Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ogaysiis Shabakada Dhoobley.com oo dib u habeyn lagu sameyay Howlaheedina shaqo bilowday

Waxaan dhamaan  Aqristeyaasha Shabakada Warbahinta Dhoobleey.com la Ogaysiinaya in ay shabakada dhoobley media corporation   dib u bilowday adeegyadi ay u haysay  Aqristeyaashade  dhanka wararka iyo  dhanka Arimaha xulka wararka  ah .

Shabakada aya waxaa in muda ah ku socday dhismo  iyo balaarin  madama  Aqristeyaasha Shabakada ay aad u soo bateen  waxanu hada u balan qadayna dhaman aqristeyaashena iyo waliba dhagaysteyaashena  in aanu ka  haqab tiri doono  Wararka Somalia iyo kuwa Calamka.

shabakada ayaa baryahan noqotay mida ugu hadalhayta badan sida loo taban warbahinta dhoobley.com ay ay uhaysay warar dhax dhaxad ah xaqiiq ku salaysan .

Maamulka Sare ee Shabakada dhoobley media corporation  Waxay ku Wargalinayaan Akhristayaasheena in aan soo Kordhinay Barnaamijyo Farabadan oo Aan Horay oga Bixi Jirin Webka Hadaba Horay Noqo Midka 1Aad ee Akhrista Webka Dhoobley.com

Riix halkan si aad u boqato.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII