Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Muuqaal: Lamaanayaal Indhoolayaal ah oo ku aqalgalay Hargaysa

Cabdifitaax Maxamed Yuusuf iyo Hoodo Maxamed Deegaan oo ah Lamaane dhinaca Lixaadka indhaha la ayaa ku aqal galay magaalada Haargeysa ee xarunta Somaliland, waxaana kasoo qebgalay munaasabada arooskooda Boqalaal dadweyne oo xiiseynayay.

Arooskan oo noqday mid Taariikhi ah, waxaana dadkii kasoo qeybgalay ay sheegeen in uu ahaa arooskii ugu cajiibsanaa ee ka dhaca Hargeysa.

Riix Halkan Si Aad Muuqaal ahaan ugu Daawato Arooska

Hooda Maxamed Deegaan oo ka hadlaysay dareenkeeda ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay aqalgalka gacaliyaheeda, isla markaana caashaqooda uu ku yimid dareenka bulshada caadiga ah mid la mid ah.

“Waxaan isku baranay anagoo midba qof wado ayaa is jiirnay, dabadeedna, walaal waa indha la ahay ee raali ahow iyo walaal ana sidoo kale raali ahow, sidaas ayaa isku baranay” ayuu yiri Cabdifitaax Maxamed Yuusuf isagoo sheegay in markaasi uu dareemayay dhibaato iyadana sidoo kale dhibaato la mid ah ay dareemeysay.

Hoodo waxay sheegtay in mudo Hal sano ah ay wada socdeen, sheekadoodana ay soo gabagabowday 28-ka bishan oo ay ku aqal galeen magaalada Hargeysa. Dadweynihii kasoo qeybgalay ayaa aad ugu farxay aqalgalkan, waxayna ugu duceeyeen in nuurka indhahooda illaahey dib ugu soo celiyo.

Waa guurkii ugu yaabka badnaa ee ka dhaca guud ahaan dalka Soomaaliya, horayna qisadan oo kale uguma dhicin dalka Soomaaliya.

27 Responses to Daawo Muuqaal: Lamaanayaal Indhoolayaal ah oo ku aqalgalay Hargaysa

  1. mohamed dhaqane xasan farah says:

    Mansha allah waa ariin fican allaha idiin dhaqo

  2. DNA says:

    acw kolleey waaa aduunyoo wax cusub kama dhamaadaan, marka dhan laga eegana waa arin farxzad iyo horumar leh oo dhiiragalin u ah dhalinyaradda kale ee Indhoolayaasha ah,

  3. Cabdala says:

    Allaha isku maceyo

  4. Burhan says:

    Mansha Allah wa arin wangsan runti

  5. Siciid farah says:

    Mansha allah

    wa arin lagu farxo wayo dad walalehen ah o lixadkoodu dhiman yahay marka illaahey hasiyo awlaad kheyr qabta

  6. nuurdiin says:

    masha allah calafku waa cajiib farxad ku nolaada

  7. dr.shaakir says:

    allaha kala siiyo ubad khayr qaba oo mustaqbalka indho u noqda waalidkood maadaama ay indho la,yihiin labaduba ayagana waxaan leenahay noqda ku wii isku dulqaata oo dulqaad abadan sameeya maadaama aad tihiin camoolayaal guurkuna ubaahanyahay dulqaad ,,,,,
    aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnn

  8. Gaashan says:

    Walahay waa sheeko yaableh illaahay waxaan uga baryaynaa inuu siiyo ubad khayr qaba oo u adeega lamaanahaa kumidowy nolashana farxad ku waara ayaan leenahay

  9. Husenabdiahmad10@hotmail.com says:

    Alawa awodain u usoce liyo indaha nuurkoda

  10. Gaashaan says:

    Sxb waxay dhacday tano kale 1996 oo ay ka dhacday magalada jigjiga laakin wa meel aan saxafad lahayn ilaa iyo hadana aan loo ogalayn waxayna kala ahayen mukhtar med werar iyo hibaq lakin ma dhafin karo magaceda wayo wilka isaga qaraban ahayn

  11. Fahma says:

    Masha alah alahayow u so celi lamanayashan indhaha nurkoda guurkina guur qeyr.

