War Dag Dag ayaa goordhow naga soo gaarayya magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in inta badan Dagaalyahannadii AL Shabaab ee degmadaasi ay isaga baxeen.
Ciidamada xarakada AL Shabaab ee ku sugnaa magaalada Jowhar ayaa waxa ay isaga carareen degmada Jowhar, waxaana wararka la helaayo ay qeexayaan in Saraakiishii Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ay iyaguna halkaas ka baxeen.
Qof ku sugan degmada Jowhar oo Qadka Telefonka goordhow ugu waramay Wariyaheena Muqdisho ayaa waxa uu u sheegay in Maanta duhuradii kadib ciidamo AL Shabaab ka tirsan oo wata gaadiid ay ka baxeen degmada Jowhar.
Qofkaan marqaatiga ah ayaa waxa uu dhanka kale sheegay in magaalada Jowhar hadal heynta ugu badan ay maanta tahay in ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG Soomaaliya ay qabsan rabaan magaalada.
” AL Shabaab markey baxayeen wexey inoo sheegeen in ay baxayaan lakin si Tatic ah u baxeen, soona laaban doonaan lakin wexey nooga digeen inaan Dowladda La shaqeeyno” ayuu yiri Wittnes ku sugan Jowhar.
Dhanka kale Gudoomiyaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa uu qiray in ciidamadii ugu badneeyd ee AL Shabaab ay ka baxeen magaalada Jowhar, isagoo intaasi ku daray in Ciidamada huwanta ay kaabiga ku hayyaan Jowhar.
Ugu dambeyntiina AL Shabaab ayaa lagu wadaa in ay ka warbixiso dhaqdhaqaaqyada ka jira inta u dhaxeeysa deegaanka Qalimow iyo Jowhar oo ah magaalo Istiraatiiji.
Warqaad.com-Muqdisho Office
Wax kaa been badan ma jiraan shalay waxaa dhaheysay jowhar ayaa lagu dhawyahay waxaa soo socdo abgaal waxa magaalada ka baxay abgaal iyo shiiqoda kaba kudukada murusade waa joogaa
Maxaa loo cararayaa soo diintu ma oran yaanladumbur jeedin calaashan dhabar jeedin aaway jahaadkii aad sheegi jirteen ma baqaa badashay kabo kutukade jawhar waanka baxay yuu kaga baxay. Jawaab ma u haysaa
Walaahi wayab an yaren ilahow dhibatada nagabixi
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh warkas aaa imaraayo kkkkk qawaarijta waa kala carareen hhh hala laaa layo wa habiyada jowhar mahane dalka dhan halaga saaarooo
Wey nagu daahiyen be jowhar,mahadaay,warshikh,adanyapal,marka,bula burde barawe jalalaqsi an rapnay ina lagu qabto o loga xoreyo khawarijta marhore maxa hada wax taresa dadki weyba gubene
Al shawab way cabsaden jihadkodi benta aha wu fashilmay
Asc walalahay somaliyed in ay ku bararugan waxa galada iyo rer galbedka naga raban. Wax lagu farxo ma aha in magalo somaliyed o an wax xuman muuqato lagu sameyn salada la oogo lala jeclado gaalo, xuman iyo shalemoyin, iyo gabdhaha in ay xijaabka ka tagan. Marka walalayal cidda aad jeclaan iyo cidaad nici aqoon dineyd uyesha asc
ascwr wb subxanallab ben badana wargaal marka hore waa soon allah ka baqa marka xita gobolka magaciisa sax oo dhaha shabelada dhaxe marka sadax wargal waxan leyahay waxad shegesan waa ben iyo wax an jirin magalada waxa gacanta ku hayo mujahidiinta somalia insha allah wayna jogi doona
Asc waxa layiri munafiqinta way cadanayaan marka layirahda gaala ayaa rayn rabta waxana i cadaday inad munafiqin thn alshabab way kornoqonaya insha alah markas ayad arki munafiqinta ka hadasha webkan munafir
Waa ku qasaban yihiin iney ka baxaan jowhar naga baxa meel xun ka baxee waalaga raysanayaa waxaa noo furmaya mashruuc aaway kabo kutukade kaalay maantay wacesle lacag ka qaad adigoo u eg naag asey wada hagoogtaada baanacay waa ninka dhameeyey dadka reer kaaran ilaa shabeelaha dhex iyo ceel dheer
