Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Tahniyad Aroos oo farxad leh

Hanbalyo hanhbalyo

Mohamed baaruud Hussein
Deeq baaruud Hussein
Wali baaruud Hussein
Dhool baaruud Hussein
Bashir baaruud Hussein
Kamilo ahmed abdulahi
Raxo ahmed abdulahi
Cadar baaruud Hussein
Habibo baaruud Hussein
Salad baaruud Hussein
Shekh abdi ducale Hussein
Wiilo hassan kheir
Bilow muhumed cisman
Sacdiyo muhumed cisman
Hoyo ruqiyo ahmed shekh yaxye
Ahmed haji hassan
Ahmed badar
Ahmed jiir
Cali colow cali
Hassan shekh cumar
Abdulahi ahmed noor
Iyo dhamaan shaqaalaha idacada starfm
Dhamaan rer baaruud Hussein iyo rer Hussein qelawene

Waxan hanbalyo kal iyo lab ah hawana umarinayaan

Caruuska iyo caruusada faraska iyo faraatiga waa

Mudane cali baaruud Hussein iyo marwo cilamo ibrahim macalin mohamud

Oo ku aqalgaley ifo gar ahaan xafada B8 gurigii lanastoo nagaada wiil iyo caano gabar iyo doolar amiin amin

Fadlan kudar dhamaan asaxab teena iyo cidii daneynesa mahadsanid

10 Responses to Tahniyad Aroos oo farxad leh

  1. Qalinle says:

    Asc dhaman shaqalaha warqaad,ANIGUNA AH ALI OSMAN HAMBALYO DHALANYARADA ISKURSATAY Allaha idinka dhigo kuwi isku rago insha Allah ubad kheyr qabo idinsiyo,

  2. Ismaacil says:

    Aamin aamin

  3. Hindiyana jones says:

    Aamiin aamiin

  4. Zaki yare says:

    Iskuwara ubad karqabo /aamin” amiin| amiin?

  5. Ashkiik says:

    Amin amin

  6. Nawaal says:

    Asc dhamaan shaqaalaha warqaad iyo lamanayaasha waa idiin salaamay waxanleyahay marko hore kala helo ubat marka xigto wiilal iyo gabdho oo difaaco dalkodo iyo diintoodo iyo walidiintoo du ok mgcygo waa nawaa xasan okaso jeedo gobalka hiiraan

  7. mohamed dhaqane xasan farah says:

    Waryaa baruun gabadha isku waara dee

  8. Dawamar jk says:

    Oh soon maalais arosaa subxanallah yahu

  9. Hodan moha says:

    Isku wara ubad qerqabo kala hela amin amim amin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII