Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qofka Markuu Hurdada kasoo kaco Maxuu Codkiisa Ubadalan Yahay?

Daraasad ay sameyeen Wariyeyaal katirsan Shabakada Wararka WWW.Warqaad.com ayaa lagu ogaaday in qof walbo oo bini’aadam ah codkiisa bedelmo markii uu hurdada kasoo kaco.

Jiifka mudada qofka uu ku jiro waa mid ka mid ah nafta oo la dajiyo maskaxdeeda mashquulkii badnaa ee markaasi ku jirtay hase-ahaatee waxaa la isku raacsan yahay in gabar iyo wiil walbo maqalka codkiisa uusan fasiix ahayn.

Codka oo weynaada waa mid qof iyadoo lala joogin xitaa la dareemo in hurdo ku jiro xilligaasi ama uu markaasi kasoo kacay.

In kabadan 150 akhriste oo Www.Warqaad.com  katirsan oo fikir ahaan ka dhiibtay qodobkaan ayaa waxay sheegeen badi in alle ku uumay noolaha codkiisa inuu badalmo markii uu seexdo.

Hadaba Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha kale hanala wadaagaan Qodobkaan,Maxay kula tahay in Codka Qofka ubadalmo markuu hurdada kasoo kaco?

Xasan Cabdullaahi

Xafiiska Wararka

Www.Warqaad.com

Muqdisho-Somalia

E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk

50 Responses to Qofka Markuu Hurdada kasoo kaco Maxuu Codkiisa Ubadalan Yahay?

  1. Mr sheene says:

    Wlh waa sax taasi maxaa yeelay waxaad arkeysaa xataa qofka asagoo hurda kasoo kacay markaad soo wacdo in aad dareemi karto cml oo aad dhaheyso war waad hurdeysay miyaa cml

  2. Saciid abshir anuun says:

    Sxb xasan cabdulahi maxn ka dhihi waxasi wa wax loo kala dhasho

  3. Baabuu says:

    Taasi waa sax in uu codkiisu badalmo

  4. Abdikadir mahamad says:

    Qofka bini aadamka ah markii uu turdo kasokoco waxay kala noqonayaan 2 shey mid wuxuu yeshaa xabeb min codwayn taas waa farsamo alle wax kama shegi karno waxay nugu noqonay saa denbi

  5. axmad faluuja says:

    Kk waa sax waa arin jirta

  6. Husenabdiahmad10@hotmail.com says:

    Taasi wafaramadaale e yanlagu danbaabin ayan leyahay aniga

    • Osman says:

      Waa xaqiiq sababtana waxan filayaa in ay ogu wacantahay maadaama uu qofku kujiro nasinyo cod baahiyeyaashu ay na shaqaynaynin in ay yara xirmayaan oo marka aan lahadlayno ay dib u f urmaan

  7. Muxiyadiin (bookh) says:

    Tasi wa abur ebe marka fadlan yan laxad gudbin e an dhawsano

  8. abdullahi says:

    hurdo qof weyn wey kaxanajisaa ilmaha nah wey kacoyisaa waa hurdada casarki mida kale waa run codka wuu isbadalaa markaad hurdo kaso kacdo ani waxey ilatahay asagoo heley inarji badan kadibna cod weyn

  9. hassan dhaley says:

    waa amar alle inuu qofka codkisa badalmo markuu hurdo kasokaco

  10. adaado says:

    Wa sax qofku marku seexdo in codkisu isbadalo waxana filaya taasi ineey keento xuurada

  11. B:-)sh.disbirin kakak says:

    Shaqo ilaah ayad faragashaney san iska jira waxlagu gaalobo ayaajiro ufirso qof walbow wayo qofkan hadu sexdo nafti ayabaxdey su aashas waa mid ulajodo leh

  12. A/weli says:

    Asc dhaman wad salamantihin aniga fikrad ahantayda qofka marku hurdayo iyo marku,sojedo isku cod mahan marka waxan dhihi karaa’qofka maskaxti wa.aydagantahay wa una naste volumkisa waxas ayan ugu wacan codka badalmo……….bye

  13. Sheikh muktar robow abu mansoor says:

    Ha wuu jira isbedel waxase keena qofka marku saacado uu jiifo jirkiisa ama xubnihiisa odhan waxey sameynayan kontrakshon marka aniga waxan leeyahay taas aya kento

  14. Xasan muxumad says:

    Aniga waxey ilatahay hurdada ayaa usabab ah in qofka codkiisa is bedelo

  15. Muu says:

    Asc. Aniga waxey ila tahey in qanjirada yar yar ee codka sameeya ay zaa’id iska soo dhawaadaan maadama ay howlgab yihiin marka qofka uu hurdada kasoo kacona inta ay qaabkooda saxda ah kugu noqonayaan uu qofka codkiisa is bedelo.