wa wax marhore ansugeeyne in laga saaro xayaawan magaala joowhar waxa an filayaa mahadaay malmo dhaw wafarxad
Asc dhamaan shacabka soomaliyed waxan leeyahey hambalyo hambelyo waxan nikogo hambelyeynaa inii khawarijta mardhaw laga sifeyn doono jowhar insha’allah sinabad ah ayan kutageyna hadan nahey ciidamada hooga qaranka anago kashaneyno illaheygi na abuurtey hambelyo hambelyo somaliyey
Asc walal cidad khawrij ku tilmameysid aqoon ma uledahay? Mid ku bararug afka aad muslimka iyo diinta islamka kula dagalameysan ilahay aya idin sameyay allaah (sw) wuu awoda in uu idin amusiyo gacmahinana shalal ku rido wayo gaalada saxkoda ayad ku qanacneyd waxana dambeysa malin tan ugu cadaalada badan waa malinta qiyamaha. Gaal hadalkis iyo mid islam shegta o gaalada ka jecel iska an hadalkoda shaqeyneyn
Kan waxaan weydiiyay gabdhaha xijaabka ka tagaayiin leh shabaab ka hor gabdhaheen ma xijaabneen miyaa nacasow shabaab dadka muslimiinta ay dhibeen insha allaaah weyna jabeen jihaad laga cararaayo waa maxay jano aadba rabtaa maxaa u carareeey
Walal hadey shabaab dadka dhiben allaah sw aya nakala saraya qiyamaha. Ninkastana waxa u layimado o xuman ah iskaga aya leh, waxba yan galada warkoda iyo awoda madigaha niyada lagu haysan wayo aaway rer caad rer thamutm, qoomu fircoon. Halakal kulu walam tuqnin qulal
saaxiib waa wareersan tahye alle hakusoo hannuuniyo waxaad kaxun tahay xoreynta waddanka laga xoreynayo dad qalatada aan dad iyo diin iyo dalkaba dan u wedin kuwaas waa la ogaaday hadafkooda ummaduna waxay usoo jeesatay dowladnimo iyo iney dhulkooda dhistaan.
Ma bixiin alshabaab godad 20,km hoosta dhulka u qodan ayey afar geeska magaalada dib ugu soo laaban rabaan markay dawlada iyo amisom gudaha soo galaan xarun kastaana boholo halis ah ka hoor qodan, war moogayaalku way ku halaagsami doonaan,
Kkkkk gafurka ninkii xirtaa socodkiisa layaaqaan waan soo aruurun donaa shabaabka kuu dhumaleesanay shabeelahaa dheex dadkanaa waxaan uu sheegenaa in malinta 6 bisha ee tahay malintii muqdisha ka xorowdau cadowga shabaab johar wax bee ka feesteen doonta isha allha
Yaa soo galaaya jowhar buurane iyo mahaday baa loo socdaa labada dhinac baa looga socdaa maba la rabo jowhar ilaa buurane iyo mahaday la tago
A s c wa Allh wa Allh maba waxaad umodan inay Al. Shabaab baxay taasi waa been waayo Al.shabaab mabaxayn illa xabashadu Afka xabat ka gilino qaarna wubiga shabele ay isku shuban murtadintana aan nolosho aan ku qabano aan qal qalno murtad iyo xashna laa miga nabad kuma so marayn
Kkkkkkkkkk doqonkaano asaga dadka caruur mu u maleeyaa oo haweenkii marka hdl cabsi leh loo sheego oo ku soo baraarugaaayo kkkkk doqon diifle kulahaa alshabab ma bixin ee godod 20km ayeey hoos u qoteen markay dawlada iyo amison ay soo galaan markaas …. Alshabab doono ayeey noqotay waa la shukaansanaa amisoon oo afrikaan ahaa ku shukaansanaayo kkkkkkkkk mardhow wad ka baxeesaaan insha alah
umada somaliyed waxan idinku digaya gaal hadad ku farxeysan inu qabsada dalkina waxba idinma taraya al shabab maysan bixin ee way jogan waxba yan lain oron al shabab way jaben al shabab maysan jabin way jogan ayaga ayana gusha udanbeyni dono dib ayana ka ogan dotan insha allah
Asc dhamaan rer jowhar ham balliyo alshawaab manta manaka baxeen waa farxad madaama ay baxee kuwa diinta benta ka shegay
Asc dhamantisalan kadib brother’s and sister’s al shawab alah aruriyo dawlada cusub alah kadhiko mid wax qabad leh waxana rajaynaya sidu ugu fududayey mahamed jawari gudomiyaha cusub inu ugu fududayn dono farmajo insha’allah wan sugayna gusha gusha hadu alle idmo