Kadib Shil gaari oo ka dhacay duleedka Magaaladda Garoowe ayaa xaaladda fanaanadda Soomaaliyeed Saado Cali Warsame waxaa ay tahay mid soo hagaagaysa.
Fanaanadda ayaa waxaa la geeyay isbitaal iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayeen xaaladeeda caafimaad, waxaase maanta laga soo saarai isbitaalkii ay ku jirtay.
Saado Cali Warsame oo hadashay ayaa sheegtay in hada ay ka baxday xaaladii qatarta ahayd ayna wanaagsan tahay, waxaa ay ugu baaqyday bulshada Soomaaliyeed in ay isdajiyaan.
Wasiiradda Arimaha Haweenka Caasho Geelle ayaa sheegtay in Saado Xaaladeeda ay wanaagsan tahay isbitaalkiina maanta laga saaray.
Madaxweynaha Puntland oo ay wehliyeen Wasiiro reer Puntland ah ayaa isbitaalka ku booqday Saado Cali iyago ugu duceeyay in ay dhaqso ku caafimaado.
Dhanka kale Jamac Maxamed Nuur (Jeele) oo kamid ahaa saxafiyiintii Saado Cali ku wehliyay safarka ayaa ku geeriyooday isbitaalka kadib dhaawac xoogan oo soo gaaray.
Horey ayaa waxaa ugeeriyooday Alla ha unaxariistee Maxamed Cali Cilmi oo ahaa madaxa webka Taleex fanaanadana ka raacay magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Warqaad.com
Xuka Wararka Oo Dhan
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
War qoftas wx jirta mas ahn narta geskedha ay joogtaa lkn allh ha iska caafiyo maskiinta
Inta dhimatay allaah unaxaristo fananada illaah hacafiyo
Fanaanada reer PL hada way badbaaday e ha iska
Dhaafto qabyaalada iyo dhaqamada xun xun
Teeda yaan loogu yeerin fanaanad somaliyed wa siyaasiyada reer PL ah
Wamunafaqad alaha nag qabto shayaadhinta hadey kabaxdo waxa ay ku jirto alaha ugar garo hadi kale alaha qabto
Hooyo saado cali aad ayan ogu farxay warkan ah inad caafimad qabtid,Allaweyn ninki amina owodleh.hada kabilabata waxan sugena hesoyinkada cusub.
Inti tosan alla ha,sii tosiyo Inti anan tosneyna wadada tosan alla hakurido kii muslim ah Ilahow qatimada u hagaji
Midka isku shegay xaji adiga iyo hoyadadii calosha ka bugtayba anawaso qabyalada aaway waxay so martay 5 tii somali puntland ayay ugu danbaysisay marka uurkad ka bugta e wax isku reeb cawanyahaw
Sado cali waxan leyahay wa muwadinad qaranka wax badan uso qabatay hadana waa fanaanada kaliya ee 5tii somali wayn so wada boqatay allaha caafiyo Aamiin Aamiin inshaa allah
Asc.kuwakudiganaya.marbeeylakulmi.doonaninshallah.alahacafiyo.amin
Waa mwaaadinad hooyo saado cali waaan kuduceeneynaaa allaha ku cafiyo cafimd degdeg ah allah ha unaxarista wiilkeen ku geeriyoood safarka asgaan ehelkiisaan samiir iyo iimaan ha kasiiyo nin kasto wax ayaa lugu dilaaa dhaamaan soomaali weyn waad mahadsantahay
Illah ka cabso oo toobad keen,wali waqti ayad haysata,tobada wey furantahay.
INNA LILAHI WA INA ILEYHI RAAJACUUN.
waxaan halkaan dhamaan oga duceynayaa inti ku dhimatay shilkaas uu ka mid yahay walalkey Alaha u wada naxariisto iyaga iyo muslimiinta oo idil, inta dhawacana ahna waxaan Eebe ooga rajenaya caafimad dagdag ah, tnx warqad.com
Asc qoftas dambigeda duban haka noqo,