  16. Sunni prince says:

    Warqaad adinka daraasada asamaysaan waan fahmi wayne, hdii aad darasa sameayseen away jwaabtiii, nala wadaaga baad warkuu kusoo koobtene, waxaa loo bahanaa markii dadku fikir kooda dhiibtaan inaad adinkuna jwaabta saxdaa shegtaan lkin mar bdan taas mina sameen, yeb

  17. Geesey tailor says:

    Wa sax farsamo ilahey aya faragashaney rer warqaad dhaqatir ma tihin mise dankale aya wadatin dambi aya galney ilahey an uso noqono mida kale waxa la yiri intadan falin ka firso yacni waxan ka wada intdan warbixinta so qorin halagafirsado wa iga dardaran hadan dambi galeyna halaiga rali ahado F.G. Warkeyga xuman ya lo fasirin

  18. Cabdi sataar jangow says:

    Wlh waa run qofka markow hurda kaso toso codkiis wow is badalaa taasna wax kam shegi karno alla aya garanaa?

  19. Ibra says:

    Jt jt @t jt jt

  20. Ibra says:

    Bac bac bac bacbacbac xaaaaaaaaaaaaaaaaax

  21. mohamed haadi says:

    aniga sida ay ila tahay qofka marka u jifto waxu galaya jawi dagan marka waxa yeleso inta u jifay u hadalka mogay iyo nasinada hurda tusale qofka maka usojedo waxbu cunayo wu hadlaya waxbu akhrinaya cajuftisa ayu laqaya maskaxdisa dhiga iyo xididada dhaman weshaqenayan marka codka sifudut ayu dhunta kuso maraya mida kale sanka marka u qofka jifo nefta uma gudbinayo sida larabay wu caburmaya hadalkana wax fasix kadhigo sanka weye marka aniga sidas aye ilatahay waxa codka weyneynayo ti allena hada wa mesheda

  22. jihaadka waaxaq waqtigaan says:

    filinkaan waafilin ay gaalo waato kulaha qofka markuu hurdada kasoo kaco codkiisa woow isbadalaa waa wax qoof kasta oo islaam ah oo ogyahay in ay tahay farsamo alle dood kale majirto

  23. TAW-TAW says:

    Tani waxan ka oran lahaa,waa in lala doonto,raga ku takhasusey oo ah,dhakhatiirda cilmu nafsiga bani-aadamka,ama waxa afka qalaad lagu yiraahdo,
    {syhcologists}kuwaasoo takhasusey habdhaqanka uu ushaqeyo jirka bani’adanka.
    >mana’aha inaan anaga maxey kula tahey cilmi aanan Aqoon kufalan qeyno!!!

  24. suufi dhab says:

    hahaha ninka qofka cabdullahi ladhahaa fikradiisa nabar wan ah waa runtiisa

  25. suufi dhab says:

    teeda kalle bin aadamka markuu hurdada kasootoso mxu codkiisa ubadalma waa amar illahey hadana maxay kulatahy fikirkaa kadhiibo waa ra a’yi ee dembi uma arko illen qof gaar laguma dhehin hewel codkiisa mxu uwenada lamadhehin markaasi xan iyo aflagaado aynaqanleheed

  26. m.abdi says:

    quburo warqaad kadirsan Ayaaan garage a WA Ben Seynab Cid anineyso malahan

  27. Hassan says:

    War ILLAH ka yaaba ooo beenta dhaafa hadaa tihiiin reer warqaad.

  28. Hassan khalif says:

    Runti dadka isku mid ma ahan wayo dadka qarkis codkisa ma badalö sida dj hasso iyo naije waligo ma badal mini codkoda hadi xita aay hurdan 2 sano kk.k.k.

