Inkastoo is rasaaseyn dhex martay ciidamo Boolis iyo Meliteriga ayaa waxa uu maanta ka dhacay Xaafada Taleex ee magaalada Muqdisho.
Rasaasta labada ciidan is weydaarasadeen ayaa waxaku dhaawacmay hal qofood oo rayid ah iyadoo arintaasi shil gaari ka dhalatay ay ku geeriyoodeen labo qofood oo haween ah.
Shilka gaari ayaa waxa goob joogayaal ay sheegeen in ay ka dmabeysay markii ay dagaalka gacan ka hadalka Askarta Dawlada kawada tirsan uu ku naxay deetanauu xakameyn waayey Baabuurka wadihii gaarigaasi kaxeynayey.
Ma ahan mid ku cusub in muqdisho ay ku dagaalamaan ciidamo kawada tirsan Dkmg somaliya iyadoo dhowr jeer ay waxyeelo ka dhalatay iskahorimaadyo muqdisho ka dhacay oo soo gaaray dad rayid ah.
Xasan Cabdullaahi
Xafiiska Wararka
Muqdisho-Somalia
E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk
askar mahan wa moryan inka bini adanka ayey ka sha qeyan
ma kuwanaa ciidan qaran ah waa la qarinayaa waxa ay isku haystaan waa qaab qabiil qaran yaan lagu sheegin qurunka
Kuwani askar ma ahan ee waa moriyantii daka dhici jirtay ee waxan dhihi laha dowlada badal haku sameyso
kuwan aya somali ceebeyey hadii ay cadaalad jirto halasoo qabto askrtan badowda ah waliba sharciga halahorkeeno ayan oranlahaa
Waxan dadka niyada ayay ka jabinayan dowlad lama dhihi karo runti ayagab is xakameyn la yay xukumayan runti waxan dhihi lahaa isku xishoda
Asc somaliyey maxey utaliyan intey sodhafen mopeladey kaqadanjiren sha capka meyey isidilayan eyagi laga sogaayay ineydejiyan wadanka war wamele shiyad logeliyay dariis ehako ciyaarina dariiska raga madaxda iskawado ayakokenay qapiil qapiil ema ahan ciidamo qaran
Waryadahe miyad isdileysan mesha waxad ujogtan hadii jagada anwayo dagaal kiciya umajogtan ciidan qaran afrika ciidadada lagapaqo ayad eheden lkn hada waxad paneysaten inad dhacdan shacadka idinkane aadisdishaan talokalemaheydan miya maxad qapiil astan idinki ayaapa ispaapi ineysane
Dadkii u qaxay mugadisho wey ka shaleynayan maxaa yelay malin kasta waxa ay ku dhex dhamanayan murtadinta dagalanta dhexdoda hada iyo talo isaga soo guura oo islaamkii hoskisa aad ka cararten u soo laabta
ciidamo malahan dkg e waxay qabtaa moryaan kkkk