakin mantta marku xaqdarada arkay ayad isagana gaal dhahayna kolay waxan Shabab kula talina inay iyaga iyo kuwa kale ee masoomayalka ah ba ama dastuur ansixi ama shabab iyo sheq iska dhig ee musqusha biyo kacab kolay waxba ismadhan tan shabab ka. Kantowxiidka soo qor tay isaga xitaa masomna waa mujrim caadi ah la yaqaaan
Waar kaan ceenayaa umadaa meesha jogta war nagaa xishoda dadka waxa kuu jiraa dad jiraan iyo dad dawaa qadanay markaa mawaxaa d dhaheesaan yan la siin cuuna qofkii kas uga taga alaah kula xisaabtamaya
dadka way wada waa sheen waxaad ka hadleysaan hal tiir bur burintiisa kuwa halkaan lagu soo uruuriyay waxay bur buriyeen hadana ay ugu uruursan yihiin hoolka inay tiirirka islaamka oo idil bur buriyaan soon way ka ween tahay arinta kitaabki alle ayaa la diiday soon kulahaaa!!!!!
waa arrin la yaab leh sheekhaan waxa uu kahadlaayo iyo dadka uu kala hadlaayo iyo xaqiiqada jirta sida ey tahay waa kaaf iyo kala dheeri !!
Dad iyaguba waa hore insilaakhay oo diinba aan fara ku heyn oo gaalo waxooda cadeystay ah ayuu wuxu kala hadlayaa wey soomi waayeen !!!
Sheekhow diinta sida ey kula muhiimsantahay dadka ugu sheeg hadaadba wax dheertahay, maxaa yeelay dad towxiidkii kamaqanyahay iyo عبادة الله وحده بلا شريك dad shardigaas aan laga helin oo iyaguba sheeganaya ilaahnimo , darajadaas isku gaarsiinaya iney biniaadamkii ilaahey abuuurtay iyagu ey xeer,dastuur iyo sharci u dajiyaan dad heerkaas is gaarsiiyay oo waa hore gaaloobay ayaad waxaad kala hadleysaa hasoomo.
waa adigoo meles zenawi ku ceebeynaya oo kale inuu soomi waayay.
waa arrin caqli yari weyn ah oo kadhalatay faham li`ida diinta ey kaqabaan kuwa culumada sheeganaya oo iyaguba in towxiidka iyo shahaadateynka labaro mudan..
Soomaali waa dhibbantahay haddii culumo ku sheegoodiina ey faham halkaas fariisteen , hoggaamiyayaashoodiina shareeco dastuur mahiiga keenay kadhigteen,, ……. لكن لا تزال طائفة من العصابة المحمدية على الحقّ ظاهرين
Shiikha hada hadlaya sow ma ahan ninkii yiri dowlada shariif waa dowlad islaami ah marka hore asaga Alah ha u towbad keeno raggan dastuurka ansixinaya diin waxba kama oga asagaa u fatwoodey in ay gaalada raaceen. Tan kale soon intaan lagala hadlin haloo sheego dastuurka mahiga qofkii qaata waa gaal.
Marka hore ba gaalo ayaan wax udisanay marka sanado ka bacdi dowlad aan helno waan daldali doonaa dhamaan qaswadeenada culimo iyo caamo insha allah
Cali mahad sanid.
Ninkaan Nuur Baaruud Gurxan la baxay, Wuxuu Doonayaa inuu Dadka Caamada ah Hurdisiiyo…Maxaa yeelay Dad meel iskugu yimid si ay Sharci Sheydaan u dajiyaan ayuu leeyahay maxaad u soomi weyseen?, Nin markiisi horeba ALLAH u shariikyeelay ayuu ku leeyahay maad soontid!!!…Taas waa anigoo Mahiga ku iri “War Ninyahow iska Soon” Kuwaan oo kale Qoomki ay Culumo u noqdeen ayaa khasaaray, Subxan-Allah…war dadku miyeysan ALLAH ka xishooneyn?…Nas’alullaahal-caafiyah fi-ddaareyn.
A c s acadana allahu minaa k.k.k.k. Allow so hanuuni hada dadkas waxay no hayan masuliyad,k.k.k.k.
Wann idin salsamay waxan u arkaah inaan loban dhigo sharecada islaamka hadaysan ahay dadcududaar le sida safar ama xanuun waaa ubanaan.tahay inay afuraan hadii.kale ale hakabaqeen hasomeen dadkaas waxaan udigay naah kuwa kutilmamayah gaalo waayo diinta islaamka waxay qabtaah qofkii kutilmaama qof aan gaal ahay in asagu gaal yahay mihiinga somaali way ogaatay sirqool kaadii shariifna waa weelkaadii
Kkkkkkk muusiksda halaysla cayaaro wiilasha iyo gabdhaha laakiin yey iswasin macnaha yey is fuulfuulin nimanka iyo naagaha hadaba sh baaruud hadalkisa waa sidaa!
Asc aqyarta run ahanti taasi foolxumo iyo ceeb ayey uso jiiday umada somaliyed lkn waxan kacodsanaya umada warertay ineysan kudayan ee ALLE ubaryan inu jidka tosan kuso duwo dowlad nadab isracsan lehna ALLAHA nasiiyo tastur dhib maleh wala badalikara wixi ay qalden wana labadalaya insha allah inti ficana walagu dhaqmaya wabilahi towfiiq
DastuurKay kujirtaa qofkii rabaahasoomo kiirabaahayskadhaafo waadimiqoraadiyad inaanlayaabnaa waxayka kadhigantahay ninbaa naaguukadhilaysanjiray lafiicnaatay dabeedna wuuguursaday arooskii oolagujiro ayay nimankalekaraacday wuucadhooday waxaykutidhi waaiska caadi arimahasoomaaliya waaiskacaadi