  29. Cubed says:

    Xabeb ka waxa keeno hergab ka marka qofka marku sexdo hergab aya ku dhaco

  30. asad says:

    kkkkk waa sax oo waxa arkaysaah xitaa qofka aadan lajoogin markaa soo wacdo asoo hurdaya waa ladareemayaa in uuhurdo kakacay codkoo badalmay markaas waxaad leedahay hurdo miyaan kaa kiciyay cml

  31. maxamed yare says:

    taasi waa mid sax ah
    allaha uu umuay ummada oo dhan

  32. Abdirahman says:

    Walahi wa run lkn wax laqayasi karo ma ahan tas marka yan lagu dag dagin tasi wa farsama alle farmarsada allana uma bahno fikrad marka waxan dhihi laha yan lokaba siban

  33. yussuf says:

    haa wa run qofkasto sexda codkisj wa is badalaya wayo qofkan wa u is badaly o wu seexdy sidas aw ged Ayu qofka codkisa isku badala

  34. Wadani says:

    Asc walaal yaal codka waxaa badalay hurtada wayo qofka marka u hurdo xubnahay jirkisa oo dhan way hurdan codkana waxaa qaabilsan voice box ku yalo dhuunta kaas oo qabilsan kala badal naanta codka marka uu qofka hurdo dhunta way qalashaa oo dhacaanadi marayay ayaa ka is taagayo inta uu hurdada ku jiro alxamdulilah waa nimco illah nasiyay oo xasuus iyo ku xamdin mudan.

  35. Adan cade says:

    Asc walal tas wa sax ani waxay ilatahay wa amur alle lkn fikir ban kudarilaha o ani malo iga ah wabilahi towfiq

  36. Moha says:

    Fikirkeyga hadan dhibta waxan u maleynaya sida an ognahay qufka marka u hargab kudhaca waxa badalma codkis taas si lamid ah qufka marka hurdada kasokacana codkisa wu badalma marka inay labadas xirir leyihin ayan filaya.

  37. abasufyan says:

    wax walbo waa amar allah ceebna mahan in la ogaado waxa sababayo sxbyal tasna xad gudub mahan (calamal insaanu maalamyaclam)marka dhamantiin mataqaniino anotomy and psychology ahaan waxa keeno marka warqaad daraasad ma aysan sameeyn ee dood ciyaalka xaafada ayeey kenen mesha marka daraasad waxa looga bahn yahay resultka waxa sababay iyo sidaay kuyimaadaan asc

  38. buur hakaba says:

    aniga ayaa baaritaan aan sameey ayaa waxaa ii soo baxay waxaa u sabab ah in ninku uu ka engaga wax la yirahdo afka carabiga البلعوم ‎ faafaahin تجف البلعول عند نومه معني بلعوم مجري الطعام والشراب ‎: ninku wuxuu ka engagaa dhuunta meesha cuntada iyo biyaha ay maraan taas ayaa u sabab ah in uu codkiisa uu badalmo‏ ‏‎‏

  39. Ma qosle says:

    Ani markan hurdada ka so kaco waxan noqda nerfaso mapa la ila hadli karo

  40. Shaafi says:

    Aniga waxan aminsanahay qofka bini adam ka ah marku hurdo wuxuu kujiraa raxo saaid wuxuuna iloobaa tii sojeedka aheet wuxuna darema nolol cusub sidaas darteed waxa badalmo codka asogo laqabsado nolosha hurdada

  41. Jaamac yare says:

    Kkk arintaas run ahaan tii waa sax lkn sometimes qofka marku niyadisa wax fcn ku jiro codkisa waa okiza marka kalane waa hayey doliga say nani yare

  42. Husein Adid says:

    waxaan leeyahay mararka qaar waxaa keena codka oo bedelma cudur.

  43. Dr.mohammad Deeq says:

    A s c tas Allh ayaa og Bili aadan ma ahan inuu wax ka shego waayo wuxu Allh kenay hafa gishinina danbi ayaa nigu sugan iska daya

  44. Cismaan muslim says:

    Asc waxay kamidtahay xigmad alle cid aan alle ahena ma ogan karo allahu aclam!

  45. maxamed says:

    abuurta Alle yaan la faragalin.

  46. Maxamed says:

    Waxan leyahay in inta u hurdayo usan cunin rashin tasi darted dhunta way khalali sidas darted codka wu wenani horan utijibiyay by

  47. khan says:

    waxa mesha aad ku haysin wax ka jira ma lahan waxas hano shekina

  48. maxamed cali says:

    Al-xamdulilah ani fekerkeyga wuxu yahey nimcada iyo dagananshaha u Alle ugu deeqey adoomahisa mid ka mid ah hadi ad in badan kasi fakirto arinkana qushuc iyo ilin ama wadba oyi nasashadas Alle nogu deeqey kaliya waxa daremi karana wa adonki Alle darensiyo.mahadsanhdin wllayal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII