Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xanjo Kuleesha oo Suuq yeelatay Xilliyada Afurkii Dalalka Somalia iyo Kenya

Meelaha ay somalida iyo muslimiinta kale kaga sugan yihiin waddamada Kenya iyo Somalia ayaa dukaamada iyo goobaha ganacsi waxay mashquul ku yihiin iibinta Xanjada taasi oo dadka ay ku dharag dhacsadaan.

Muqdisho oo ah Caasimada Somalia ayaa ka mid ah buqcadaha  Afurka kadib lagu mashquulo Xanjo kuleesha iibkeeda taasoo dad iskugu jira Rag iyo Hablo Da’ walbo leh oo hor taagan dukaamada qaarkood.

Deegaanaada gobollada Dalka ayaa iyana dad nala soo xiriiray waxay sheegeen si la mid ah muqdisho in dadweynaha ku mashquulaan xilliga afurka kadib Xanjo raadinta laguna dharag baxo.

Waddanka Somalia Jaarka la ah ee Kenya Somalida Ku nool ayaa si weyn iyana u isticmaala Xanjada waxaana Seddexdii  qof ee meel wada taagan ama wada fadhiya waxay labo ka mid ah isticmaalayaan Xanjo kuleel xilliyada habeenkii ah.

Batook oo ah shirkad laga leeyahay Dalka Sucuudi Carabiya soona saarta Xanjo kuleesha ayaa si weyn iyana Sucuudiga waxa uu ka mid yahay meelaha ugu badan oo laga isticmaalo Xanjada Afurka Kadib.

W/D:Xasan Cabdullaahi

Xafiiska Wararka

Muqdisho-Somalia

Www.Warqaad.com

E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk

4 Responses to Xanjo Kuleesha oo Suuq yeelatay Xilliyada Afurkii Dalalka Somalia iyo Kenya

  1. waaberi says:

    walaahi wababka soomaalida wax ay qoraan ayay la yihiin war caalamka la tartama xanjo iyo waxaan loo joogin haku mashquuline kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    yaaaaaaaaaaaaab

  2. Waxgarad.com says:

    K.k.k.k.k.k warqad.com runti funy aya tihin magalada ma war ka weysen markad xanjo kulel ka shekeneysan war xita shekoyin jceyl ah so gudbiya ama gabayo/geeraro wax umada ay wax ka faidayso lkn maha inad masraha xanjo kulel la imadan dadka ayadba wepka nacsineysan cml

  3. deeq daacad says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anigaaba 1 ka ah xanjada sida saa’idka ucuna

  4. samra axmed says:

    kalay ninkaan xanjada ka shekaynaaya ma afka ka ura wa yabee afka waxoo ku uri karaa siyabo badan asagoo wayay wararka muhimka ah oo ay warbahinta somaliyes qorta ama aso wayay qof oo la shekaysto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII