Dhawaan Sheeko kusoo baxday Bogga Warqaad.com ayaa ahayd qiso ka yaabisay Kumanaan kun oo akhrisay.
Waxaa uu ahaa Aroos layaab leh oo ka dhacay magaaladda Muqdisho kadib markii haweenay ama gabar Soomaaliyeed ay dhigatay meher dad badan ka yaabiyay.
Waxaa ay usheegtay Wiilkii guursan lahaa in meher ahaan ay urabto oo kaliya in aan gabar kale lala guursan karin.
Hadaba Sheekadaas ayaa waxaa ilgaaar ah kuhayay Xasan Xayi C/lahi oo kusugan Warqabadka Warqaad.com ee Muqdisho.
Waxaan fursad usiinay dhamaan Akhristayaasheena kusugan gudaha dalka iyo dibadda in ay soo gudbiyaan Fikirkooda ku adan Qisadan.
Ku dhawaad 20 kun oo ruux ayaa nala soo xariirtay, kuwaas oo badankooda kusugnaa dalalka caalamka sida Yurub, Ameerika, Afrika gaaar ahaan Kenya iyo dalal kale oo Asia ah.
Sidoo kale gudaha dalka waxaa nala soo xariiray kumanaan kun oo kusugan goboladda Gedo, Jubooyinka, Bay iyo Bakool, Hiiraan Galgaduud, Puntland iyo Somaliland.
Hadaba Sheekadaas Xiisaha badan maxey ka yiraahdeen dadkii nala soo hadlay.
Waxaan salaama bahweynta warqaad waa arin aad u fiican marka aan ka fiiriyo lamaanaha jaceylka waana fikirkeyga ee yaan leygu raacin
War adinka warqaad waxad rabtiin mad noshegey siin wlh been qaad ayad noqoteen waa been waxaaaas macqul mahin
Gabadhas aniga waxan kulatalin laha intay gori gortay shurudaas hakalabato sababto ah wada xun ayay dumarkena uhorkacaday maxayelay wax aan horay udhicin nabi maxamedna scw aan kasugnaanin ayay sameysay marka alle habaqdo
gabdha balantas kama qaden maxa yelay qof kale ayad jeclan karta ninkana ha fasxdo ayan dhehi laha
Gabadhaasi waxey inkirtey waajib ama Amaro Alle(s.w)uu jideeyey kuna maneystey ragga muminiinta ah!
Taasna waa in raga Alle uu ubaneeyey 4dumar ah,uuna guursan karo markuu awoodo.
>waxey kamancisey isaguna uuku raacey,(NACAS)haduu jiro waa midkase raxmadii Alle ugu deeqey ninkasi Weelka maran ah,aanan dhiman aanan Nooleyn!
Illaah baan kamagan galley inaan lakulmo gabar noocaas ah.
