Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Timo Jare Mucjiso ah oo soo baxay iyo Dadka oo la yaaban qaabka uu wax u Jaro (Daawo Sawiro adaa yaabi doonee)

Tian Hao, oo ah naqshadeeye iyoTimo jare kuna nool dalka Shiinaha gaar ahaan casimada gobalka Shanxi ee Xi’an ayaa dhawaan wuxaa ku mashquulay magaciisa jariidaha wadanka shiinaha oo uu sii jiiday xirfadiisa shaqo.

Tian ayaa dadka kaga yaabsaday isagoo marka uu qofka tinta u jaro uu indhiisa isku hayo uusan kala furin indhahaa, waxaase intaas u sii dheer in halmar uu hagaajiyo timaha labo ruux una qurxiyo isago isticmaalayo labadiisa gacmood iyo waliba laba maqas.

Ninkan oo u waramy warbaahinta shiinaha ayaa yiri ‘’mahad oo dhan waxaa iska leh Zen meditation taas oo iga caawisay in aan dareemo timaha dadka aniga oo u jaro si qurux badan’’
jarmada ka dib ayuu isticmaalaa Tian in uu tinta ugu qaljiyo dadka huufar ama makiinada dhul xaaqida si ay isteelka tinta u soo baxdo.

‘’waad qiyaasi kartaa xirfada noocan oo kale ma noqon karto mid raqiis ayuu hadalkiisa sii daba dhiga’’ Tian Hao

Hao ayaa halki qof oo nin ah marka uu tinta u ujarayo ama u hagaajinayo ka qaada 3,900 yuan una dhiganta ($610 halka uu hablaha ka qaado 3,600 una dhiganta ($570).

wuxuu yiri hadii aad u baahan tahay qiimo dhimis waa in aad aaadaaa supermarket, laakiin hadii aad rabto tin jaristiisa waa in aad bixisaa qimahaas.

arintan ayaa ka qaylo dhansheen tinjarayaasha ku dhaqan Xi’an oo leh Tian wuxuu wadaa xirfad cusub iyo qiimo duri.

Mustaf Cabdi Faarax (Mustaf Carab)
Mustafcarab22@hotmail.com
facebook.com/MustafCarab22
Swden Goterburg

13 Responses to Timo Jare Mucjiso ah oo soo baxay iyo Dadka oo la yaaban qaabka uu wax u Jaro (Daawo Sawiro adaa yaabi doonee)

  1. Aw hayii says:

    Ar been badanaa war naga daaya beenta waa idinka yaabay

  2. Ibrahim says:

    شياطين

  3. Juuliyecade says:

    !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  4. Xasan muxumad says:

    Wax jiro mahan taas waa been

  5. Wadani says:

    أعود باالله من الشيطان رجيم هده من الشياطين إنس

  6. free style says:

    Waa macquul waayo waad ujeeda sawirada midaa rumayso ama ha rumaysan hac hac hac

  7. Cabdi xakiin abuukar says:

    Taasi wa war ben abuur ah oo sixir ah mana dhici karo walalayal iska ilaa liya gaalada waxey raban inaad so racdan

  8. Farxaan says:

    Qofka bini aadanka ah malahan labo qalbi taasna waxaa alle kusheegay quranka marka waxba kamajiran wexey soowadaan nin halmar qoslaya oo ooynaaya

  9. Fuaad says:

    Warheedhe nagadaa beenta qarmuunyahow wardee waa maxay qaabka uu tinta ujarayo chinese fantastic

  10. ahmed says:

    waxaan ma aaminsani aniga waa un sawir

  11. C/naasir says:

    Benta jojiya

  12. C/naasir says:

    Magacaygu waa c.nasir o kumagac dher naasirey waxasi hal kama jiran wa ben cago leh

  13. Sa'id mohamed hassan says:

    Kkkk awalan bahda webka salaan sare iga gudooma mida xigta waa macquul ileen horaa loo yiree nin aduunyo joogo maxaa arakti kuulaaban looooolz cml’

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII