Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO; Cabdi Kheybdiid oo sheegay in doorashada Galmudug ay dhacayso Arbacada soo aadan isagana uu musharax yahay

Cabdi Xasan Cawaale Kheybdiid Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa olole siyaasadeed ka wada magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Maamulka Mudug.

Siyaasigan ayaa sheegay in ay sida ugu dhaqsiyada badan ay qaban doonaan doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug State, maadaama uu dhamaaday waqtiga Maamulka Madaxweyne Caalin sida uu hadalka udhigay.

Riix Halkan si aad udhagaysato

Waraysi uu bixiyay Cabdi Xasan CAwaale Kheybdiid ayaa sheegay in arbacada soo aadan ay dhacayso doorashada, lana soo dhameeyay doorashadii xildhibaanadda.

Sidoo kale Cabdi Xasan ayaa sheegay in isaga uu yahay musharax madaxweynanimo ee Maamulka Galmudug State, hadii la doortana uu wx badan qaban doono.

Hadalka Cabdi Xasan CAwaale Kheybdiid ayaa kusoo aadaya xili madaxweyne Caalin uu ka digay doorasho uu ku sheegay in lagu bur burinayo maamulkiisa.

Warqaad.com
Kala soco Wararkii soo Kordha Insha Allah Warqaad.com

3 Responses to DHAGAYSO; Cabdi Kheybdiid oo sheegay in doorashada Galmudug ay dhacayso Arbacada soo aadan isagana uu musharax yahay

  1. galmudug says:

    Waan soo dhaweyneynaa doorosho si wanaagsan ku dhacada

  2. Seyful cadli says:

    Tuug bidar weyn

  3. Cabdi cade honest says:

    Waxaan leeyahay nabada ka shaqeeya oo wadanka u shaqeeya waa meel kheyraad badan ka buuxee oo si cadaalad ah isku doorta okeeeeeeey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII