Dowladda KMG Soomaaliya ayaa wada Qorshihii ugu dambeeyay ee lagu kala qeybinaayo Gobolka Hiiraan oo kamid ah Gobolada ugu baaxadda weyn 18-ka Gobol ee Soomaaliya.
Dowladda TFG-da ayaa waxa ay ka dhawaajisay in qorshuhu yahay in Gobolka Hiiraan loo qeybiyo ama laga dhigo Labo Gobolka, waxaana gabagabo ku dhow Qorshahaas cusub ee dowladu wado sida uu sheegayo duqa Hiiraan.
Gudoomiyaha maamulka Hiiraan ee Dowladda KMG Soomaaliya Cabdi Fataax Xasan Afrax oo u waramayyay mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho ka hawlgala ayaa waxa uu sheegay in Ololahaasi laga dhabeen doono waqti dhnw, islamarkaana Gobolka Hiiraan lagu kala qeybin doono.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay in Gobolka Hiiraan loo qeybin doono labo gobol oo mid waa Hiiraan iyo mid Hiiraan State, waxaana uu hadalkiisa ku daray in kala qeybinta Gobolka xal u tahay bulshada reer Hiiraan.
” Qorshaha kala qeybin Gobolka Hiiraan meel wanaagsan ayuu marayaa, Hiiraan iyo Hiiraan State ayaa loogu magacdari doonaa Labada Gobol, Waxaan filayaase in Xal u tahay bulshada Gobolka Hiiraan” ayuu yiri Mr Afrax.
Dhanka kale gudoomiyaha mar uu ka hadlaayay Sababta keentay in Hiiraan 2 gobol laga dhigo ayaa waxa uu yiri” Degmooyinka Gobolka waa mid farabadan, sidaa la ajligeeda Ammaanka in la sugo waa adag tahay marka inaan labo Gobol ka dhigno go’aansannay”.
Warqaad.com-Balad Weyn
Taas waa fikrad wanagsan in loo kala qeybiyo labo gabal oo layirahdo hiiraan ama hiiraan state waa fikrad wanagsan
Asc waan tagersanahay kala qeybinta gobalkas looma dulqadan karo in dad qeyb ah iska mamushan
Kkkkkkk kkkkkk hiiraan. Waad qeybiseeen. Ee aaan aragna wxi ka soo baxa iyadana koley xal wey tahay lakn. ??? Heesna wan haya ku saab san qeey binta hirAn aan diyaari. Markii ley sheegi in hiran la kala qeey binaayo. Hadii ay suura gasha qeybinta hestaas wad maqli dontaan ama wad arki dontaan iyadoo qoraal ah wxaana. Mac quul ah. In an ka soo dhiga qoraal wayo ma awooda in an qaado aniga qufki qadayana wan siinayaa. Tel ama email. Qufki daney naayo. Wan. Ku garab siina yaaa insha allaaaah.
Yanlakalaqeebin
Adeer hiirraan wa hal ee labomaaha ninkaase wuu iska hadlay mana dhici doonto
Hiiran wa un hiiran gal kasto itobiyan ama keyati ama america mabde’eda ku shaqeyo hiiran ma fadhin dono haday u maleyen inay hiiran mamulaan ma mamulan rag aya furaheda haysta waxaynu lenahay hadad kala goysan ma darbibad u dhaxeysineysan waxad kala gosaten dabinki ad ku dhici lahayden o la idinku layn laha umada musliminta ahna waxan u shegaya inaysan ku qancin mel xigaha ka hoseyso o micnihedu yahay inay ogadan in adunka u islam u dambeyn dono gaalo iyo gaala raac yeysan idin qaldin o ay kitabka alle iyo sunada nabi muxamad ayasan idinka lexin?
Hiraan waa hal balse Duliga dhigyacabka ah ee gaalada qamriga ka dharjisey Umada Allah ka qabto
Asc marka hore een arintaas waxa an u arkaa qorsha ey itobiyo wadato hiiran aya qeybta itobiya xigto logacan gili raba lkn?