Gudiga Ciyaaraha olompikada Soomaaliya ayaa xili hore shaaciyay in orodyahanka Soomaaliyeed ee Cabdi Bile Cabdi uu kor uqaadi doono calanka Soomaaliya xiliga furitaanka Olompikada aduunka ee London lagu qabtay.
Hase ahaatee habeenkii furitaanka ayaa waxaa calanka Soomaaliya sida Zamzam oo ah gabadha Soomaaliya ciyaaraha kaga qeyb galaysa.
Su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah sababihii keenay in Cabdi bile Cabdi laga badalo qaadista Calanka Soomaaliya.
Waraysi uu bixiyay ayaa waxaa uu ku faah faahiyay sababahaas isagoo sheegay in mar kasta uu Soomaaliya urajaynayo natiijo wanaagsan.
Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Allow halyeygan horumar.he led somalia in the olympics number of times nd make showed the world blue flag indicating that there z acountry called somalia located io horn of africa
insha allah somalia will be no 1
Insha alah somaliya wil wil be no 1 and also let our flag be alwayz up
Walaahay waa muwaadin soomalinimo jecel lkn dhib malex haduu qaado iyo hadii kale
This is first time that i see somali olampico and somalia it will be win if allah said
walee waa caaqil sharaftisa ilaashanayo shariftisha waana reer magaal wana ku tbgeersahay