wan idin salaamay bahda warqaad .waxan filayaa arintaa inay tahay mid qaldan . Waana fikrada gabadha waxana kasi daran wiilka ogoladay .marka diinta an raacno intan fikrad raaci lahayn
Asc dhaman wan idin slmy waxa ley dhah maxamad clle beere waxan ku nolahay wadanka kenya waxa leyahay ninka yelaye arintas wa nin doqon ah lkn inaga aya uareno gbdha badan way ku faraxsn yihin wa balan hadan nolahay inan 4gursado ogow wa balan
Sharcigu wuxu u baneyey yuusan gabar xun daraded uga harin
asc salaan kadib waxaan joogaa koofur africa arintaas gabadha ay meherka kadhigatay ninka ay qabsatay hadaan ahaan lahaa waan aqbali lahaa markaan waayo qabana waan furi lahaa igadoo maher la aan ah maxaa jira waa cunaqabateeyn aan caadi aheyn
Waa arin layaab leh
Asc intas kadib aniga waxan kadhihi karo malahan arintas waxan dhihi lahaa colomada halogudibiya hadii ey sax tahay arintas
ASC SALAAN KADIB WAXAAN JOOGAA KOOFUR AFRIKA ARINKAAS GABADHA AYSHEEGATAY NINKAAY QABSATAY HADAAN AHAAN LAHAA MAKA HORE WAAN AQBALI LAHAA MARKAAN WAAYA QABO AYAAN FURI LAHAA IYADOO MAR LA AAN AH MAXAAJIRA WAA CUNAQABATEEN AAN CAADI AHEYN
Kkk warqaaad wax walba bulshada looma sheeego sheekooyin jeebkina ah maaaha inaaad dadka usheegtaan ee waxaa la idin ka donayaa wax xaqiiqi ah inaaad so dabacdaaan beentuna waa xaaraaan waxaad meesha ku soqorteen kumanaan qof ayaa akhrisanaya.mida kale arinkaa aad mesha ku so qorteen waa xaaraan ninka ragga ahna ilaahay ayaa 4ubaneeyay shekadaas even haddii ay dhacday inantiii sameysay waxaan kula talinayaaa inay ka laaabato waaayo waa xaaaraaam diinta islaamkuna maqabto sidaaaas. Warkeysgina warqaadna wax lahubo oo dhacay soo daabaca
Waxaas waa qalad dinta islaamkane melbey ugu dhacaday ee hala xugmiya qufta
Kkkkkk walashed iisoo raadiya anaa la gursanaya sadex kalee
Naaguhu waa no dhalan wana dhibato badanyihin dhagar tii ugu Weyneyd ayey gabadhasu dhalankeena baraysaa wax aan sharcigu dhigeynioa dadka laguma dhaho
Asc bahad warqaad com maxamad jiinow xasan o kunol souht afriko hadan ka hadalo fikirakeg gabadhas allah ha utoobd keento ayan dhihi lahaye maxa yeley nimacad ale ayeye inkirtaye
Wad salamantihin bahda warqaad arintan koley aniga waxey ilatahay mid aad ufolxun marka qofkii la,imaday allah ha,unoqdo kan kuraceyne waa duli ee wax iskufal ayan leyahay dinta yaan mel loga dhicin
kakakakakakakakakakakakakakakaka wooooow walahi wa war cusub iyo wayo cusub markan waxan ba kayabi in ladhoho yaban la guursanin nag odhanba wayo gabdhaheni somali kulba war cusub ayey kenahayan hada dhocel odhan aya dhihidonta yan la ilaa guursaniin yakhey isku xishooda ayan idin dhiihilaha waxasi wacebe
waxay ilatahay dhowr arimoodba waa kamacquul 1balanta inta lagaqaado waalooga bixikaraa wayoo shardi waliba oo aan kujirinkitaabka allah waabadil haduu kuqanco ninku inuu iyada kaligeed ku ekaado waa arin caadi ah wuuna sameen karaa wayo waxaa jir adad badan oo hal gabar ku ekaaday }su aashu wa agabadhu maxay sameenee haduugabar kale guursado meyeysan jecleen uumeesha jeceelmayaalomiyaa alaah wuxu baneyay 1-4 marka hal ninkii ku ekaado malalayaabaayo wayoodad badan ooku ekaaday 1 ayaajiro siwaliba shadigaasu ma ahan mid meel maraayo lakin diiniyan malalayaabayo oonaag jecel in lalaguursado majirto walalahul mustacaan
Alla ragana dala an aya idinka badatay hade 2da qof sa iskuku rapto adinka maxa ka raptan qarirka jojiya nh mida kale inanka nacas ma ahan e gabadha ayu jecelyahay jacelkadana wa inat wax walbo e ka codsato u samesit gabadhana waxe sas u ledahay jacel keda aye mu jinesa wale nak iga dheh manshallaha
Hodan ahan waxan dhihi lahaa waxas wax jirama ahan wax dhici karana ma ah oo lamaqali
waa arin aan fiicnen hadi u jiro waxan dhihi walasheyey sunadi nibi muxamed csw waad qilaaftay Allah u noqo
Wlh waaa arin layaable hadii ayjirto ingabadho ay kuxujaysay sxb ked inosan lagusan karin hawenay ke ama ayba kadhigatay meher keeda ani ahan waxan dhihilahaa halobandhigo culimada somaliyed kadibna an aragno waxa lagayiraa arinkas asc
Asc waxas wax fiican maahan ee gabdhas haka noqoto blz alla kabaq
Asc waad salaantihiin dhamaan baxda warqaad anigu arintan waxba kama qawo hadey lawada qofood ku heshiiyeen sey walaasheyda sumaya sheegtey. Lkn 1 su’aal ayaan qawaa taa oo ah: MEXEY DUMARKA U NACAAN MISNA U DIIDAAN IN DUMARKA DUMAR KALE LALA GUURSADO ? Jwb ayaan idinka sugaa misna wixii faahfaahin ah Adresskaas ha leygala soo hiriiriyo
Aniga waxay ilatahay macqul sababto ah ninka haduba damco nagkale gabadha sas ayay kufurantah
Wa arin layab leh lakin wey dhihi karta wey shegate mu samen waye suasha gabadhas arin fican aye samesan maxa yeley ninka labo maskax ma qabo mid un ayu ugo sas aye u ogolen in lala gursado gabdhaha
Waxan ufahmi karaa tastuurka somalia ayu qeyb ka yahay shekadan
Arrinta Meherka waa heshiis labada qof ee geyaanka ah ka dhexeeya markii uu waafaqsan yahay shareecada islaamka, Gabadhaas meherkeeda ka dhigtay in aan lala guursan, waxay fududaynaysaa in si fudud loo furo, maxaa yeelay ninka haddii uu rabo inuu xaas labaad yeesho, wuu furayaa, taasi waxay keenaysaa iyadoo gorgortan dambe aan geli karin, inay dangalo ama minyaro noqoto ama magmagato ama meel ma dayato.
Markasta waxaa u fiican inay hooyo min weyn ah oo ninkeeda kala talisa haddii xaas kale guursanayo, mid dhaqan wanaagsan oo la heshiin karta qoyska dhisan.
Waat salaamantiihiin dhamaantiina ninkii arintaas aqbala waadayuus
Ninka iyo naagta arinkan ku heshiyay waxa ka xun ama ka danbi badan qaliga ku raacay arinkan diinta ka baxsan wayo diin ayuu sheganayaa,
Waa maxamed cabdullahi axmad jogana konfur b/xawo gado waxan oran laha arintas waa sax markii loo ego dhanka rabitanka lakin away rabitanka alle (s.w) marka gabdhaha haku sabrena amarka alle aniga shaqsi ahan masameyen arinta lakin halaga fiirsado ku casinta alle wabillahi towfiq as
asc walale ani firkradeyda hadan ka hadlo. Run ahanti jecel wax walbo wu kutusinayaa xataa wala iskudilaa. Ninka hada nagtan kuraacay arinkaas jecel inu ugeyay aya macqul ah lakn diinteyna ma qabto. Marka inaad u fududeyso ma ahan dumarka waxey rabaan. Sxb qoftaas in lagursado ma istaahisho xataa.
Aniga koley wxn dhihi lahaa gabdhas wax qalad ah ma aysan galin,diintana waxay sheegesaa gabadha maherkeda in ay afkeda kasheegato waxuu dono hanoqde wa xaaqeda,wax logoyay majiran gabadhasna wey saxsantahay taasna waxa kakentay waxay aragtay raga waqtigan jogo sidey u dhaqmayan xaqa dumarka masiman marka sifo usan asna dambi u galin maherkeda hadey kadhigato wax dhib ah malaha.maherkana wa heshiska labada qof hadu ninka rali kayahay wa ok.