  12. Zaidul khair says:

    Mansha’ALAH laken hawenki markey wada sexanayan ya ma qof aya lajogi wayo ismar arki karane

  13. faysal says:

    Maansha allaaah waa guur faraxad u aha dhamaan umada musliminta ah ee soomaaliyeed waa guur ruux kastoo damiirle uu ku farxikaro guuri khayrqaba alle ha ka dhigo ilahay ha siiyo awlaad khayr qabta amiiin amiiin

  14. wiil absame sey says:

    Mashaa alaah waa arin aad Iyo aad loogu farxo oo ku dayasho wcn Walaahi bilaahi talaahi Waxaana leeyay Ilaahay ha din siiyo Waxaad u baahan tahiiin Iyo Waxaad adduunka ku kale arki lahaydeen Balse mar bal aad xajka Waana arin fiirin Waadna ducaysan tahiiin mshaa alaah

  15. Kamaludin says:

    Mansha allah ilaahey ha idin xifdiyo labadiinabo

  16. C/wali says:

    Masha allah lakin sow ma ogidin in aanay xagakale curyan ka ahayn

  17. A.rizack_gedi says:

    Ilahay qolyahay walwalane calaf ha iskugu daro

  18. wiil sade says:

    maanshaa ALLAAH waxaan illaah aga barayayaa inuu indhahoodii usoo celiya labadaani qof.Aan uduceyna dhammaanteena waa bil barakeysan waana nagala aqbalayaa
    INSHA ALLAAH

  19. Mohamed wadani says:

    maansha alaah maansha alaah ilahay awlaad dalkoda dadkoda iyo walidkoofba anfaca hakala siiyo waa arin cajiib ah calafku waa cajiib farxad ku noolaada

  20. shabaab naceeb says:

    Masha.alah.bash.bash.iyo.barwaaqo.wiil.iyo.caano.gabadh.iyo.caano.alaha.idin.siiyo

  21. yacni says:

    asc marka horey tan 2 waxan ka oranaya ariinkan arag tideyda labada qofood inu mid indho lahada aya wac need lakala wedaariyo mahan hadal keyga inu indhool ka guur sankarin yes wuu gursan kara lakin laba qofood aan wax arag nolashu aad beey ugu adag tahay dhinac kasta waxey ubahan yahin darleey qaas ah hadeey wax dhalan xitaa ubadkii xananadisi iyo rer ka dhaqidisa aaad bey ugu ad kaan ee umada somaliyeed arooska cusub ka dhiibta waxad awooda oo gar gaar ah cawinad aan lasoo kobi karin ayee raban lamanahan dhinac kas ta

  22. Xasan nasrllah says:

    Maashaa allah allah isku dhaqo walaalahaas is caanshaqay uwad qeer babana allah siiyo diinta wax u tara ayaguna wax utara

  23. Caarif says:

    Awalan allah aya mahadi dhaman isugnatay
    Ka gadan ad ayan ofu faraxsanahay wana arin kudayasha mudan waxana leyahay barakumulahu lakum wabaraka calaykuma wajamacakuma bil khayr allahna awlad khayr qabtahi ha idn siyo ameeeeeeeeeeeeeeeeen

  24. Cise c.casis says:

    Wa arin wangasan

  25. Ifkabile says:

    Masha Allah. Disability is not inability.

  26. naciima says:

    maasha.alaah waa alle mahadiis waxan idinku duceyna alaha idin siyo ubad qeyr qabo aamiin

  27. khadar says:

    masha allah waan kufaraxsanahay ilah nuurka hausoceliya hana iskudhaqa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII