Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Al-Shabaab oo sheegtay dilka askar badan iyo gubida gaadiid dagaal

Afhayeenka dhanka howlgaladda kooxda Shabaab Sh C.Casiis Abuu Muscab ayaa shaaca ka qaaday in askar badan ay ku dileen dagaalo ka kala dhacay goboladda Gedo, Jubooyinka iyo Bay.

Abuu Muscab ayaa sheegay in weerar ka dhacay deegaanka Qooqaani ay ku gubeen ilaa sedex gaadiidka dagaalka Kenya ah halka ciidamo badan oo dowlada KMG iyo kuwa Kenyan ah ay dileen.

Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Abuu Muscab

Sidoo kale Waxaa uu sheegay in weerar ka dhacay duleedka Magaaladda Garbaharey ee xarunta gobolka Gedo ay ku laayeen askar katirsan ciidamada dowlada.

Afhayeenka dhanka Howlgaladda Kooxda Shabaab ayaa dhanka kale sheegtay in askar badan oo Itoobiyaan iyo Soomaali ah ay ku dileen deegaano ku dhow Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Warqaad.com
Xulka Wararka Oo Dhan
Email: Warqaad@hotmail.co.uk

6 Responses to DHAGAYSO: Al-Shabaab oo sheegtay dilka askar badan iyo gubida gaadiid dagaal

  1. Towxiid says:

    Warqaad iska jira mujahidinta markad war ka qoreysa adinko ilaalinaya akhlaaqda ka daaya koox ee waxa dhahdan xshm ama jayshul cusrati fi somal wan ogahay in aad murtadin tihin in sha’allah waxad ku halagsameysan gacanta mujahidinta warqaad

  2. Husenabdiahmad10@hotmail.com says:

    Beenala beenta isaka da wayogarbaharey anaiga ayajogo waxaddishen malaha e waxadgubtena malaha e ramadanka benta iskada

  3. wiil absame sey says:

    kkkkkkkkkkkkkkkk beenta al shabaab Waxaa soo afjaray waa sh ahmed islaaam Wilka absame Mashaa alaaah been miyaa wax lagu tari Heee Kkkkkkkkkkk

  4. Maxamed hilowle maxamed says:

    Al shabaab waxaan idiin leeyahay allaah wuxuu yiri : walaa tahinuu walaa taxzanuu wacan tumul ca’loona inkuntum mu miniin

  5. A/rahaman says:

    aniga waxaan leeyahay bisha barakeysan oo aan kujirno aan kafaaideysano qof walbana waxaa kahoreya QIYAAMO

  6. Xamza says:

    Maasha’ALLAH mujahidinta wey guleysten hadane ALLAH ha siyo guul midaan mid ka weyn insha’ALLAH

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII