Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ashley Cole oo laga yaabo inuu ku biiro Kooxda K/Cagta Manchester United

Difaaca Garabka bidix ee xulka England iyo Kooxda Blueska Chelsea Ashley Cole ayaa lala xiriirinayaa inuu ku biiro kooxda Man United taasi oo maanta sheegtay  inay quudareyneyso laacibkaasi.

Warbixin caawa la daabacay ayaa lagu sheegay inta uusan xirmin ay suura gal tahay in Red Devils-ku la wareegaan Ashley Cole.

Xidiggaan hore ugu soo ciyaaray Gunnerska Arsenal ayaa muddo kusugnaa Stamford bridge mana jirto cadad lacageed oo laso bandhigay ay Man united ku dooneyso inay kula wareegto Ashley Cole.

Ilaa iyo iminka ma jirto wax war ah oo kasoo baxay xidigga Chelsea Cole kaasi oo kaga hadlayo mustaqbalkiisa ciyaareed halka uu ku dambeyn doono.

Xasan Cabdullaahi

Qeybta Sportiga Warqaad

Muqdisho-Somalia

7 Responses to Ashley Cole oo laga yaabo inuu ku biiro Kooxda K/Cagta Manchester United

  1. Abuutiroka says:

    Cole hadi ad rabto ciyar wacn imw man utd

  2. Binu says:

    Wu ficanyahay haimado wanin qibrad leh

  3. Mudu yare says:

    Surtagal ma’aho inuu cole aado man u wayo walacib ay chealsea ubahantahay mana uqalmo inuu man u kadhelo

  4. Khadar bib says:

    Hada ka takto chelsea nolashada wey udhamatay hada rabto bos jogto ah iska ka jog blue hadi kale evra aya ka sukeysa half time

  5. Romio says:

    Sir alx wuu washey ma wuxu rabaa in layelo sidii qadaafi cml riyo ayu kujiraa

  6. Ugas yare says:

    Haimado cole sababto ah majiran ciro kale olaciyaro cole well come with open hands

  7. Ibraahin says:

    Waaxidig jira waa ufarsad hadii uu aado man und sharaf bay utahay ashli cool magacna wuukaheli

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII