Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mid kamid ah Saraakiisha dowlada KMG oo goordhow lagu dilay degmada Dharkeenley ee G. Banaadir

Warar haatan naga soo gaaray degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay dil bareer ah ugaystay mid kamid ah Saraakiisha dowlada.

Rag kuhubaysan Baastoolado ayaa rasaas xoogan la dhacay Sargaal sare oo dowlada kmg katirsan xili uu kusugnaa Xaafada Nuur aduunyo oo ku dhow Saldhig galbeed degmada Dharkeenley.

Goob jooge ayaa Warqaad.com goordhow usheegay in kooxda hubaysan ay sargaalkan toogatay xiligii uu shaqada kasoo baxay, waxaana halka dilka uu ka dhacay haatan ka soconaya baaritraano xoogan.

Ciidamo katirsan kuwa dowlada KMG ayaa wada howlgalo ay ku baadi goobayaan kooxdii dilka gaystay iyadoona dadka qaar ee xaafada Nuur Aduunyo ay guryahooda ku xaroodeen.

Degmada Dharkeenley ayaa waxaa waayadan kusoo badanaya dilalka bareerka ah iyadoona ay ahayd markii habeen kahor isla degmadaas lagu weeraray A/Qadir Cumar Cabdulle oo katirsanaa Tv-ga Univeral xaruntiisa Muqdisho.

Wararkii kusoo Kordha dib kala soco Insha Allah Warqaad.com

9 Responses to Mid kamid ah Saraakiisha dowlada KMG oo goordhow lagu dilay degmada Dharkeenley ee G. Banaadir

  1. gerarrd says:

    wasiirka magacis away kuwan maxay ahayen wax qoro k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

  2. yaab aduunyo says:

    waxladilo ayuu kubanaan yahy maxaayeelay wa ninkii wax ka aruurshay dadka ree muqdisho oo xabsida dhex ceegaagaya

  3. Xamari afmadow says:

    Rer warqaad waxan idin wey dinayaa ninka ladilay magaciisa aaway maxaa layiraahdaa magaciisa

  4. Wali farax adan says:

    Xalada dilka bistolada wax fican ma aha waxa dhanta dagal toos ah.in wax lagudilo

  5. Mu.adinyare says:

    Max.ed muuse jiniqow allaha unaxariisto kana tirsanaa maxaakimta islaamka

  6. Macalin.c/wahaab says:

    Waxaala dhahaa maxamed muse janaqow waadhinta wuxuu ahaabo daarta aaqiro ayuu ada wuxuuna leyaha wuxushaqestey ogaada dadow

  7. Muxiyadiin (bookh) says:

    Warqad ninka magac malaha miyaa?

  8. Seyful cadli says:

    War gaal magacisa maxad uqarisen murtadka ladilay bustolada waxa kawanagsana in lagowraco

  9. Husenabdiahmad10@hotmail.com says:

    Wankaxumahaysargalkaladilayalahaunaxaristo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII