Wararka haatan naga soo gaaraya magaaladda Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal xoogan,.
Dagaalka oo la isku adeegsanayo hub aad uxoogan aya audhaxeeya ciidamada dowlada KMG ee gobolka Hiiraan iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ee bartamaha Soomaaliya.
Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in dagaalka uu gaystay qasaaro xoogan labada dhinacna ay isku haystaan gacan ku haynta magaaladda.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo uu watay gudoomiye uu maamulka Hiiraan umagacaabay Matabaan ay gaareen magaaladda oo ay Ahlu Sunna Waljamaaca horey ugu sugnaayeen.
Ciidamadii Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa magaaladda isaga baxay iyadoo mudo kadibna gurmad xoogan ka helay dhanka Guriceel, kadibna waxaa magaaladda soo weeraray Ahlu Sunna Waljamaaca.
Dagaalka ayaa kusii faafaya guud ahaan degmada iyo hareeraheeda waxaana wali lamqlayaa jugta culus ee dagaaladda.
Gaadiid dagaal oo gubanaya ayaa lasoo sheegayaa gudaha magaaladda, waxaana socda barakac ay samaynayaan dadka deegaanka.
Matabaan oo kala barta Hiiraan iyo Galgaduud ayaa waxaa isku haya labada gobol oo labo maamul ay ka kala dhisan yihiin.
Wararkii soo Kordha dib kala soco Warqaad.com
Ahlu suna nimanki sheegan yiraye burburey wa in lagacayrsha meelkasto lagu arko wa burcad diimeede
Magaalada waxaa soo weeraray mooryaantii joogtay hiiraan waana laga cirdeeyay
Ilahey ha isku diro murtadinta & mushrikinta rasasta ey isku ridayan ayaga lee ha ku halagsamano ilahow shacabka muslimka ah ee mataban kabadbadi xabadoda
Maxa leysku dagaalaa mesha somali ayaa lehe yaa lagaxureynaa
War beenta iyo buunbuuninta iska daaya kuwa been iyo buunin badana waxa ad sheegaysan mesha kama dhicine
Xawaadle isbaaro ayoow rabaa inoowdhigto matabaan tuugabadanaa tiirkubooda cayr ma.ogola in matabaan dadka lagubaarto waanakajawaaben oo tuugadii waalaraacdeeyay xawaadloow tugada iskadaa maah maah soomali ayaa waxaa ayleedahay magan xawaadle iyo mooyo beerey mar xille ayuu dhawaaqaa xwle oo warankaareebin wacad kaamareebo
kkkk micnaha waa beesha xawaadle iyo cayr muu u dhaxeeya dagaalka matawan kkk
kkk micnaha xawadle iyo habargidir aya is ku hayo matawan kkkk
dagaka ka dhacay mtawan waxa ka mas uul ka dkg
waxa lawaregay gacan kuhaynta mataban ciidamada gobolka hiiraan viva
waar cayrsha mooryaanta katimid hiiraan ee sharif soo abaabulay inrshaa allah saad ubaacsan jidheen shabaab
Mataban waa dhulka kala baro labada gobol hiran iyo galgaduud meshana wax weyn kama aysan dhicin dadka jecel in ben lashegane soonka yeysan iska haleynin dadka dhintay waxey ku dhinten isbaro wax kale mesha mayalan
wankaxumahay in kan sooqortay adaado owsoogalo meel warbaahineed maxyelay waxan ognahay mesha ugubadan eelageyo waxalasoodho waa cadaado
Yes waataageersanahay mataban yaa leh xawaadla leh awalba bilaashuu ugu maqanaay masuulsare halyaay xawadle ah noolow masulsare
War qabyaalada daaya oofiriya mamul wanaaga walen qabiil waxtarimaayo
Yaaab dagaalkii somaliya hadana weji cusub ayuu la yimid
Matabaan Waxey Si Sharci Ah Uga Tirsantahay Gobolka Hiiraan Waana Wax Shaqeyneyn In Galgaduud Laga Xukumo, Maamulka Gobolka Hiiraan Ayaa Taladeeda Leh, Ahlu Sunna Ayadaaba Dhacday Oo Inti KMG Laga Baxayo Ayey Jiri Doontaa Illaa 20 August, Marka Xasharaadka Meelaha Ka Qeylinayo Yeyna Is Xiiqin Ma Soconeyso Gobol Nadaam Dowladeed Iyo Maamul Tayeeysan Leh, In Degmo Tiisaa Laga Xukumo Gobol Kale