Afhayeenka ururka Xarakada AL Shabaab ayaa si qoto dheer uga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin Hawlgalada ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ka wadaan magaalada Muqdisho, Dagaalada Ramadaanka iyo Shirka ICG.
Afhayeenka Ururka Xarakada AL Shabaab Sheekh Cali Maxamud Raage[Cali Dheere] ayaa Shir Jaraa’id oo uu kaqabtay waxa uu Cambaareeyay Hawlgalada iyo raafka ay Askarta dowlada ka wadaan Muqdisho.
Afhayeenka Xarakada AL Shabaab Cali Maxamud ayaa waxa uu sheegay in ciidamada dowladda iyo Kuwa Shisheeye ay Shacabka Muslimiinta Muqdisho u aruurinayaan sida Xoolaha Ariga oo kale.
” Shacabka Muslimiinta Muqdisho sida Eriga ayaa loo aruurinayaa maalin kasta, Ciidamada Kuffaarta Afrikanta ah iyo kuwa Murtadiinta wexey hawlgaladaan ku qaadanayaan Qarash”.
” Shacabka xiritaankooda Lacag ayaa lagu qaadanaa, dadka hada lasii deeyay waxaa laga qaadanaa calaa ruux 50$ ilaa 200$, waxaas waa wax aan loo adkeysan karin, Shacabka Muslimiinta Muqdisho haka bannaanbaxaan arinkan”.
” Wexey dhaheen Saraakiil ku sheega murtadiinta 500 AL Shabaab ayan qabanay, 500 iska dhaafee xitaa Hal Mujaahidiinteena kamid ah ma aysan qaban”ayuu yiri Cali Dheere.
Afhayeenka xarakada AL Shabaab ayaa sheegay in bisha Ramadaan ay qaadi doonaan Weeraro culus oo lagu majaxaabinayo Askarta Shisheeye iyo kuwa horboodaya, maadaama buu yiri bishaas ay tahay Bil Jihaad.
Ugu dambeyntiina Cali Maxamud Raage[Cali Dheere] afhayeenka guud ee Shabaab ayaa Shirka 28-ka dal ay kasoo qeyb galeen ee ICG ku tilmaamay mid fashil ah, isagoo hoosta ka xariiqay in dowladaha kasoo qeyb galay kulankaas ROME ka dhacay ay ku hashiyeen sidii Dastuurka xaaranta loogu soo dari lahaa Diinta Karishtanka.
Warqaad.com-Muqdisho
K.k.k.k. Cali sheydaan anaga ayaa ogol haadaa nu nahay shacapka ku nool muqdisho holgalada ay wadaan cidanka xoga dal kena maxaa kaagalay adiga sheydaan yahoow waana dhibteen mudo badan lkn hada waa idinka reysane hadaa tihiin argagixiso
Ha iska hadlo qabasho malahan hadalkiisa waayo waa xayawaan lasoo adeegsaday maliibaane lagu liibaano
XAAR BADNE DOWLADA WAXBEY XIRXIRYE ADIGU SE BAMBA AYAAD LA DHICI JIRTAY ALI DHEERE WAXAN MALAYN WIXII HADA KA DANBEEYA IN AAD NOQON DOONTAAN QOLO LAGA SHEEKEEYO ADINKANA AAD KU QARAWDAAN AYAAMIHII UMADA DHIBI JIRTEEN, CIMAAMADAHIINA WAXAA LAGA ARUURIYAY GEEDAHA IYAGOO KU DHAGAN FULAY ORAD XUN
cali dhere waa niki dadka musliminta ah ee reer muqdisho layey markale kayelimeno hadii aan nahay shacabka reer muqdisho waxan utagan nahy soqabashada adiga iyo kooxdaada shacabka waxan ushega askari katirsan kooxda qawarijta hadii aad indhahaga sartid aragtida kudil
Kuwani iska caytamaaya toloow mexeey yihiin ma cayaal micna malahaa mise waaba wecelada lagu dhalay isbaarada ex control ama ugandees ayaa ka dhalay hablii jirkoda ka ganacsan jiray uf uf uf ka daaya afkiina uraaya muslimiinta xaq u dirirka somalia.
KHAWAARIJMAXAY TAHAYBAGAL MIISA MUSLIM
Calidherkayelimeynoshacabkanaweykunacencidkubahanmalahaduliayadtahayumadhigodaayadqabtanaartaalahakugufogeeyo
Duliayatahaycalidherkamayeleynoenagatag
Afartinaba waxad tahiin kirishtanin oo tagersan dasturka murtadinta
Kkkkkkkkkkkkkk xaraye cali dheere rag matahay ma ima karta muqdisho wad tad dhahesay muqdisho waxan uga baxnay xilada dagal ayan badaleyna he away hee beenale haday hosho kow tahay hada wax usku haysan hububalo mahane dagal habar ma dantan ee bax na dhaf urayaho wad na dhibte
K.k.k.k. War waxay dilan ayagu wa gal o way banaysen muslaminta dhigoda cali dhere calankadi madowa wu dhacay samir go.e
Hadii isaga ali dheere la waydiiyo waxa uu ku jiro in ay sax yihiin ama qalada waa uu kuu sheegi inuu qaldan yahay
Kuwa mujahidiinta af lagaadeynaya waa wecel ee somali uma dhalan qabdhahooda ayay ka gadaan yugandheeska (mogdishana annagaa iskale ee yugandhes malahan waana laga saari doona insha allaah)
Walee ninkani ssan u caymeysa mar ayuu imaadi doona muqdisho iyadoo gaalda soo jabtay hada musliminta wa la imtixanaya mar ayey takbiiiirta ka dhici doonta madaxtooyada
Walee ninkani ssan u caymeysa mar ayuu imaadi doona muqdisho iyadoo gaalda soo jabtay hada musliminta wa la imtixanaya mar ayey takbiiiirta ka dhici doonta madaxtooyada allah hu akbar wa bilaahi towfiiq
Sheik ha ugu yerina e dhaha sheydan ali dhere wa ninki shegtay ardaydi somaliyed kuna fanay insha allah gacanta aya lagu dhigi dona kadibna cadalada aya lahor keni dona
Asc in alaala inti gaalada taagerta wey ridooben war fiiriya cawdawaga dalka ku so duulay yaa idiinka difaacay shega qofka idinka difaacay kenya waa la haya itobiya waa lala dagaalama aawday dameraha cunaayey o lo mgc daray sereleon waxas waxa la dagaalama libaaxyada towxiid muqdisha markey imaadan sheikh cali dheere hlke laga galaa?
