Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas iyo Ergayga QM ee Soomaaliya Mahiga ayaa goordhow kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee ku shirsan magaaladda Muqdisho.
Kulankaas oo ahaa mid deg deg ah ayaa ka danbeeyay kadib markii odayaasha dhaqanka ay isku khilaafeen ansixinta dastuurka qabyada ah xiligii loogu talagalay.
Ra’isul Wasaare Gaas ayaa Odayaasha dhaqanka ah ugu baaqay in ay khilaafka meel iska dhigaan soona dooraan xubnihii ansixin lahaa dasturka qabyada ah.
Waxaa uu sheegay in dalka uu halis geli doono hadii ay odayaasha dhaqanka ku guul daraystaan ka bixitaanka xaalada kala guurka ah.
‘Odayaasha waa indhaha shacabka, iyaga ayay gacmaha ugu jirtaa talada dalka ogaada hadii 20-ka Bisha Augost dalka ka bixi waayo KMG in dalka loo baqo’ayuu sheegay Gaas.
Dhanka kale Ergayga QM uqaabilsan Soomaaliya Mahiga ayaa ka digay in xiliga loogu talagalay in lagu ansixin waayo dastuurka qabyada ag.
“Hadii 25-ka Bishan la ansixin waayo dastuurka qabyada ah, odayaasha dhaqanka ah waa ka shifmeen”ayuu sheegay Wakiilka QM ee Soomaaliya Augustine Mahiga.
Wararkii soo Kordha dib kala soco Insha Allah Warqaad.com
Tastuurkaas gaalku wato kafogaada ninkii ansaxsha cawaaqib xun ayow kala kulmidoonaa insha alaah
mahiiga hanoosheegin waxaad tahay cadaw mana ansixin doona tastuurka gaalnimada ah inta lagasarayo xaraamta iyo wasaqda aad kabuuxiseen
Dowlada madaxweeynaha kayahay sharif iyo gaas wadanka weygateen labadodana waa kirishtan dintna waakabaxay sharif murtadka Gaas markiisihoro kiridhtanba ayuu ahaa munaafuq ah wasaqa insha alhaa. Markan waa in ankatagna qurbaha an alshabaab garabsiinaa kana qeebqadanaa jihaadka murtadinta lagula jiro al shabab waxaan ugu baaqaa in aysii wadaan dagaalada galada kuusoodushay soomaliya Gaas wadanka waxuu uyimaaday in oow dadka kala qeeybiyo murditka kirishtanka ah
Dalku wuxuu gelaa gumeeysi kkk war ma horaa xuriyad heeysanay waa yaab wadanka waxaa u talsho gaala madoowda amisom iyo cadaan marka kani dad ma ahan ama islaam nimadiisaa wax ku jiraan allow umadeeyna cadowga ka kor qaad
Waxaa iga su,aal ah dalkaan waxaa iska leh dadkiisa waxaana dhisan kara dadkiisa mahiiga muxuu dalka ku leeyahay ma isa su’aasheen maxay tahay qaramada midowbay maxaysa ku shaqeysaa maxaysa ka damacsan tahay dalkaan iyo dadkiisa mise dhan ma u leenahay dastuur waxaynu nahay umadi nabi mux,ad nnk ma wuxuu ku dhaqmi jiray dastuur ilxaadi ah oo looga fugaanayo allah laguna raadinayo raali ahaanshaha qaramad midowday mise ku jiraa nin muwaadin soomaliyed ama nin muslim ah qaramada midowday kuma jiro taasina waxay cadeyneysaa nasibka islaamka in meesha lagu lumin rabo iyo ku dhaqanka islaamnimad ma waxay nala doonayaan naagaheyna inay kalaabyada ka tuntaan ma waxay nala doonayaa nin iyo nin wuu is guursan karaan iney na yiraahdaan odayaasha waa horseedka wadanka iyo shacabka wax walbana waa iney ka fiirsadaan maxaa mesha ku qoran ay ansixinayan ma wax dalka iyo dadka iyo diinta wax u dhimayaa haa waa iney iska dayan ay ka soo horjestaan ay shacabkan gacantoda dhib aysan ugu keynin aabayan wax aad ansixineysan marka hore iska fiirsha waxaynu naxay dhalinyaro daryeel u baahan ee ma nixin dhalinyaro dhib u baahnen
odayasha hala xiro ayaga dhibka ka wada somalia