Allahu akbar war galo dhulka malahan ee dhulka wa dhul islam mar dhowna walaga sari dona insha allah mar ninkii caytamayo ade kutalaa mideda kale kuwa dumarka ka ibiyo kufarta kusugan mogadishu mardhow becaa wu ka xirmi dona bi idnillahi karim
Mujaahidiinta kuma hakandoonaan muqdisho insha allah waxaa la arki dooonaa islaamka oo guulaystay gaaladana & kuwa raacsan ee murtaddiinta ay jabeen ALLAH aktiisa wayka fududahay in raayada tawxiidka lasuro aqalka cad insha allah mar dhow waydhicidoontaa muslimow bishaarayso gaalow & gaalo raacow niyad jab hadinku dhaco
Ha walahi waa waceladii itoobiyanka ogatageen somalia marka kuwa aflagadayna musliminta tosan ma ahan somali haday yihin waxay garan lahayee wanaaga wadadada wanagsan oo utagan dinta iyo dad nimada somaliyed {marka wecel nasab maleh}
Mujahidinta afkina wasaqta leh ka taaye nabiga (nnkh)waxu yari (qufmuslim aad caysid waa fasqanimo latagaalamgisa waa kaal)cebtada nabiga cay markad caysid afwaydhamatay waxa ku aqaano seef xiiran 1000 jeer hadad dhaarato maceyna dhahtana lu madhafayo wecelodhin
Mujaahidiinta waakuwakaliye ee difaaca diinta ee kuwa ayagoojooga guryahooda aflagaadeynaya ha,ogaadaan in ilaaheey caradiisa kudhaceyso Walaal kaleexo mujaahidka hortaagan taankiga hadiikale inta aadnooshahay ayaa mujaahidiinta talaabo waafaqsan shareecada ayeykaaqaadidoonaan bi,idnilaahilkariim ALLAAHU AKBAR WALCISBTU LILLAAH
sax kuwas wa wacallo dhamaan tood maxey mujaahid kashegaan wa kuwa casane dhan laga jiro xita mayaqaanan
Kuwa cayayo mujahidiita oo a maanayo kuwa jitaabka alle ka leexday amaanayo way gooloben ee alle ha u tuubad keenan
ali dheera waa tabartiis inuu iska baroorta maxaayelay wax walbo waqti ayaaye leeyahin marka ali dheera iyo xulafadisa waqtigoda ayaa soo afjarmay
waxaa hubaal ah inuu aad uliito ninka doqonkaa eekahadlaya meesha markii uumadaafiicda kuguraayay ma ehen miyaa muslimiin ehlu towxiid ah markii xoog lagaaga saray maad unexee benlow ilaah haka aqabto umada adigu islaceli maxaad ugacarartay muqdisho hadaad cirdi iyosharaf difaaceyso kaadib nabigayaa kusheegay waxaad nagu dirtay gaalo markaabaad kacararteen islaamkaayaad dilitaqaaniin gaaldana waad kacarareysiin waxaad ugabaxaysana islaamka sida waranku ugaboxo ugaarta calidheere allah hakuhanuuniyo hadii aadan soohanuuneen ilaah dhabarka hakajebiyo adi iyo inta kuraacsan amiin amiin amiin
Qofkii damiir & caqli leh wuu arkaa sida wadankeenii & dadkeenii ay gaala madow & cadaan laysugu bahaystay weli markii horena dhulkeena Ethiopia & Kenya baa hore loo siiyey intii hartay baa la gubayaa & dadkii. Ciyaal media gaalada dhegeystay oo lagu Muslim baa cadowgaa ah waxba la doodi maayo. Laakiin kuwa safka gaalada soo raacay markii gaaladii dhulalkayaga haysatey & islaam loo kala baxay adduunyada iyo aakhiro dulli, fuleynimo, fataalnimo dhulkoodii & gabdhoodii gaalo loo fataalo iyo cadaab bay doorteen…. weliba noolaan maayaane qof walba adduunka waa ka tegeyaa laakiin Cali Dheere hadii xitaa maalin khalad ka dhacay waa nin Somali ah muslin ah gaalona iska celinaya gaalona way og yihiin sidaasayna ku neceen
Ayamahan cali dheere iyo ragiisa waxey waayeen waxey bireeyan waa bahdeen k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.war iskadulqata baahi udhintee
Walaahi dadka safka kuwa rudada raacay way rudooween wadenkeeni goolo oo dhan ayaa kusoo duushay ma arkeesin hal wadan oo muslim ah oo wadankeeni jooga jawaabtu waa maya sheeqeena sheeq ali dheere insha allah nasri iyo guul saliibiyiinta iyo rudadana jab insha allah
takbiir
allahu akbar allahi akbar